Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab gives away wheelchairs to the disabled 'Pics'

Recommended Posts

Maaddeey   

^Talexi, iska daa kan wa igu khafiifaye! aniguse inuu hadlay & in kaleba kalam ogi! :D

 

JB, Banaadiiqdaba Ruush & meelo kale baa laga keenaa!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Tolow xaggee ka keeneen? Ma soo qaniimaysteen. Hay'adihii gargaarka ayaa la boobayaa markaas baa raashin qurmay la gubayaa oo la leeyahay iyagaa keenay...Kaartadooda waa la fahmi karaa, haddana kuraastii ay soo bililiqaysteen miyaa? Baabuurta ay soo bililiqaystaanna waa isku qarxiyaan...Sidii kuwii UN-ka.....horta iyaga maa iska leh markii ay qaadanayaan mise dadweynaha in loogu adeego ayay ahayd? Oops mise qarxiskaa adeegga ka mid ah bay naga dhaadhicin rabaan...xitaa carruurta iskuulka aadeysa oo la isku qarxiyo?!:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this