Sign in to follow this  
Dr_Osman

The Puntland-Cup Opens In Garowe. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

koobka-gobolada-Puntland5.png

 

Gobolada Sool iyo Sanaag oo Galabta fooda isku daray koobka gobolada Puntland

February 7, 2012 - Written by Webmaster - Edited byWebmaster

 

Garoonka Mire Awaare ee Magaalada Garoowe oo ay ka socdaan ciyaaraha gobolada Puntland ayaa maanta waxaa ku ciyaaray 4 gobol oo laba ka mid ahi hareen halka laba kalena ay soo bexeen.

 

Ciyaarta hore waxay dhexmartay gobolada Sanaag Vs Sool oo ku jira Group-ka d Waxaana ciyaartaasi aheyd mid gobolkii badiyaa uu u soo baxayo wareega semi Finale-ka waxaana badiyay gobolka Sanaag ka dib Regoore yaal markii ciyaartii ay ku dhamaatay bar bar dhac.

 

Waxaa iyana Ciyaar aad ay wada yeeshay gobolada Cayn Vs Mudug taasi oo aan ku xirneyn gobolkii badiya maadaama gobolka Mudug uu isagu leeyahay dhibco ku filan oo uu ugu soo bexayo wareega 4ta koox, micnaheedu taasi waa gobolka Cayn oo sidaasi ku haray,

 

Waxaana ciyaartaasi ay guushu ku raacday gobolka mudug 2-1.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Sool-Cayn-Bari-Hayland are out. 4 teams remain. Mudug-Nugal-Karkaar-Sanaag. Nugaal is in top form this tournament they are looking good and I think the way thinks are shaping out the cup will stay in GAROWE THIS YEAR

 

I am looking forward to the semis

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Garoowe: Nugaal oo Finalka usoo baxday iyo Sanaag oo qiil qiil looga badiyey [sawiro]

 

Updated:- 4 hours ago| 7 Commnets

 

Ciyaar aad u xiiso badan oo kamid ah Afar dhamaadka koobka 6-aad ee gobolada puntland ayaa galabta ku dhexmartay garoonka mire awaare xulalka gobalada Nugaal iyo Sanaag.

 

Ciyaartan oo ku bilaabatay jawi aad u dagan ayaa markii ay daqiiqadu socotay waxaa isbadal weyn uu ku yimid kooxda gobolka sanaag oo soo bandhigtay ciyaar aad u wanaagsan isla markaana ay u riyaaqeen dhamaan dadkii ka soo qayb galay daawshada ciyaartii galabta .

 

Xulka gobolka Sanaag ayaa ku hormay gool arga gax ku riday taageerayasha xulka Nugaal waxaana goolkaas saxiixay qaybtii hore ee ciyaarta Weerar yahanka Xulka Sanaag Zaki-17 oo kubad aad u qurxooneed daba mariyay goolhayaha kooxda Nugaal.

 

Qaybtii hore ee ciyaarta labada xul waxay ku kala nasteen 1-0 oo ay ku gacan sareeyaan xulka Sanaag balse Qaybtii danbe markii dib la iskugu soo laabtay waxay ciyaartu isku badashey weerar iyo is difaacid.

 

Ciyaartoyda Xulka gobolka Nugaal oo aan ka rajo dhigan in kubada ay taabsiyaan shabaqa xulka gobolka Sanaag ayaa daqiiqadihii danbe ee ciyaarta waxay heleen gool kii ugu qiimaha badnaa inta uu socday koobkan oo ahaa kii ay ku bar-bareeyen gobolka Sanaag waxaana goolkaas ku baashaalay laaacibka lanbarka 13-aad ee lagu naanayso Hanbo

 

Taageerayaasha gobolka Nugaal ayaa farxad iyo damashaad ku dhamaystay intii loogu tala galay ka dib markii ay barejeeyen Xulka Sanaag waxaana Intii loogu tala galay ciyartu ay ku soo idlaatay 1-1 labada xulba

 

Garsoore Geeseweyne oo maanta dhex dhexaadinayay ciyaarta ayaa ku dhawaaqay in lagu kala bixi doono sidii caadada ahaydba lug ku- laad ama riigoorayaal waxaana ugu danbaytii ciyaartu ay ku soo dhamaatay 4-2 oo ay guusha ku raacday xulka gobolka Nugaal oo u gudbay Ciyaarta kama danbaysta ah ee finalka . Bari waxaa Ciyari doona xulalka Mudug Vs Karkaar .

 

DSCN2898.jpg

DSCN2903.jpg

DSCN2905.jpg

DSCN2910.jpg

DSCN2914.jpg

DSCN2916.jpg

DSCN2917.jpg

DSCN2918.jpg

 

Devastated Sanaag

ciyaar135.jpg

 

WHOS NEXT. QARDO OR GALKAYO. WE WILL EAT WHATEVER THE WIND BRINGS HOME

ciyaar139.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Lol, like this guy, but Mudug will do you guys bad! :D They are dodging bullets in Galkacyo while playing ball :cool:

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Pitiful watching this team's get new jerseys's, cleats when women/children/mothers/elderly are dying & hunger-stricken somewhere nearby. (This isn't only PL/ but Somalia's in general). Ma fahmo ragaan soomaliyeed...May Allah s.w. have mercy on our souls-Amin.

 

 

Same thing, when you see pictures of pupils, schools, businesses......dumarkii wexey noqdeen alaab (I can marry 3/4+ women, she takes care of the household, raise the kids...do all the chores..& now days even work outside the house....)see wax uu hagaagayaan..if the dude's job is just for reproduction & Footie *&$#. Pardon me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

raula;787696 wrote:
Pitiful watching this team's get new jerseys's, cleats when women/children/mothers/elderly are dying & hunger-stricken somewhere nearby. (This isn't only PL/ but Somalia's in general). Ma fahmo ragaan soomaliyeed...May Allah s.w. have mercy on our souls-Amin.

 

 

Same thing, when you see pictures of pupils, schools, businesses......dumarkii wexey noqdeen alaab (I can marry 3/4+ women, she takes care of the household, raise the kids...do all the chores..& now days even work outside the house....)see wax uu hagaagayaan..if the dude's job is just for reproduction & Footie *&$#. Pardon me.

:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this