Sign in to follow this  
FreshPrince

8,000 Soldiers Ready To Defend Raascasayr State, Says Raascasayr State Minister

Recommended Posts

Dubia(Allssc): Xaflad ay soo agaasimeen jaaliyada raascasayr ee dalka isku taga imaaraadka carabta oo lagu soo dhowaynayey madaxwaynaha maamulka Raascasayr State Of Somalia mudane Farah Dooxajoog ayaa waxaa dadkii ka hadlay ka mid ahaa wasiirka dib u heshiisiinta iyo arimaha Federaalka Maamulka Raascasayr mudane Saciid Salax Ismaaciil.

Mudane Saciid Salah ayaa ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan dhamaan Gobolada Waqooyi Bari ee Soomaaliya isaga oo xilal badan soo qabtay. Wasiirka ayaa waxa uu ka hadlay waxqabadka Maamulka Raascasayr sidoo kale isaga oo hambalyo u diray shirka ka socdo magaalada taariikhiga ah ee Taleex waxa uuna sheegay inay guul u rajaynayaan shirkaas.

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sensei   

Fresh-

Adaa laguugu madadaalinayaa adeer gacaliye. Wax go'aya majidho, idinka xataa markaa Khaatumo soo dhameesataan tartiib baa u soo labanaysaan ee dacaayada raqiis ah jooji.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Sensei;771317 wrote:
Fresh-

Adaa laguugu madadaalinayaa adeer gacaliye. Wax go'aya majidho, idinka xataa markaa Khaatumo soo dhameesataan tartiib baa u soo labanaysaan ee dacaayada raqiis ah jooji.

Ku yidhi "majidho". War wuxu aaf Somali xuma. lol Walal Sensei, meeshi la odhanjiray Puntland wa lagu kalatagay ee intay goori goor tahay baliliqayso waxad qadan kartid. lol

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sensei   

Lool, Fresh P-

"Majidho" fahmo dheeraad bay u baahantahay Fresh P. Adiga hal dhag baa wax ku maqli jirtay, marka meeshii kaliya bay kaaga dhagtay.

But, walaahi, in all seriousness your above story is so freaking old it is not even funny. Kuwa waxaan maqli joray la yiraahdo gadaal ka gaar, kuwii baa igu noqotay.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Sensei, waxan ku weydiyey, adigu yaad ahed horta? Reerkee baad ka tirsantahay? Gobolkee baad ka socota?

Oh Sh*t.. after 21 years of disaster Stup*d Somalis still use this word.

Share this post

Link to post
Share on other sites

MoonLight1;771325 wrote:
Oh Sh*t.. after 21 years of disaster Stup*d Somalis still use this word.

I'm not going to misuse it. Asking him what clan or region he's from is giving me more background on the person. Besides, Allah said he has created us into tribes and nations, so we can easily identify one another. So, you shouldn't say "oh sh*t" as if it's something bad to ask someone what tribe they are.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Allah said he has created us into tribes and nations, so we can easily identify one another.

Alla soomaali caqli xumaa, war heedhe aayada meel aan logu tala galin haku caburinin, waa ninkii yiri oo kale tukan mayo, markii la weydiiyay maxaad u tukan weyday ayuu wuxuu yiri ilaahey sow ma oran "Fawaylun lil musaliin" Waxaa hoogay dadka dukada. sxb prince aayada aad shhegaysaa waxay ka hadlaysaa in qabiilka lagu xiriiriyo qaraabada, in lagu kala ogaado dhaxalka, in adeerka, awoowga iyo ilma adeerta isku kala gartaan, ee loolama jeedo isku kala takoora oo isku dacaayadeeya, oo isku kala faquuqa, tan aad adiga iyo somalida badanaa ula jeedaan waa taa, lets be honest.

Share this post

Link to post
Share on other sites

MoonLight1;771335 wrote:

War waaxan ku yidhi ninyaho iska hadaaqay, sidii nin hada soo Muslimaay ama coma ka soo tosay ha ila hadlin, ma garatay? Waaxad shegaysiidna waxaba ka jiro. Allah wuxu yidhi, waxan idin abuurnay qabiiloyin iyo qowmadoyin, sii aad isku garatan.

You're talking about fathers and uncles LOL, hadii aan ahan laha nin madow ah oo hada soo muslimaay, ma waxas baad iigu sheegayni lahed? Acudubillah!

Qabil is like a big family. You have a family and I have a family. We have immediate family (father-mother-siblings), then we have relatives, then we have clan, then we have tribe, then we have a NATION. Comprende?

Share this post

Link to post
Share on other sites
peasant   

Hey budd i think you want check the forum Golden rules and make yourself acquainted. Trust me, It will help you specially if you plan to stick around for a while.

FreshPrince;771328 wrote:
I'm not going to misuse it. Asking him what clan or region he's from is giving me more background on the person. Besides, Allah said he has created us into tribes and nations, so we can easily identify one another. So, you shouldn't say "oh sh*t" as if it's something bad to ask someone what tribe they are.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this