Sign in to follow this  
FreshPrince

8,000 Soldiers Ready To Defend Raascasayr State, Says Raascasayr State Minister

Recommended Posts

Sensei   

FreshPrince;771324 wrote:
Sensei, waxan ku weydiyey, adigu yaad ahed horta? Reerkee baad ka tirsantahay? Gobolkee baad ka socota?

Casing point, khalas!

 

Fiiri though, in laguu caqli celiyo weeye, you are pedaling a non-issue. I am no rush to have you banned, couldn't care less walee ;-)

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

Go’aamadii Kasoo Baxay Shirwaynihii Wadatashiga Beelaha Calbari & Laaso Surad

Beesha ........... Waxay isugu timi Shirwayne guud oo Taariikhi ah , Shirkaa oo Qabsoomay 10/3/2011 Dhamaadayna 15/3/2011 Kana Dhacay Degmada Baargaal , Shirkaa Waxaa Ka soo qayb galay Beeldaajaha calbari iyo Dhamaan Salaadiinta iyo nabadoonada , Siyaasiyiinta , Aqoonyahanada , Ganacsatada , Qurbojoogta, Haweenka, Dhalinyarada, iyo ururada Bulshada ee beesha ........... ee Degaamada Calbari iyo Laaso Surad.

 

Kadib markii dhinacyo badan laga eegay dhibaatooyinka ka jira ee ragaadiyay degaamada iyo baahida loo qabo maamul hanta arimahooda Dhaqan dhaqaale , Bulsho , Siyaasadeed,iyo amniba, wadatashi iyo falanqayn dheer kadib waxaa laysku raacay Go’aamada soo socda :

In midnimada Puntland lawada ilaaliyo , jiritaankeeduna yahay mid muqudas ah

In maamul tayo leh oo wax ku ool ah loo dhiso degaanda Calbari iyo Laasosurad Si ay wax uga qabtaan arimaha dhaqan dhaqaale, siyaasadeed,bulsho,iyo amaanka degaanada.

In la dhiso Gobol Ka Kooban 7 degmo iyo 73 tuullo oo Lagu magacaabo Ras Casayr kasoo Loo Gudbiyay 2003 dii maamul Goboleedka Puntland marar badana Lagala hadlay arimahaas .

In bulshaweynta degta degaanada calbari iyo laasosurad ka helaan xuquuda ay ku leeyihiin Puntland Ha ahaato arimaha siyaasada , bulshada, sugida amaanka , iyo shaqo siinta .

In maamulka Puntland uu dhowro kana fogaado wax allaale wixii khalkhal gelinaya nabadgelyada iyo wada noolaanshaha beelaha walaalaha ah ee wada degan degaanka sida degmada baargaal.

In degmooyinka Baargaal iyo Caluule ay ka tirsanyihiin 96 dii degmo ee ka jiray Soomaaliya burburka ka hor islamarkaana laga aqoonsanyahay dawlada Soomaaliya iyo Puntlandba, ilaalinta Xudduudahooduna ay yihiin arrin muqaddas ah oo aan gorgortan lahayn.

in Guud ahaan ummadda soomaaliyeed ay ku noolaato nabad iyo walaalnimo si loo soo celiyo karaamadii iyo qaranimadii Soomaaliya, lana joojiyo colaadaha ka aloosan soomaaliya , wixii khilaaf ahna lagu dhameeyo isfahan iyo wadahadal

.In la joojiyo dagaalada ka dhexeeya beelaha walaalaha ee wada dega Puntland , Khilaafka jirana lagu dhameeyo si nabadgalyo ah oo daacadnimo iyo cadaalad ku dhisan

In laga hortago lana joojiyo dilalka qorshaysan ee ka taagan magaalooyinka waawayn ee degaanada Puntland sida Galkacayo iyo Boosaaso.

In lago hortago lalana dagaalamo dhamaan burcadbadeeda noocay tahayba iyo meelay joogtaba

In laga hortago lalana dagaalamo maraakiibta xaalufisa badaha kuwaas oo sida sharcidarada ah u xaalufisa badaha kuna andacooda inay haystaan sharciyo balse been abuur ah.

In la joojiyo Xaalufinta degaanada sida dhirta iyo dabargoynta ugaarta.

In la joojiyo wasakhaynta bad iyo bariba lagu hayo degaanada Soomaaliya.

Waxaanu Ka codsanaynaa Hay’adaha Dawliga ah iyo kuwa aan dawliga ahayn inay nagala qaybqaataan dib u dhiska iyo horumarinta degaankan la illaaway ee u baahan kaalmo degdeg ah waxaana diyaar u nahay in aanu sugno nabadgalyadooda iyo hantidooda .

waxaanu ka codsanaynaa Dawlada Puntland , Hay’adaha caalamiga , sida UN , Jaamacada Carabta , EU , AU , iyo ururada islaamka inay ka qaybqaataan abaaraha ka taagan Soomaaliya gaar ahaan degaanada Ras Casayr.

Waxaanu soo dhawaynaynaa ciddii Danaynaysa inay maalgashato Degaanka

Waxaanu Ku boorinaynaa Qurbo joogta degaamadan u dhashay inay ka qayb Qaataan dhismaha maamulka , dib u dhiska iyo horumarinta degaamadan kor ku soo xusnay .

baargaal.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

if they had 8000 soldiers he wouldn't make any threats but he instead he would just start the fight, but i think sheekadani wa iska huuhaa waxba kama jiraan the whole raascasaayr thing is dad hudheel iskugu tegey in nairobi oo yidhi state baanu nahay waxba kama naaso cada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think XX made a deal with Puntland guys in this forum, which is "don't talk about Rascaseyr state and we will drop the case of Awdal state". Isn't that true Yaa xaaji.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Not really i never make deals with Criminal pirates but i think the raas caseeyr guys are just a joke just like you're mareeg state and waax iyo waadi and all that fake crap. The only state that came out of their hotel room are the Azania bois they are on the ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

MoonLight1;771432 wrote:
I think XX made a deal with Puntland guys in this forum, which is "don't talk about Rascaseyr state and we will drop the case of Awdal state". Isn't that true Yaa xaaji.lol

Xaaji just realizes there's a bigger play at stake but no deal was made.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji I heard Awdal State is on the ground in Borama, I heard they come out at night times and wave the blue flag. are they a Hotel state as well?

 

saw ma ogid in fikrada Somaliland markeedii horeba ay ku bilaabatay hotel kuyaal sacuudiga in early 1980s.

 

so dreams do come true.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Ma ogi sheekooyinka anigu kama hadlayo calan la dhex lulay meel anigu hada hargeysa hadaan dhex tago waxan la dhex wereegi kara calanka tanzania waxan ka hadlaya mamuul meel ka jira oo cagihisa iyo odayadisa wata. Moonlight SNM daagaaal hubeysan bay la gashay dawladi Maxammad siyaad bare wa cadeysatay by early 1984 jeelasha Somalia jabsan jiireen by mid 1980s Maraakiib ay Hayado leeyihin bay gacanta ku dhigeen SNM niman ci ciyaara ma ahayn niman cadeystey bay ahayeen dadkan lama simi kartiid qaadaya beerkey ada ku weyn in western capitals.

Share this post


Link to post
Share on other sites

FreshPrince, you already know it -- that this site is moderated and no foul language whatsoever is tolerated. Baliis, again respect the site's memebers and its Rules. That was uncalled for. You also had a warning before. No explicit qabiil names is allowed either.

Share this post


Link to post
Share on other sites

8000 armed men from RasCasayr is just bull. The number is closer to 17,000 well armed men, brave men who will defend their region and all of Puntland as they have done in the past.

 

Those who think they can split the great people are showing their desperation of late. Somalia is coming together people, the secessionist are scared and hence all the cries and anger..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this