Sign in to follow this  
Shinbir Majabe

Somalia Federal States

Recommended Posts

Gaacuur dadkasi shir bey tageeereyaan shir dee wala tageereyaa , laakin goaamadi shirka wixi ka so baxay iyago hadal haya ma haysa this was a few days ago reer laascaanood maxay u tageeri wayeen dawlada cusub shir bay tageeren laakin dawlad may tageerin

 

This is the same laascaanood

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX, dadka Laascaano ka banaanbaxayay waxay kasoo horjeedeen maamulka Somaliland, waxayna wateen Calanka buluuga ah.. (micno ma lahan iney shir taageereen iyo ineysan taageerin).. sidoo kale Boorama waan aragnay ineysan raali ka ahayn maamulka Somaliland.

 

Azania ama Jubba, magacaa rabto u baxso, (mar haddii aysan dhulka ka talin) magac qiimo ma lahan, waxay la mid yihiin 21 state ee aad maqasho maalin walbo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaacuur;777513 wrote:
XX, dadka Laascaano ka banaanbaxayay waxay kasoo horjeedeen maamulka Somaliland, waxayna wateen Calanka buluuga ah.. (micno ma lahan iney shir taageereen iyo ineysan taageerin).. sidoo kale Boorama waan aragnay ineysan raali ka ahayn maamulka Somaliland.

 

Azania ama Jubba, magacaa rabto u baxso, (mar haddii aysan dhulka ka talin) magac qiimo ma lahan, waxay la mid yihiin 21 state ee aad maqasho maalin walbo.

Laakin galkacyo maxaad u raacisay galmudug iyado ay tahay meel ay labada mamuul ka wada shaqeyaan waliba mamuulka pudhlayn baa ugu dhismo badan siba woqoyiga galkacyo marka ma xaq ba inad raacisay galmudug.

 

Gaacuur haday dadka reer borama ka so horjeedaan dawlada Somaliland wa caadi wa dimuqradiyad laakin reer borama marnaba kama so horjeedaan qaranimada iyo wada jirka dadka iyo dalka Somaliland siday ugu dabaal degen 18 may manad dawan Borame ka Somalilandsan xita magaalooyinka qaar Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

The highest percentile of Sanaag region goes to the Maakhirities. Just a mere fact. Claiming Erigavo on SOL is not a determinant for ownership. Who lives there decides whose city it is.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;777479 wrote:
Nice drawing Gaacuur but you need to be realistic

 

Here are the people of sanaag ceerigaabo

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Excellent.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

No one is claiming Erigaavo the proof is right in front of you but you people are known to ignore the reality and whats on the ground so wa iska cadi. Warsans wa dad ficaan o beelaha HJ and HY walaalo la ah not like ur cuqdad filled clan who keep getting karbasshed for getting out of line.

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX, gobolka Mudug waa in uu raacaa labada maamul mid, mar haddii 2 gobol iyo ka badan ay qasab tahay in maamul walbaahi uu yeeshaa.

Maadaama Galmudug ay sheeganeyso 2 gobol (Galgaduud iyo Mudug) waxaa qasab ku ah in ay 2 daa gobol oo buuxa ay ka taliyaan. Puntland ayada way ka maarantaa Mudug sababtoo ah waxaa hoos yimaado Bari iyo Nugaal.

 

Dadka reer Mudug dhamaantood waxaa dan ugu jirtaa in ay hal maamul hoos tagaan, waa in maamulka Galmudug uu la wadaagaa maamulka dadka degen Mudug iyo Galgaduud (sida hadda ay tahay xitaa Galgaduud waxyar ayay ka maamulaan).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this