Sign in to follow this  
walaalkis

Alshabab still strong force

Recommended Posts

Muqdisho: (Sh. M. Network) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG iyo Xarakada Al Shabaab ayaa caawa ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kaasi oo qasaaro gaystay.

*

Sida ay Shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo isku dhinac ay yihiin ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab ayaa galabta ka dhacay degmooyinka Huriwaa iyo Kaaraan ee gobolka Banaadir.

*

Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in markii hore uu ka qarxay xaafadda Waxar cade ee degmada Huriwaa kadib markii Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo dowladda ay ku lahayd halkaasi, iyadoo halkaasi ay ku dhinteen 2 ruux 3 kalana ay ku dhaawacmeen.

*

Dhinaca kale maqribnimadii caawa ayaa dagaal daba socday dagaalkaasi waxa uu ka dhacay nawaaxiga Isbitaalka Digfayr ee degmada Kaaraan kadib markii Al Shabaab ay sidoo kale weerareen fariisimo ciidamada dowladda KMG iyo AMISOM ay ku leeyihiin halkaasi.

*

Dagaalkaani ayaa waxa uu qeyb ka yahay weeraro Al Shabaab ay mararka qaar ku qaadaan fariisimaha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin gobihii laga saaray Shabaab ee magaalada Muqdisho.

 

This weak goverment is weak as ever to make it worse , they fight internally rather than dealing with Alshabab once for all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;772200 wrote:
They changed their strategy its a guerrilla war now

certainly and they getting best of the weak goverment . Reminds me of Tom n Jerry , and always Tom Looses .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Shabab still in mog? I thought they where wiped out and fleed? At least that was the news everyone celeberated

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alshabaab are no stronger but cowards who run for dear life when they see the Ethiopians. It shows the weakness of AMISOM and TFG forces that cannot drive these lunatic fools out of Mogadishu and surroundings and all of south Somalia for good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;772225 wrote:
LOL...keep dreaming.

Riyadu waa bannaan tahay, laakiin sidey u dhici lahayd baa la isku haystaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this