Sign in to follow this  
Mintid Farayar

Somaliland's Buhodle Operation was an attempt to capture Ali Khalif

Recommended Posts

Valenteenah.;780275 wrote:
They were trying to snatch Khaliif Galaydh from Sool-Joogto? LooooL.

 

Oh man. Sad times walaahi.

Val, Macno Yare started this nonsense post to try to divert attention from what actually happened in Sooljoogto :D

 

Nimankani waa soo waasheen ayamaahan, beenna maaha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Voice of America reporting similar news while some on this forum continue to pedal the mirage....

 

----------------------------------------------------------------------------------------

 

Khamiis, 26 January 2012

Dagaal ka Dhacay Duleedka Buuhoodle

Mohamed Abdi Sandheere | Washington, DC

 

 

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo maleeshiyo deeggaanka ah ayaa galabta ka dhacay duleedka magaalad Buuhoodle.

Lama oga khasaaraha rasmiga ah iyo sababta keentay in dagaalku qarxo, balse warar ayaa sheegaya in dagaalku bilwoday kaddib markii wafdi ka socda maamulka Khaatumo ee dhawaan lagu dhisay Taleex ay soo gaareen magaalada Buuhoodle.

Dagaalkan oo bilowday 3-dii galabnimo xilliga Geeska Afrika ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhaliyay dhimasho ku timid dhinacyada dagaallamay, waxaana jira dhaawac la gaadhsiiyay cusbitaalka magaalada Buuhoodle.

 

 

http://www.voanews.com/somali/news/Dagaal-ka-Dhacay-magaalada-Buuhoodle-138136058.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Voice of America reports confirm local reports that Khatumo State of Somalia leaders are now in Buuhoodle

 

Local fighters has effectively beaten back Somaliland militia attacks to Sooljoog, reports add.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Dagaalkii Buuhoodle oo laysku gabal dhacsaday iyo ciidamada deegaanka oo Gaadiid qabsaday

Wararkii ugu danbeeyey ee aan ka helnay degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa ku waramaya in dagaalkii galabta ka qarxay deegaanka Sool-joogto oo markii uu gabalku dhacay qaboobey ay ciidamada deegaanka Buuhoodle guulo ka gaareen.

 

Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada Somaliland laga qabsaday gaari weyn Saanad u wadey iyo hal gaari oo kuwa dagaalka ah iyadoo mid kalena laga gubey.

 

Dhanka ciidamada deegaanka Buuhoodle 3-qof ayaa la xaqiijiyey inay dhinteen 5-kalena uu dhaawac fududi soo gaaray lamase oga khasaaraha nafeed ee soo gaarey ciidamada Somaliland.

 

Dagaalka ayaa bilowday kadib markii ay ciidamada Somaliland soo weerareen mileeshiyada deegaanka xilli ay ku sugnaayeen Sool-joogto oo masaafo 30-km ah ka durugsan degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

 

Labada dhinac ayaa ku kala sugan goobihii ay kala joogeen xiligii uu gabalku dhacay, waxaana laga cabsi qabaa in dib mar kale dagaal uga dhex qarxo maadaama ay labada dhinacba abaabul ciidan wadaan.

 

Horseed Media waxay halkan idiinku soo gudbineysaa Video muujinaya gaari nooca xamuulka qaada ah oo sanaad u wadey ciidamada Somaliland, kaasoo ay ciidamada deegaanka Buuhoodle dagaalkii galabta dhacay kusoo qabsadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;780322 wrote:
Are you guys reading the same news?

Well, Taleexi, one of us is posting quotes and the exact url links while one is putting up slogans concocted in wintry cafes...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne ,

 

First off read gooni's post and update yourself with the latest developments. The report says you lost big , though the Hawd night fall halted further loses on your part. Come break the dawn, and you shall see what it means to provoke Buuhoodle folks. That is that...

 

And now as for the Mothers in the north and their rivalry, and how the secessionist politics somewhat united them, I guess I am a bit older than the folks on this fora and understand very well the clannish landscape of your lot, so I don't buy this superficial uniformity you are depicting here. Particularly the Yonis Mother , sulking the wounds of Egal and Burco uprising against it in early nineties is not ready for another meaningless war. The drum beat in Hargeysa and protests are partly politically driven as some want to corner the old man Siilaanyo and put him in a tight position politically speaking. That is the real read in the tea leaves awoowe...

 

I am confident that nomads in that part of the world understand the history of the land and the people that reside in it. That's why maryo calas boys kept collecting defeats twice in a row for they have no moral support and riding victory on the backs of renewed clannish wars is not an option for many communities in and around Oodweyne, and Burco :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOoooooooooooooooooooool @ operation snatching Galaydh looooooooooooooooooooooooolz like Ghele said this has the sound of American seals operation in Adado, waleeeeee Faramintid Waa raggeedii

 

Adeer, how can you nick someone from an area that you don't even control unless you operate with F16s or Black Hawks. Horta Sooljoogta inaad soo dhaaftaa kahoraysa in qof laga soo qabto Buuhoodle but nice try.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kamaavi;782077 wrote:
galaydh.jpg

 

 

 

Ciidamada gaarka ah ee Dowlada Deegaanka Soomaalida ee loo yaqaano Liyuu Booliska ayaa si nabad ah ku soo gudbiyay waftigii qaban qaabada ee shirkii Taleex ee hogaaminayay Prof. Cali Khaliif Galaydh.

 

Maamulka Somaliland ayaa aad isugu dhabar jabiyay in xubnahan ay gacanta ku dhigaan waxayna maalmihii u dambeeyay dagaalo ka dhacayeen aaga Buuhoodle oo uu wafdigan ku sugnaa.

 

Wararka saaka naga soo gaadhay magaalada Jigjiga ayaa noo xaqiijiyay in wafdiga ay soo gudbiyeen ciidamada Liyuu Booliska iyagoo badqabana la keenay magaalada Jigjiga oo la dajiyay Hoteel.

 

Wafdigan ayaa loogu magac daray G6 waana gudigii iska lahaa fikira iyo dadaalkii lagu dhisay maamulka Khaatumo State of Somalia ee dhowaan lagaga dhawaaqay magaalada Taleex.

 

Wixii kasoo kordha arintan kala soco Dhanaan.com

 

Source:

 

While many painted my assertion regarding the reasons for the Somaliland operation in Buhodle, even the opposing camps are corroborating that news.

 

While many on SOL strongly disagree with my positions, at least my track record in reporting the real situation cannot be tainted by cheap, emotional postings.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this