Sign in to follow this  
Liibaan

Dhalasho Farxad Leh: Wiil Ku Dhashay Laascaanood Oo Loo Bixiyay Khaatumo……

Recommended Posts

Liibaan   

Dhalasho Farxad Leh: Wiil Ku Dhashay Laascaanood Oo Loo Bixiyay Khaatumo……

 

 

USA:-(RT)cawo iyo ayaan leh Anagoo kala ayeeyo canab, ayeeyo

khadiijo, ayeeyo xaliimo,hooyo aamina, hooyo saynab maxamed maxamuud goole iyo

dhamaan reer maxamed maxamuud goole, habo ruqiya cali dheere, yurub cumar cali,

xayaad maxamed axmed khadra c/kariim maxamuud iyo Farduus C/kariim Maxamuud iyo

caruurteeda, farax cabdi cali,Nasra C/kariim Maxamuud, Fadumo Maxamed Cali,

Xafsa Saleeban Cali, C/kariin Cali Maxamuud, Jamac Cumar Cali dhamaan reer Cali

dheere dhamaan reer Maxamed Axmed dhamaan reer Xasan Qarash, Layla Xirsi Goox,

Farxiya Xasan Dalmar dhamaan reer Maxamuud Wagad dhamaan reer Farax Bare iyo

dhamaan reer Barre Diiriye.

dadkaasi oo kala joogga dalka gudihiisa iyo dibaddaba,waxay

dhamaantood tahniyad u dirayaan.

C/weli Faarax Barre

Iyo

Xiis CaliMaxamuud

Oo dhowaan wiil ugu dhashay magaaladda laascaanood.wiilkaas oo loo

bixiyay:-

wilkaa waxa loo bixiyay Maxamed Khaatumo

Waxaanay leeyihiin ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo

dadkiisaba anfaca.

aammiin.

Anana hadaanu nahay bahda Shabakada Realtaleex Waxaanu leenahay Khaatumow soo kor

kii dadkiisa ,diintiisa&dalkiisaba anfaca allah hakaa yeelo

Realtaleex News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalina;778559 wrote:
Maxamed Khaatumo Ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo

dadkiisaba anfaca.

 

aamiin.

Walaal Somalina, waa runtaa Maxamed Khaatumo, Allah haa ka dhigo kii Dalkiisa Soomaaliya, iyo Diintiisa Islaamka anfaca, amiin. amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Kaa yar wuu sigtay, if he was born a month early he would've been called SSC! :D

 

Liibaan, this side news naga daa and pass on the proper news of Khaatumo (so that Khadar does not have a go at me again). Maxa la yedhi? What plans were announced? Is any of the stuff Xaaji X posting about Khaatumo true? Wax sheeg, saaxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

mohamed khaatumo alle haka dhigo kii walidkisa, umadiisa somaliyeed iyo dalkiisaba wax u qabta. So barbaar ayaanu leenahay...

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this