Sign in to follow this  
Maaddeey

Shir Jaraa'id 'Sh. Cali Dheere حفظه الله'

Recommended Posts

Maaddeey   

Sheikh_Mukhtar_robow_and_Sheikh_Ali_Dher

الأسود البواسل

 

Sheekh Cali Dheere oo Shir Jaraa'id qabtay (Dhageyso).

Monday, 16 January 2012 17:44 Editor Hits: 244

Xarakada Al shabaab ayaa si kulul uga hadashay duulaanka ay dowladaha Kenya iyo Itoobiya kusoo qaadeen dalka Soomaaliya.

 

 

 

 

 

Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali dheere oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa taczi u diray eheladii ay ka bexeen carruur shalay ku dhimatay duqeyn ka dhacday degmada Jilib ee wilaayada Jubbada Hoose.

 

Sheekh Cali Dheere wuxuu shacabka Soomaaliyeed u balan qaaday in mujaahidiintu aysan marnaba ka hari doonin dowladda Kenya ee gumaadka ku heysa shacabka Soomaaliyeed.

 

Dowladda Kenya ayuu sheegay in ay ku jabtay duulaanka ay kusoo qaaday Soomaaliya duulaanka Itoobiya ee B/weyne ayuu sheekh cali dheere soo hadal qaaday.

 

Click below to listen to the press release:

http://www.amiirnuur.com/index.php?option=com_content&view=article&id=5723:sheekh-cali-dheere-oo-shir-jaraaid-qabtay-dhageyso&catid=48:wararka

 

 

 

AmiirNuur Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigoon dhageysan baan ogahay wuxu oran doono " Ilaahey mahadii mujaahidiintu waxay cagta mariyeen 10 murtadiin iyo 40 mushrikiin iyo 3 kufaar amisom ah, inshalah waxaan mar dhow qabsan doonaa Nairobi, Bujunburana way ku xigtaa, Cadowga soo galay Baladweyn waxaanu leenahay car hal tilaabo soo qaad, sanbuuqada hadeynan kugu dhufan.......Dila, Dila, Dilaay, war dila oo wax dila oo wax aad dishaan haddaa weysaan Boosaaso iyo Dhagaxleey wax ka soo dila, Ballanteenu waa....DILA. Wabilahi tawfiiq." Akhuukum almujaahid abuu thucbaan Cali Aldawiil, xafidahullah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cali Dheere “Mujaahidiinta waxay gudaha u galeen Kenya in la mid ah inta ay gudaha u soo galeen Soomaaliya”

 

 

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Sheekh Cali Dheere) ayaa sheegay inuu fashilmay duulaankii Ciidamada Kenya ku soo qaadeen Soomaaliya, isagoo qiray in Saraakiil iyo madax ka soo afduubteen gudaha Kenya.

 

“Maanta 90-Maalmood ayaa laga joogaa duulaanka Kenya markii ay gudaha u soo galeen, 60-KM waa dhaafi la’yihiin 60-KM, maantana daciifnimadooda ayaa muuqata”ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in Al-Shabaab ay gudaha u galeen dalka Kenya in la mid ah inta ay gudaha u soo galeen Soomaaliya, isagoo xusay qasaare iyo jab ay u geysteen Ciidamada Kenya.

 

“Mujaahidiinta waxay gudaha u galeen Kenya in la mid ah inta ay Soomaaliya gudaha u soo galeen, waana ku sii socon doonaa, inta ay u soo galaan, Gaarisa iyo magaalooyinka kale in lagu naafeynayo, waxaa soo bandhigi doonaan Madax iyo saraakiil aan maxaabiis uga soo qabsanay”ayuu yiri Sheekh Cali Dheere oo shir jaraa’id ku qabtay shalay Magaalada Muqdisho.

 

Cali Dheere ayaa sheegay in Ciidamada Kenya, kuwa Itoobiya iyo ciidamada kale ee AMISOM ay isu gurman la’yihiin, isla markaana meel walba uu ku qabsaday dagaal iyo qarax, isagoo sheegay in guusha dhow dahay, fursad weyn ay jirto.

 

“Maanta waxaa aragtaan inay isu gurman la’yihiin meel walbana uu qarax, dagaal iyo Kamiin ku qabsaday, marka waxaa leeyahay Muslimiinta Kenya iyo Itoobiya fursadan aad heysataa ka faa’ideysta oo Cadawga inta uu halkan ku mashquulsan yahay, ku weerara Nairobi, Mombasa, Gaarisa, Addis Ababa iyo Makane”ayuu yiri Cali Dheere.

 

Mar uu ka hadlay duqeymaha diyaaradaha Kenya ka geysteen Gudaha Soomaaliya ayuu sheegay in waxa loo socda aanay Shabaab aheyn, balse Umada Soomaaliyed oo idil la doonayo in la baabi’iyo, isagoo soo hadal qaaday duqeyntii maalin ka hor Diyaaradaha Kenya ka geysteen Jilib oo caruur fara badan ku laayeen.

 

Ciidamada Kenya ayaa Soomaaliya gudaha u soo galay 16-kii bishii October ee sanadkii hore, iyagoo haatan wajahaya dagaalo iyo weeraro gudaha dalkeeda ugu tagay, iyadoo Kenya hada dalbaneyso taageero dhaqaale oo howl galkeeda ka dhanka ah Shabaab ku sii wado.

 

Al-Shabaab oo dhowr Gobol ay aagag dagaal kaga furmeen ayaa hada waxay bedeleen qidadii dagaal, iyagoo bilaabay weeraro jid gal iyo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, kaasoo noqday mid hakad galayay duulaankii Kenya ee markii hore dar darta ku bilaabay, sidoo kale aagaga Gobolada kale ee ay soo galeen Ciidamada Itoobiya ayaa si la mid ah taatikadii Kenya ay ku socdaan.

 

 

 

 

 

Hoyga wararka Somaliyeed

www.jowhar.com

jowharcom@hotmail.com

jowharcom@gmail.com

jowharnews@gmail.com

You must be logged in to post a comment Login

 

 

 

 

 

Media Gallery

Astanta

V somali

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey,

 

Ninkaan haduu lilaaahi katahay jihaadka iyo u gargaarida diinta Islaamka, haka hadlo dada ilsaamka ah oo dhiigooda la banaysanayo waxa ay diintu ka qabato, waxa ay culuma islaamka ka yiraahdeen arinkaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^sxb, Macallinka, Wax kama' loo dilo mooyaane ama si khalad ah, wax si bareer ah ama lagu tashaday ma jiraan. Sidoo kale ku dhowaad 10 ama ka badan oo Askar Shabaab ah ayaa la toogtay iyadoo loo qasaasayo dad shacab ah oy gardarro ku dileen. Wareysiga Godane dhegeyso, mar kasta wuxuu ka hadlaa in Shacabka loo dhimriyo, sidoo kale Abuu Mansoor ayaa sheega qaladaadka & qallafsanaanta qaar ka mid ah ciidamadooda!. si fiican ugu kuur gal, ha dhegeysan dacaayadaha raqiista ah ee dad cadaw ah ama ceneb ay faafinayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this