Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2012

Recommended Posts

Somalina laakin awoow boqol basaaboor baan haysta boqol wax ba ii kala qoran xiiligan dhashay wa qiyaas gadhki ima wada cadaan marka dee waad iska qiyaasi karaysa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:D :D :D koley wisdom badan baa kugu duugan, odeyaasha kama ag kici jirin ayaan u maleyn markaad yareyd. Dhibkaaga faraha badan ayaa laga garan karaa da'daada. lol.... waa lagaa soo dacwoodey marar badan, odeyna dacwo iyo rabsho wuu iska fogeeyaa.

 

Type( #1) haddaan ku keeney, haddii kale (type #2). :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;806807 wrote:
:D
:D
:D
koley wisdom badan baa kugu duugan, odeyaasha kama ag kici jirin ayaan u maleyn markaad yareyd. Dhibkaaga faraha badan ayaa laga garan karaa da'daada. lol.... waa lagaa soo dacwoodey marar badan, odeyna dacwo iyo rabsho wuu iska fogeeyaa.

 

Type( #1) haddaan ku keeney, haddii kale (type #2).
:D

 

World experience markay noqoto koley wax badan baan u so joogay marka dee koley wax wa igu duugantahay laakin is faanin mayo ileen Nin is faanshay waa ri' is nuugtay awoow , Oyadadi hore wa run aad baanu u wada socon jirnay laain dee kuwaas beri hore bay qabriga adeen hada aniga la iga sugaya, waad so dha dhawesey awoow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this