Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland: Two Demonstrators Clash in Lasanod

Recommended Posts

Hargeysa(HWN):-Wararka laga helayo magaalada Laascaanood, ayaa sheegaya inay maanta ka dhaceen Mudaharaadyo rabshado wata, kadib markii ay Kooxo la soo abaabulay ay isku soo baxeen banaan-bax ay ku taageerayaan Goaanada Shirka Taleex, hase yeeshee waxa la sheegay in Ciiddamada Boolisku ay ka hortageen, isla markaana uu dhex maray isku dhacyo keenay Dhimasho iyo Dhaacba.

 

Waxa la sheegay in magaalada Laascaanood uu ka dhacay Banaan-bax balaadhan oo ay Dadka reer Laascaanood ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin Goaanada shirka Taleex, waxaanay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ay ku muujinayaan sida ay Qarrannimada Somaliland muqadas u tahay, iyadoo sida la sheegayo ilaa hadda ay magaaladaasi qasan tahay.

 

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa wararka laga helayo ay tibaaxayaan inay wali sii socdaan Kacdoonada laga soo horjeedo Shirka Taleex, waxaana la sheegay in magaalada dhexdeeda lagu gubay Taayirro iyo Dhagaxaan, iyadoo ay Ciiddamada Ammaanku ay ku hawlan yihiiin sidii ay Xaalada u dejin lahaayeen.

 

Ma jiro War rasmiya oo laga helayo magaalada Laascaanood, hase yeeshee ilaa hadda waxa la sheegayaa inay Saddex qof ku dhinteen, isla markaana ay ku dhaawacmeen 12 qof, waxaana xaalada magaalada lagu sheeegayaa inay Kacdoonadu sii xoogaysanayaan.

 

Wixii warar ah ee ka soo kordha xaalada magaalada Laascaanood waxaanu idin soo gudbin doonnaa saacadaha soo inagu soo haya haddii Allle idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Title-ka iyo shabakada qoraalka ku qoran isma laha.

 

Midnaa waa

 

Mudaharaadyo rabshado wata, kadib markii ay Kooxo la soo abaabulay ay isku soo baxeen banaan-bax ay ku taageerayaan Go’aanada Shirka Taleex, hase yeeshee waxa la sheegay in Ciiddamada Boolisku ay ka hortageen, isla markaana uu dhex maray isku dhacyo keenay Dhimasho iyo Dhaacba.

Kan kalena waa

Waxa la sheegay in magaalada Laascaanood uu ka dhacay Banaan-bax balaadhan oo ay Dadka reer Laascaanood ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin Go’aanada shirka Taleex, waxaanay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ay ku muujinayaan sida ay Qarrannimada Somaliland muqadas u tahay, iyadoo sida la sheegayo ilaa hadda ay magaaladaasi qasan tahay.

AUN intii dhimatey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

dervish cant help it...lol..and seriously do you think we would bring women from other parts of Somaliland to demo..not Somalilander style im assuming you got it from the same source that said buhoodle was still not in the hands of Somaliland and that taleex conference was somehow gonna derail somaliland and that also said khatumo state was actually viable...looool...its amazing how you still relying on that source:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why r u always so defensive, simple question addressed to jb, a simple yes or no or I don't know would suffice. I wish people in this forum would stop with pretending to be spokespeople for anyone but themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Naxar Nugaaleed;777950 wrote:
Lol at Che, so where is the counter demonstration?

It was there before both groups were dispersed ..... then the other one clashed with the Police

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this