Sign in to follow this  
Jiiroow Bakaal

US Navy Seal kills nine Savage Pirates

Recommended Posts

LANDER   

Abwaan;779767 wrote:
MMA...muslimka in loo saariyo ma ahan koox burcad ah oo dad aan hubaysnayn inta qafaashay malaayiin doollar ku doonaya! Aan ku su'aalee Ma Waxaad leedahay way saxnaayeen inay dadkaan aan iyaga Waxba u dhimin ay Jiqda la aadaan oo silic iyo saxariir bidaan? Mase la socotaa inta mashruuc gargaar ah falkaan dartiis u istaagtey. Yaan un laga fekerin a single incident! Soverneigy Soomaaliyeed goormaa u dambeysey? Soomaaliya soo Ka noqon meel dadka Xun aanba la iska Qaran Karin!

 

Very well said. Tug wa tug. Whether he's chinese, white or somali, if you believe kidnaping fear mongoring and terrorizing innocent unarmed people for the sake of gaining monetary compensation is wrong, than you shouldn't feel too much sympathy for people who commit such acts aside from wishing that God forgive them for their sins (Ilaahey ha u naxaristee). Our somali people are some of the most backward in the world, they hear a criminal was seized or killed and they say but he was Somali and those who captured or killed him were westerners. So what? does it make him any less criminal? Countless pirates are actually released because many countries do not know what to do with them from a legal perspective and they show a lot more restraint than any thief or criminal would get amongst Somalis themselves back home. So quit the hypocracy. You kidnap other countries citizens and hold them at gunpoint they should have every right to come to their rescue and kill anyone who stands in their way as far I'm concerned and Allah knows best.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Che -Guevara;779775 wrote:
You are talking to brick wall/

 

Abwaan....waxaaga khalad khalad ha lagu saxo miyaa? You can condemn their actions but don't justify or celebrate their demise.

I am assuming that you live in the West haddii nin cunsuri ah uu madaxa xabbad kaaga qabto oo dhaho ninkaan ajnabigaa intaas oo lacag ah hala iga siiyo haddii kale waan tooganaa oo ay ka dhab tahay inuusan asxaan kuu faleyn ma waxaad dhihi lahayd snipers-ka hawshooda yaysan qabsan oo ninkaan la kicin? I doubt it!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

I've mixed feelings about the incident. However, criminals are criminals in my books but they deserve to have their day in court.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

This is not against anybody in particular but it sounds to me inaan Soomaali dhimashadeeda ka xumaanteedu ay Keyboard ku egtahay including me. Haddii ay run naga tahay meesha waa la tegi lahaa oo waxaan wax laga qaban lahaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;779776 wrote:
Maraykanku wa niman Kibir badan ?

. Maxay ka duwan tahay midda aad leedahay Jiritaanka Somaliland waa muqaddas oo dad loo laynayo! Kuwaasi malaha Soomaali ma ahan ee waa dhagxaan? Sorry Mate!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;779810 wrote:
I am assuming that you live in the West haddii nin cunsuri ah uu madaxa xabbad kaaga qabto oo dhaho ninkaan ajnabigaa intaas oo lacag ah hala iga siiyo haddii kale waan tooganaa oo ay ka dhab tahay inuusan asxaan kuu faleyn ma waxaad dhihi lahayd snipers-ka hawshooda yaysan qabsan oo ninkaan la kicin? I doubt it!

There's nothing to indicate the lives of the captives were at risk. Besides, the captives were the only bargaining chips the kidnappers had. Why kill your payoff?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

*Blessed;779779 wrote:
:(
:( Illahay ummadeena ha soo hadeeyo.

When did kidnapping and killing become acceptable in Islam?????However,im not happy they were killed .

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalia;779855 wrote:
They weren't even pirates, just some criminals from
Galmudug
.

Thanks for clarifying that! :( :( Like we care!!!! They were SOMALIS, dammit!

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

I was in a tripple AAA store today when the news flash came on the tube about Somalis and the the navy seals.Everyone glued to the screen...I felt a bit raged, but then figured that they damn deserved it......they died how they wanted it..you can't defend a thug....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

The Zack;779856 wrote:
Thanks for clarifying that!
:(
:( Like we care!!!! They were SOMALIS, dammit!

Some people are just pathetic .....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;779734 wrote:
The only 'savage' before my eyes is that kan ku farxaayo dilka xaqdarrada ah ee sagaal qof Soomaaliyeed lagu dilay, xataa waxee galabsadeen haddee tahay wax sharciga ka baxsan. Dilkooda sharciga ka baxsanyahay as well, not to mention once again violating Soomaali sovereignty if there was left any.

 

Obama dilalkaan iyo shirqooladaan uu dalalka Muslimka ka fulinaayo uuna ku faantamaayo mar ayuu ka shalayn doonaa mar uu ku fashilmo shirqool uu qaban qaabiye.

Cawaanimadaada mööryaan baa difaceysa oo birimageydadaa afduub iyo xoog ku heysatay waxaadna difaaceysa TFG iyo BANTU oo 5 ilmo sabi ah ku xasuuqdey Jilib. Get Lost both you and the pirates you difending.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;779854 wrote:
Sagaal qof oo hal qof dartiis loo leynayo haddana lagu faanayo! Wallaahi waa very sad.

Obama ELECTION ayaa usoo socdo nooh, soo wa inuu FANAA, oo yiraahdaa....."I EEGA, DADKA XUN XUN oo dhan (bad guys) ayaan dilayaa, ee i doorta". Makala jecla. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this