Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Amiir Ahmed abdi Godane calls upon all Somalis to fight against the Ethiopian crusaders

Recommended Posts

The Zack   

Xaaji supports Siilaanyo, admires Godane, and is inspired by the TFG Defense minister ( I don't know his name). I don't see any problem with that. They are all tolka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

hadey alshabaab awoodaan iney wadamadan iska celiyaan ha iska celiyaano ,yey dadkey shalay laayn jireen u calaacalin . muxu godane dadka ubeer laxaowsanayaa amarada lagu dilay ardadii yaa bixiyay sow isaga ma aheen . hadaad haa tiraahdo qof ardadii dilayo odayaasha aan dhaafin biri anigana ima dhaafayo sow ma ahan . hadaad tiraahdo isaga ma ahayn waxey tusinee in alshabaab ey yihiin dad aanan isku meel usocon qaar eey wadanka jecelyihiin balse badankooda eey wadanka burburin u joogaan . maslaxadna shacabka uguma jiro arinkaas .

 

in eey jilcen tuugmadooda ayaadba ka garaneysaa . gado faraha wey ka baxday , jubada hoose kenyaa shaqa ka heyso , hiiraan hadii baladweyne la qabsaday inta kalana maba difaacan doonaan . goobtii muhiimka ahaydba wey isaga carareen .

banaadir qaraxya mooye wax kala mahayaan , jubada dhaxe shabellada hoose ,bay iyo bakool yaa usoo haray . dadka meeshaa daganna waa dad beeraley iyo xoola dhaqato ah ( ari iyo lo') waana dad aan dhibka rabin in mudo yar loogala wareegana waa wax fudud .

 

waxaa tusaala ah dagaalooyinkii gobaladaas ka dhacay xiliyadii lasoo dhaafay ma jirto dagaal raagy oo goboladaas ka dhacay meeshaas ninka xoog badan ayaa si fudud ku qabsada . moraal ahaan shabaabka wey u dhinteen , saanada dhankeedana gabaabsi bey ka tahay ,taageerada shacabkana wey waayeen . waxa u haray waa dhalintii strong password yada eey ku xirteen ayaa wali meesha soo taagan oo xamaasadooda wali kacsan tahay weysa iska damee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this