Sign in to follow this  
walaalkis

Faroole: “ Ceelal Shidal ayaa laga qudayaa Puntland”

Recommended Posts

Garoowe: (Sh. M. Network) *Maamulka Puntland ayaa sheegay in deegaano ka mid ah gobolka Bari laga qodayo Ceelal laga baarayo shidaalka.

*

C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole oo la hadlay Idaacadda BBC-da ee laanteeda afka Soomaaliga ayaa waxa uu sheegay in xiligaani si rasmi ah deegaanada Maamulka Puntland uu u bilaabi doono qodista ceelal laga baarayo Shidaal.

*

Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in goobaha laga baarayo Shidalka ee laga qodayo Ceelasha ay tahay deegaan ku yaala gobolka Bari ee Puntland oo lagu magaccaabo Dooxada Daroor, wuxuuna intaasi ku daray in tan iyo markii uu qabtay xilka Madaxweynenimo ee Maamulkaasi uu qorsheystay in uu bilaabo qodista Ceel-laga baarayo bartoolka.

*

Faroole ayaa waxa uu intaasi ku daray in arintaani ay faa’iido wayn u tahay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku sugan deegaanada Maamulka Puntland, wuxuuna dhinaca kale ka hadlay ammaanka deegaanada Maamulkaasi oo uu sheegay in sidii hore uu kasoo reynayo.

*

Ugu dambeyn ayaa Madaxweynaha waxa uu sheegay in Ciidamada Maamulkaasi ay gacanta ku dhigeen dad badan oo lala xiriirinayo ammaan dari kuwaasi oo uu sheegay in qaarkood ay qirteen dambiyadoodu halka kuwa kalena ay wali ku jiraan Xabsiyada deeganadaasi.

Walee sheeko cusub timit , after dispute with oil company or internal fighting takes place. you can guess the out come.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

lol. 10 years of press releases, press anouncements, photo moments, clan wars over oil and speculation on the stock market.

 

why is all this media propaganda nessecary if there is still no drilling?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo ku dhawaaqay inay bilaabatay howlaha baarista shidaalka ee Puntland

Fri, 13 Jan 2012 08:58:13 -0500 am -05:00 -18000**

Bosaso,Jan 13 -Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo waraysi siinayay Laanta Afka Soomaaliga ee idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu sheegay inay bilaabatay howlo lagu baarayo shidaalka ku jira deegaanada Puntland.

 

Madaxwyne Cabdiraxmaan Faroole waxaa uu sheegay mudo badan inay qaadatay shirkadaha dowladda ay la gashay inay shidaal ka baaraan deegaanada Puntland,inay keenaan riigii qodi lahaa ceelasha shidaalka Puntland,waxaana uu sheegay shirkadaha inay keeneen riiga islamarkaana ay socoto howlaha qodista shidaalka ku jira deegaanada Puntland.

 

Waxaa uu sheegay madaxwayne Faroole inay xiligaan qodista shidaalka ay ka socoto Dooxada Dharoor ee gobolka Bari,ayna ku rajo waynyihiin dhawaan inay u sii gudbaan dooxada Nugaal oo ka mid ah goobaha la rumaysanyahay inay ku jiraan jiraan shidaalka.

 

Madaxwaynaha ayaa waxaa uu xusay shidaalka laga soosarayo deegaanada Puntland uu dhaqaale badan uu soo galin doono dalka,islamarahaantaana ay dhaqaalahaasi ay ku horumarin doonaan adeegyada caafimaadka,dib u dhiska garoomada iyo wadooyinka Puntland.

 

Madaxwaynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse Xirsi ayaa xiligii uu ahaa madaxwayanaha Puntland waxaa dowladiisa ay heshiisyo shidaal baaris ah la gashay shirkadaha Range Resources iyo African Oil,heshiiskaasi ayaa waxaa mar kale dib usoo cusboonaysiisay xukuumadda Puntland ee uu hogaamiyo Dr Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Not again Duke. how many times will you repeat this nonsense, nobody will belief this time. You told years back that it would start. still hasnt.

 

P.S. Or have you been hired as the PR spin docter?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Carafaat can you heed request made by Peace Action and make Dua for thr exploration to succeed? OK let's heear it!

 

"Ama aniga iga daba dheh: Ilaahow betrol nooga soo saar dhulkaas Soomaaliyeed si dadka soomaaliyeed ay uga faa'iidaystaan, mid khayraysan Allow Ka dhig" Say it after me, dont be mean yaah :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Carafaat it is not easy to implement a project of this magnitude in an environment that's not conducive to development. It seems to me that folks managing this are rushing into a complicated engineering, construction, operation, and maintenance tasks. That said, you should be wishing them luck.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this