Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Renewed fighting erupts tonight in Buuhoodle, as SNM announces mass mobilisation

Recommended Posts

Duleedka degmada Buuhoodle oo caawa dib dagaal uga qarxay

 

Wararka naga soo gaaraya degamda Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in dagaal xoogani uu dib mar kale uga qarxay deegaanka Sool-joogto oo qiyaastii 30km dhinaca bari degmada Buuhoodle kaga beegan.

 

Dagaalka ayaa sida uu weriye madax banaan oo degmada Buuhoodle ku sugani Horseed Media u xaqiijiyey ah mid xoogan waxaana la isu adeegsanayaa hubka culculus iyadoo diryanka madaafiicdana laga maqlayo gudaha degmada Buuhoodle iyo goobo kale oo ka durugsan.

 

Wararka ayaa intaas ku daraya iyo weli dagaalkaasi uu socdo laman oga ilaa iyo hada khasaaraha uu sababay iyo weliba cida weerarka soo qaaday inkasta oo markii hore in dagaal qarxo cabsi weyn laga qabay maadaama ay ciidamada deegaanka iyo kuwa Somaliland goobtaas isku hor fadhiyeen.

 

Waana markii 3-aad oo mudo todobaad gudihiis ah uu deegaanka Sool-joogto dagaal ku dhex maro ciidamada Somaliland oo iyagu dhowaan duulaan xoogan degmada Buuhoodle kusoo qaaday haseyeeshee markii danbe laga saaray iyo ciidamada madaniga ah ee deegaanka.

 

Wixii warar ah oo kasoo cusboonaada dagaalka caawa ka socda duleedka degmada Buuhoodle ka filo Horseed Media saacadaha soo fool leh.

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal culus oo ka qarxay caawa duleedka Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn.

 

January 21, 2012 - Written by editor

 

Buuhoodle:-Wararka naga soo gaaraya degamda Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa sheegaya in dagaal uu ka qarxay duleedka magaalada Buuhoodle gaar ahaan deegaanka Sool-joogto oo qiyaastii 30km dhinaca bari degmada Buuhoodle .Iska horimaadka ayaa qarxay ka dib markii ay labada ciidan ay is dhaafsadeen Madaafiic.

 

Waana markii 3-aad oo mudo todobaad gudihiis ah uu deegaanka Sool-joogto uu ka qarxo dagaal fool ka fool ah kuwaas oo dhexmaraya ciidamada S/land iyo dadka deegaanka Buuhoodle.

 

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco halgan.net

 

M_M Deeq

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fighting erupts 30 km's east of Buuhoodle in Sool-joogto. The war erupted in the middle of the night as the two sides exchanged heavy artillery and missiles this afternoon and yesterday.

 

It's now in full rage. The war is between the Buuhoodle residents and the SNM militia's 'Somaliland'.

 

It's the third time this week Somaliland attacked Buuhoodle!

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg Deg ah:- Dagaal ka culus ayaa ka bilowdey duleedka Buuhoodle

 

Posted by Pi on January 21st, 2012

 

Garowe(Pi) Dagaal aad u culus ayaa iminka ka bilowdey duleedka bari ee Magaalada Buuhoodle, halkaasoo ay fooda isdareen Ciidamo taabacsan maamulka Soomaaliland iyo Ciidanka deegaanka, khasaaraha ilaa hada lama kala cadeyn karo.

 

Wariye ku sugan Buuhoodle ayaa nooxaqiijiyey in weerarkaan uu bilowdey Caawa fiidkii wuxuuna ka bilowdey deegaanka Sool-joogto oo qiyaastii 26 km u jiri Buuhoodle.

 

Dhinaca kale waxa iyana laga cabsi qabaa in dagaal ka bilowdo dhinaca Laascanood.

 

wixii faahfaahin ah waan soo gudbinaynaa

 

Puntlandi.com

 

Xarunta Wararka Deg Dega ah

 

Garowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

calm down dervish...we trying to minimise the death toll..it seems all you sent were small boys with guns...and whether you except it or not inside buhoodle is Somaliland and the outskirts are just small skirmishes i like the way you try and make the situation appear as if it is something different. I gurentee you tomorrow morning more of yous so called SSC child militia force will be laying dead...so its important that you realise ultimately the only loser in this entire episode is your people hence why peace should be the ultimate objective not war and seeing Somaliland is not backing down and has the military power to make it happen and you have no brothers around with the guts to challenge it...for the sake of your people except terms and sit back down..if not..commit suicide its entirely up to you. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

Darvish Kill landers that uncalled for lol:) you should be

Kicked out of this forum, this forum are for people who can handle their

Cool lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

these people(ssc & co) can't see that peace is golden & can't fight the fight when it's at hand....so they should be treated as non grown ups .Give thm cookies may be they relax.

Share this post


Link to post
Share on other sites

People are attacked and they are the ones unable to see that peace is golden, are you insane, lol. There is a saying about lies: repeat it enough and you'll start believing it yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this