Sign in to follow this  
Saalax

SSC and Puntland families being hunted down in Libooye Kenya by Azanians

Recommended Posts

Saalax   

daadka kaso jeeda Puntland iyo SSC oo Ku Noolaa Libooyo Kenya Oo Maalinkii Sedexaad Magan U Ah Booliska

Dad qamaamaya oo ka soo jeeda Azania/NFD ayaa ku soo yaacay guryaha iyo meheradaha ay ka deganaayeen magaalada libooyo reero iyagu asal ahaan ka soo jeeda deeganada Puntland iyo gobolada Sool, Boosaaso iyo Garoowe iyadoo laga bililaqaystay hantidii ay lahaayeen isla markaana loo geeystay dilal kala duwan iyo dhaawacyo.

Dadkaan ayaa loogu aaneeyey eedo loo tirinaayo maamulka puntland oo isagu hore ugu dhiibay dawlada itoobiya dad ka soo jeeda beesha ugaadeen taas oo shacabka puntland aad uga cadhoodaay xiligii ay dhacday arinkaasi iyagoo shacabka puntland si cadho xoogan ugu sameeyey kacdoon ay kaga soo jeedaan maamulkooda talaabadaas uu xiligaas qaaday isla markaasna aanay dib dambe u dhicin.

 

Qabiilka dega magaalooyinka Libooye Kenya iyo Libooye Soomaaliya ee Azania/NFD ayaa iyagu beryahaanba wada ugaadhsiga dadka kaso jeeda SSC iyo Puntland ah ee deegaanadaas ku lahaa hantida deegaameed oo noloshoodu ku xidhnayd iyadoo reero badana hore looga Masaafuriyey ayaa waxaa maalmahana Dib uga soo cusboonaaday duulaanka dilka iyo dhaca ah ee loo geeysanaayo Dad Shacab ahaa oo ku noolaa deeganaada libooye kenya iyo libooye kenya.

 

Dhinaca kale reero dhawr ah oo ka soo jeeda deegaanada Puntland iyo SSC ayaa maalintii sadexaad lagu ilaalinayaa saldhiga booliska si naftooda loo bad baadiyo iyagoon haysan wax gurmad ah ama u xataa guryahoodii iyo hantidoodii u ilaaliya ama wax uga keena hadii ay iyagu is dhahaan u baxana la weerarayaa oo la laynayaa.

Si kastaba ha ahaatee dhacdadaan ayaa ah mid aad fool xun oo ka soo daahirtay deegaankaas iyadoon dadaan waxba galabsan si isir ah loo ugaadhsanaayo,

Qaar kamid ah reero saldhiga libooye kenya ku xaniban oo radio laascaanood la soo xidhiidhay ayaa ka codsaday in qayladhaan laga gaadhsiiyo hayada xuquuqul iinsaanka iyo dadka caqliga u sanba in gurmad deg deg ah loo fidiyo naftooda iyo maalkoodaba.

 

Caruuro ka dhiganaayey iskoolo ay dhaleen reerahaas *****ga ahi ayaa loo lugaysiiyey habeenkii xalay dhinaca Magaalada Gaarisa si naftooda loo badbadaadiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Carafaat i think Azanians are angry because people from Puntland and SSC expressed their support for Al shabab in Kismaayo and even gave

them weapons.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Also

 

Dadkaan ayaa loogu aaneeyey eedo loo tirinaayo maamulka puntland oo isagu hore ugu dhiibay dawlada itoobiya dad ka soo jeeda beesha

Azania.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Iskudir.com Anagu shuqulka habraha ma faduulino, ee maxaa idinka afaaraha reeraha kale aad ka rabtaan. Fitnado wax fiican, maaha. SSC, Azania, iyo Puntland waa dad walaalo ah oo wada dhashay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Carafaat;770191 wrote:
Xiinfaniin and General Duke folks rather support Amir Godane and Al Shabaab over Ghandi and Azania????

 

kkkkk you got it right.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Carafaat;770202 wrote:
Liibaan, waad runtaa. waxaad u sheegtaa,
. Ha joojiyaan isku dirka.

Xumaanta iyo xasarada ayaa waligaa ka shaqeesaa, cidna kuma weydiin taleex media, adiga taada ayaa Allah kula xisaabtamayaa. Waa hadii aad wanaag rabto jooji isku dirka iyo xumaanta, hadii aad ka hesho sharka iyo shaydaanimada dee wado isku dirka iyo xumaantaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';770197 wrote:
Iskudir.com Anagu shuqulka habraha ma faduulino, ee maxaa idinka afaaraha reeraha kale aad ka rabtaan. Fitnado wax fiican, maaha. SSC, Azania, iyo Puntland waa dad walaalo ah oo wada dhashay.

Looooooooooool @ Anagu shuqulka habraha ma faduulino. ENOUGH SAID WALLE OO BIILLE!!

 

Trying to instigate between brothers and countrymen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

I have never seen people more desperate.They waiting for war among clans in the south but its not happening.Sorry folks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this