Sign in to follow this  
Cambuulo iyo bun

WAR DEG DEG: Al shabaab oo laga saari guud ahaan caasimadda jamhuuriyada Soomaaliya

Recommended Posts

Somalina   

Friday, January 20, 2012

 

 

MOGADISHU (AFP)— African Union-backed Somali government forces raided Islamist rebel hideouts in Mogadishu Friday with tanks and artillery, sparking a retaliation that killed four government soldiers and officials.

African Union Mission in Somalia (AMISOM) troops moved into the capital's northern Heliwa and Gupta suburbs, still held by the Al-Qaeda linked Shebab militia.

 

"The government forces assisted by AMISOM peacekeepers took control of the small part in northern Mogadishu where violent elements have remained," Somali military commander Abdulahi Ali told reporters.

 

"Our troops fought bravely, achieving their objective to secure the northern frontier of the city," AMISOM said in a statement, reporting to have taken control of the Mogadishu University and Barakat Cemetery areas.

 

Hardline Shebab fighters abandoned fixed positions in most of Mogadishu last August but continue to control small pockets on the outskirts.

The fighters have instead largely switched to guerrilla tactics in Mogadishu, launching a string of attacks including roadside bombs and grenade explosions against the Western-backed government and AU troops.

 

Three Somali soldiers and a government official were killed when a convoy including journalists was attacked by Shebab fighters near the frontline, an AFP photographer said.

 

"Our convoy was ambushed by Shebab fighters - an RPG (rocket-propelled grenade) struck one vehicle and some government officials were killed," the photographer in the convoy said, adding the journalists escaped unharmed.

 

"It was chaotic, most of the trees along the road had been felled by mortar fire and houses were damaged."

 

Witnesses said it was a large scale assault by the AU force, which has been battling the Shebab and defending the Western-backed government since 2007.

 

AMISOM boasted the assault had allowed it for the "first time... to secure an area outside" the city, although it has pushed outside the city in other sections in earlier assaults against Shebab positions.

 

"This is a final military offensive to eliminate terrorists from the city," Ali said.

 

Two AMISOM soldiers were wounded in the assault, the AU said.

 

"There was heavy fighting -- we saw AMISOM troops alongside tanks and TFG (government) forces advancing onto Heliwa and Gubta areas, Al-Shebab fighters were returning fire but they were pushed back," said Ahmed Samow, a witness.

 

"AMISOM is firing heavy artillery and I saw many troops moving deep into the areas that have remained in Al-Shebab hands," said Samiro Abdulkadir, another witness.

 

Shebab commanders confirmed the fighting but declined to give details.

 

Regional armies are converging on the Shebab, Kenyan forces in the far south, Ethiopian soldiers in the west and African Union forces in Mogadishu made up of 10,000 troops from Uganda, Burundi and Djibouti.

 

AMISOM commander Major Fred Mugisha has said that 98 percent of Mogadishu is free, but the city still remains one of the world's most dangerous amid a severe humanitarian crisis and the devastation of more than 20 years of conflict.

 

Up to 250,000 people face starvation in the famine zones in Somalia, while some four million Somalis are in urgent need of aid across the Horn of Africa country, according to the UN.

 

Somalia was the hardest hit country in the Horn of Africa region by a recent drought that left some 12 million people facing extreme hunger.

 

Source: AFP

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Af Talyaaniga maad naga deysaan :D

 

 

Somalina, This is one good step for the TFG. Arrintii Barlamaanka mala xaliyey mise weli waa lays jiid jiidooyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maaddeey;777478 wrote:
Grazie, ho denti guasti! avrei preferito qualche altra cosa
;)

LOOOOOOL! reer beexaaw yaa kaa celihaa mugaas? arey dab ha isku shidin!

 

 

NASSIR! who cares, wey socdaan koleyba. Eryaa eryaa! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey;777317 wrote:
Cambuulo, in Askar laga laayey Amisom & TFG-da oo uu ku jiro sarkaal sare oo TFG ka mid ah maxaad u soo gudbin weysay?.

Widaay aniya wixiis lay sheegay aa so gudbiyay dadka ehelkeygana aag dagaal ma aysan joogin ee waxee joogeen degmada karaan gaar ahaan meesha la yiraahdo suuqa xoolaha ee xaafada Jaamhuuriya waxee yiraahdeen lamo guri dhanka waqooyiga ayeey Amisom joogan qiyaasti waa 50 mitir ka yar mana ogala in lo tago waxo kalo ii sheegen iney dagaal ay ka maqlayeen dhinaca warshadaha, saan horey uu sheegay saacadii 08.30 subaxnimo ee aheed xiliga europe somalia xiligaas waxe uu aheed 10.30 subaxnimo, marka dadka anigu xaalada aan ka wareystay ee iyaka ma ogan karin khasaaraha kala duwan ee soo gaaraye dhinacyada dabcan khasaaro waa jiraayan been maha, ujeedada aan ka lahaana waxee aheed inaa hubsado wararka waxee sheegayaan waxaana ii cadaatay ineysan dowladda wada qabsan beledka oo dhan ma kasti, meelaha aysan dowladda qabsanina waxaa ka mid eh waxarcadde,suuqa xoolaha,xerada maslax iyo areadas dhinaca kale tfgda waxee horumar ka gaarti dhanka barakaat iyo jaamacadda saa sawirada ku arkeeno.

 

kedibna waxaa weydiiyay meesha yaa ugu awood sareeyo waxaa liigu jawaabi amisom iyo tfgda waxeena ku macneeyen hubka culus ay haaystan ii waliba dhaqaale laakinse waxee dhaheen Amisom waa fulay oo dagaalka sii toos uma galaan habeenkii ee duqeen ku bilaabaan dagaalka inteysan qaadin kedibna tangiyada ay ku jiiraan difacyada ma kasti.

 

Marka maadeey aniya been iskuma sheego markasta waxaan jeclahay inaa xaqiiqda ogaado waxaa sheegayana waxaan ejclahay inaa uu arki doontid wax macquul

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Cambuuulo, Adigoon waxba hubsan aad warka soo tebisay weliba si xamaasadeysan adoo weliba qof ku faraxsan camal ah!

 

Somalina, Adi maxaa suubinee maad iga celisid Beexaaw-ga, Aniga Apache-ga aan dhinacooda ka imaanaa! :D

 

^^Dagaalka weli waa socdaa...

 

Dagaalki Muqdisho oo Weli socda Meydadka Ciidanka Yugaandheys ah oo la helay iyo Wadadii Saadka oo AMISOM laga jaray.

Friday, 20 January 2012 21:18 Editor Hits: 170

Dagaalkii galabta dib uga bilaawday magaalada Muqdisho ayaa weli ka socda magaalada hadda oo ay tahay 12:00-kii habeenimo iyo qadar daqiiqada ah waqtiga maxaliga ah ee magaalada Muqdisho.

Taliska ciidamada Mujaahidiinta ayaa caawa noo xaqiijiyay in dagaalka ay cadawga khasaara culus ugu geysteen islamarkaana ay ka jareen wadadii uu saadka uga imaan lahaa.

Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ayaa ka dagaalamaya mid kamida dhismayaasha Jaamacadda Muqdisho halka mujaahidiintu ay hareereeyeen ciidamo katirsan kuwa Uganda.

 

Dagaal caawa Maqribkii dhacay ayaa wax weyn ka bedelay qaabka dagaalka taasi keentay in
goob qura lagu dilo 12 Askari oo Yugaandheys ah oo Meydadkooda berri saxaafadda loosoo bandhigi doono.

 

Qaa'id sare ayaa noo xaqiijiyay in ciidanka ay dileen ay ka furteen hub badan oo uu kamid yahay qoriga Jebshaha loo yaqaan iyo rasaas sidoo kale wuxuu qaa'idkaasi inoo xaqiijiyay in cadawga ay ka jareen wadadii 2-aad oo ay zaadka u isticmaalayeen.

 

mujaahidiintu waxay sheegayaan in marxaladan cusub ee dagaalka ay tahay sidii ay rabeen ayna cadawga kula dagaalamaan dhulka.

 

Weli dagaallo ayaa socda waxaana jirta madaafiic culus oo ay cadawga shisheeye ku garaacayaan xaafadaha magaalada Muqdisho.

Amiirnuur.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey sxb aniga isla markii markaan internetka ku arkay dagaalada horaa ku post gareeye SOL, al shabaab oo xamar laga saaro maa aheen wax lagu farxo qofkasta oo soomali muslim wadani ah oo dhiig leh wuu farxaaya maalintii shabaab laga adkaado

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Shabaab, waa Mujaahidiin dalka & diinta ka difaacayaa Cadawga weerarka ku ah, sxb. Ma waxaad ku faraxsantahay in Dalka ay ku soo duulaan: Ugandan, Brundian, Ehiopian & others oo uu cadawga ugu wayn ee Islaamka (USA) dabada ka wado?.

 

Adiga weligaa ma is weydiisay,: maxay hadda 'all of a sudden' gaaladaan waddankeenna 'interested' ugu noqdeen?, iyadoo 20-kii sano waddanka chaos uu ka jiray dabka ay sii hurinaayeen?. In Shabaab saxsanyihiin waxaa kuu caddeynaya Gaalo & Akhasu-Naas ayaa ka soo horjeeda, taas waxaa dheer in meelaha ay ka taliyaan nabad & caano tahay, for example: labada Gobol eed sheegtay inaad ka timid: Sh/Hoose & Dhexe waa meelaha ugu nabadda badan Adduunka, Kaba ku tukade & Abba Maxamed shaqo fiican ayay qabteen, inaad u mahad celisid bey ahayd, inaad ku jizaarto maaheyn!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this