Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Amiir Ahmed abdi Godane calls upon all Somalis to fight against the Ethiopian crusaders

Recommended Posts

Amiirka Al Shabaab oo jaaliyadaha dibada ugu baaqay in ay kusoo biiraan dagaalada ay ka wadaan Soomaaliya

 

Amiirka Al Shabaab, Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abu Zubeyr ayaa ugu baaqay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dibada in ay dalka kusoo laabtaan kana bar bar dagaalamaan Al Shabaab si buu yiri ay u wajahaan ciidamada Shisheeye iyo kuwa dowlada KMG.

 

Abu Zubeyr oo la hadlay idaacada Al Andalus ee ku hadasho codka Al Shabaab kana howlgasho deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegay in dagaalka hada socdaa uu u dhaxeeyo Gaalo iyo Islaam sidaasi daraadeedna ay garab siiyaan Islaamka sida uu hadalka u dhigay.

 

“Jaaliyaadka muslimiinta ee Soomaaliyeed waxaan u dirayaa fariin, ugu horeyn ALLA haka cabsadaan meel kasto oo ay joogaan, waxaan leeyahay dalka kusoo laabta gacmo furan ayaan idinku soo dhaweyneynaa, maanta waxaa jira dagaal gaala iyo islaam ka dhaxeeya oo caalami ah marka waxaa la idinka rabaa oo idinla gudboon in aad safka islaamka soo buuxisaan,” ayuu yiri Abu Zubeyr.

 

Dhanka kale Waxa uu difaacay weerarada isqarxinta ah ee ay fuliyaan dhalinyarada ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo uu ku tilmaamay wax ku banaan shareecada Islaamka.

 

“Arinta calamiyaadka istishhaadiga waa camliyaad barakeysan raad badan waxay ku leedahay jihaadka maanta socda iyo dhamaan saaxafada jihaada caalamiga ah, waa wax aad uga muuqda dalalka Afganstan,Ciraq, Shiishaan iyo Soomaaliya, marka hadii aan milicsano xaga sharciyada waxaan u daliishan karnaa dhinaca shareeca Islaamka ijmaaca culimada oo baneeyey, kuwa culumaa,usii,a waxay leeyihiin ma banaana, marka waxaan dhihi karnaa waa albaabka koowaad ee jihaadka,” ayuu yiri Abu Zubeyr oo magaciisa dhabta ah uu yahay Axmed Aw Godane.

 

Al Shabaab ayaa hada wajaha dagaalo dhowr waji leh oo kaga furan dhamaan gobolada ay maamulaan, dhawaan waxaa gacantooda ka baxday magaalada Baladweyne iyadoo iminkana ay dhaq dhaqaaqyo ka jiraan gobolada Bay, Bakool iyo Gedo kuwaasi oo ay wadaan ciidamada Itoobiya iyo dowlada KMG Soomaaliya.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Hadduu nin rag ah yahay gafuurka ha furto. Maaha xabashidu kuwa ku xukuma adiga? Oo aqoonsan maamul-qabiileedkaaga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Nin ilmo iskuul u socda iyo islaamo dariiq xaaqaya keliya bac iyo fuusto miino u soo geliyey baad noo buunbuuninaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee isagu wa Amiirka hogaan iyo ciidan kala saar isagu mamuulku hagaya abwaan maad taageersantahay xabashida inay Somalia gudaheeda so galaan oo ciidankooda Somalia u xoog u sheegtaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaan, haddii aadan sawirkiisa media-ha ka arkin ma inuu gafuurka duubtaa?. Boqolaal kale oo ka hoos shaqeeya oo magaaladooda mushaaxa, oo fagaarayaasha ka khudbeeya ayaa jira, ee maxaad ka qaadi kartaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey ma isku ciyaaraynaa? Adiga, Cali dheere iyo adeerkaa Aweys lambar 4 ma imaan kartaan haddaad run sheegeysid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;770311 wrote:
Dee isagu wa Amiirka hogaan iyo ciidan kala saar isagu mamuulku hagaya abwaan maad taageersantahay xabashida inay Somalia gudaheeda so galaan oo ciidankooda Somalia u xoog u sheegtaan?

Xabashida waan nebcahay waxaanse Ka sii nebcahay ninka ii keenay oo sababay inay Soomaaliya ku meeraystaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Lol, Aniga Number 1 xataa waa tagaa!. Meeshooda wax ma uga qaban kartid haye? xoogga Gaalada miyaad isku halleynee?.

 

Aaway cabaadkii 2006-7 kaa bixi jiray?. Yaahuuda!. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey;770317 wrote:
^Lol, Aniga Number 1 xataa waa tagaa!. Meeshooda wax ma uga qaban kartid haye? xoogga Gaalada miyaad isku halleynee?.

 

Aaway cabaadkii 2006-7 kaa bixi jiray?. Yaahuuda!.
:D

Habaar bay ka dhammaan weysey haye....hakugu taagnaato! Waan kuu sheegay nin carruurtii iskuul ka aadi la'yihiin, oo haweenkii dariiqyada ka nadiifin la'yihiin, oo odayaashii masaajidka ka aadi la'yihiin Soomaali waxba uma hayo kan adigoo kale ah oo cabsan kuwaasna wax ma dhaamo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Show me pictures of tigray troops in berbera duke once again is Justifying another invasion in his country its just getting sad but than again a Yey supporter will always welcome xabashis in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this