Sign in to follow this  
Dr_Osman

Bosaso Port Development Enters Second Phase. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Qaybo kamid ah dekedda Boosaaso oo dayactir lagu wado [sawiro]

 

Updated:- 24 mins ago| 1 Commnets

 

Waxaa meel fiican maraya hawlo dayactir ah oo todobaadyadii u danbeeyey laga wadey gudaha dekedda magaalada Boosaaso.

 

Wejiga 1-aad dayactirkaas oo isugu jirey qodaal iyo qashin saar laga sameynayey qaybaha ay gaadiidku kusoo xirtaan ee marsada Boosaaso ayaa soo gaba gaboobey.

 

Waxaana todobaadkan gudihiisa la bilaabayaa wejiga 2-aad, si loo nadiifiyo gunta hoose ee dekedda oo iyadu in mudo ah aan wax dayactir ah helin.

 

Mashruucan dekedda lagu hagaajinayo ayaa waxaa fulinaya shirkad lagu magacaabo KMC, waxaana dhaqaalaha ku baxaya bixinaysa hay’adda WFP.

 

Qaybta hada howsheeda la bilaabayo ayaa ah qaybtii loogu tala galay inay doonyuhu kusoo xirtaan , qaybtaas oo in badan oo kamid ah ay buuxiyeen qashin, ciid, iyo walxo kale oo burburka doomo duug ahi ay kamid yihiin.

 

Si kastaba ha ahaatee arintan ayaa waxaa si aad ah usoo dhoweeyey ganacsatada iyo mulkiilayaasha gaadiidka badda ee badeecooyinka keena kana qaada dekedda Boosaaso, iyagoo sheegay inay qayb ka qaadanayso in howsha dekedu ay fududaato ganacsiguna uu noqdo mid fur furan.

 

Horseed Media

 

Dekedda-Boosaaso-1.jpg

Dekedda-Boosaaso-2.jpg

Dekedda-Boosaaso-3.jpg

Dekedda-Boosaaso-4.jpg

Dekedda-Boosaaso-5.jpg

Dekedda-Boosaaso-6.jpg

Dekedda-Boosaaso-7.jpg

Dekedda-Boosaaso-8.jpg

Dekedda-Boosaaso-9.jpg

Dekedda-Boosaaso-10.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The port recieves its attention, its long over-due. But its done us well so far

DEKADA.jpg

Dekedda-Boosaaso-9.jpg

 

Its pretty well organised I think, considering how many god damn ships there is, its busy port

Dekedda-Boosaaso-14.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;781660 wrote:
It looks like a 19 century port:D

xaaji, call the president of the triangular enclave and tell him the free ride for ethiopia is over. tell him the berbera port is not free.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this