Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2012

Recommended Posts

BOB   

Reer Xamarku murti xumo ayey la wada calool kuusan yihiin, bal sidee ku keeneen in meel dhan loogu magac daro 'Jiiro Garoob' bal saqajaanimada intaa la eg eega...kuwaas waa horay aniga iga dhinteen ee iga daa, laakiin bilcaamohoodaa fiican oo aan aniga is fahanaa laakiin ragga waa wax bakhtiyay oo aan waxba isku faleyn.

 

 

PS. Somalina qof halkaan soo madax madoow ayaa kaa codsanaya inaa sawirada cusub ee Xamar Weyne soo galiso, masaajidka Marwaas, Al Curuba, Kaniisada, Shaneemo Shantaraale, Shaneemo Mizione, Suuqa Xamar Weyne etc..waa ku kaas gabar iska dhig ee sawiradaas keen halaguu duceeyee.

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

caafimaad7.jpg

 

caafimaad4.jpg

 

caafimaad6.jpg

 

 

Isniin, February 27, 2012(HOL): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladda Leicester iyo Hay adda IQRA AID TRUST oo Leicester UK fadhigooduyahay, waxa ayna soo qaban qaabiyeen xaflad qurux badan oo dhaqaale loogu uruurinayay Gobolka Banaadir, iyadoo sidoo kale qalab caafimaad oo isugu jira seddex gaadiidka gurmadka deg degta ah iyo labo dab-damis.

 

Waxaa xafladda ka soo qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan. CEO, vice Consular Abdul Osman IQRA AID TRUST, Duraan Farah Qatar oo ka socda Charity, Imam Qasin oo ka socday AL KHAIR FOUNDATION iyo Abdullahi Ahmed Saney oo isna ka socday IQRA AID TRUST isla markaan ahaa qaban qaabiyaha xafladda iyo ku xigeenka duqa magaaladda Leicester.

 

caafimaad.jpg

 

Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay dadweyne aad u faro badan oo ka kala yimid Magaalada Leicester iyo agagaarkeedda.Duqa magaaladda Muqdisho Tarsan ayaa aad ugu mahadceliyay IQRA AID TRUST iyo dhamaan dadkii gacanta ka geystay soo gadista gaadiidka gurmadka deg degta ah, isagoo xusay in baahidda loo qabo gaadiidkan aad loo dareemay markii uu suuqii Xamarweyne gubtay ka sheekeeyay.

 

caafimaad5.jpg

 

“Ma iloobi doonno cid kasta oo gacan ka geysata badbaadinta dadka iyo dalka Soomaaliyeed, wexeyna inoo dhaamaan hay’addo waa weyn”ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan.

 

caafimaad3.jpg

 

H. Ghelle

hgele@hotmail.com

Leicester, Uk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Somalia’s war orphans educated for free

 

In a crowded classroom in the capital of Somalia, Mogadishu, children shout out words in English as their teacher points with his stick to a blackboard.

 

Like many schools in Mogadishu and elsewhere in the country, resources are extremely tight and children are used to making do with what little books, pencils and papers their teachers can find.

 

But unlike other school children who go home in the evening to spend time with their families and play with friends, almost all of these children stay in the centre, sleeping and eating alongside a growing number of students joining their ranks.

 

The children are all orphans or children who have lost contact with their parents and relatives during Somalia’s protracted civil war.

 

Biri Centre, set up in 2010, is one of a handful of locally run charities working to help the children, many of whom are used to living on the streets. There are currently almost 800 students registered at the centre.

 

When Somalia’s government was ousted in 1991 and the country spiralled in civil war and chaos, orphanages and child care centres went the way of many other public facilities in the capital. They were abandoned and left to disintegrate and collapse.

 

In the two decades of conflict that followed, the number of children left without one or both parents has ballooned, producing a generation of war orphans left for relatives to care for or to fend for themselves if they have none.

 

As Nasra Abdulah Yasin, programme manager at the school explains, without the financial support of a family, most face a very uncertain future.

 

“Our main objective is to gather all these children together and give them schooling and care to build their future. If we didn’t help these children to have a chance in life we would be creating a huge burden for them and the state so we set up the centre to try and deal with the large number of children who have lost their parents,” she said.

 

Teachers at the school try their best to match the education the children would get at a normal school and classes in maths, science and languages are taught alongside singing and play acting.

 

But with the number of children referred to the centre growing by the day, Yasin says the teachers and the managers of the centre have tried to raise its profile to help bring in more funds. Currently they only receive donations from the local community in Mogadishu but hope to expand that to international donors over the next few months.

 

“We need help from Somalis and Muslims all over the world. We’re asking them to donate to the charity to help these children at the Biri Centre,” Yasin said.

 

The United Nations children’s organisation UNICEF estimated in 2009 — in the most recent available data that there are over half a million orphans in Somalia. The figure is likely to have risen significantly since then with ongoing violence and last year’s debilitating drought.

 

Reuters

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

BOB;796322 wrote:
Reer Xamarku murti xumo ayey la wada calool kuusan yihiin
, bal sidee ku keeneen in meel dhan loogu magac daro 'Jiiro Garoob' bal saqajaanimada intaa la eg eega...kuwaas waa horay aniga iga dhinteen ee iga daa, laakiin bilcaamohoodaa fiican oo aan aniga is fahanaa laakiin ragga waa wax bakhtiyay oo aan waxba isku faleyn.

 

 

PS. Somalina qof halkaan soo madax madoow ayaa kaa codsanaya inaa sawirada cusub ee Xamar Weyne soo galiso, masaajidka Marwaas, Al Curuba, Kaniisada, Shaneemo Shantaraale, Shaneemo Mizione, Suuqa Xamar Weyne etc..waa ku kaas gabar iska dhig ee sawiradaas keen halaguu duceeyee.

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

:D BoB, nimanka waa la kacday. maxaase ku diiday magacaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

DUQA MUQDISHO

 

Khamiis, Maarso 01, 2012 (HOL) — Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in caasimadda Somalia ee Muqdisho ay ammaan ahaan aad uga wanaagsan tahay sidii ay ahaan jirtay 20-kii sano ee lasoo dhaafay.

 

Mudane Tarsan ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu siiyay wargeys lagu magacaabo Think Africa, wuxuuna wareysigiisu u dhacay sidan:

 

Maxay ahaayeen waxyaabihii aad xoogga saartay inaad wax ka qabato markii aad qabatay xafiiska laba sano ka hor? ayaa la weydiiyay wuxuuna ku jawaabay: "Waxyaabaha ugu waaweyn ee aan qabannay tan iyo markii aan xafiiska maamulka la wareegay waxaa ka mid ahaa sidii aan dib ugu soo celin lahayn aasaaska dhimse ee magaalada oo ku burburay dagaalladii socdeeye ee dalka ka dhacay. Innaga ayaa xil iska saarnay qabashada howsha, balse ma jirto dhaqaale nalagu siiyay. Ma ahan kuwaas oo keliya waxyaabaha ay u baahan tahay Muqdisho in wax laga qabto waxaana ka mid ah waxbarashada dadka, waana waxyaabo aad loogu wareerayo sidii looga fikiri lahaa wax ka qabashadooda."

 

Su'aal kale oo ahayd: Weligaa ma damacday inaad ka tagto xilkaaga? ayuu kaga jawaabay: "Maya, Anigu waxaan u qabtay xilka sidii aan wax uga bedeli lahaa Muqdisho. Waxaan rumeysanahay inaan taas sameeyay, laakiin haddii aanan waxba bedeli karin, waxaan kusoo laabanayaa London."

 

Waxaa kaloo la weydiiyay: Jagadaadu ma waxay la dhacaysaa dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo xilligeedu ku eg-yahay bisha Ogoosto 2012? wuxuuna ku jawaabay: "Xilkeygu lama dhacayo dowladda KMG ah, laakiin marka lasoo doorto madaxweyne cusub wuxuu soo magacaabayaa guddoomiye cusub. Haddii lasoo dooranayo duq magaalo waxaan diyaar u ahay inaan u tartamo xilka duqa Muqdisho."

 

Ma waxaad waddaa qorshe aad ku diyaarinayso doorasho? ayaa la weydiiyay wuxuu ku jawaabay: "Taasi waa riyadayda, balse waxay ku xiran tahay sida wax loo helo. Marka hore waxaan doonayaa inaan diyaariyo in degmooyinka lagu qabto doorashooyin. Markaas degmo walba ay ka yimaadaan wakiillo, kuwaasoo dooran doona guddoomiyaha gobolka iyo duqa magaalada."

 

Sidoo kale, waxaa la weydiiyay: Mala dhihi karaa Muqdisho waxay maanta la mid tahay sidii ay ahaan jirtay ka hor intii aadan xafiiska qaban? wuxuuna ku jawaabay: "Maya, way ka duwan tahay. Magaaladu waxay ahayd mid ay siyaasiyiintu hub ku haystaan laguna ilaaliyo hoteellada. Hadda magaaladu waa mid nadiif ah, inkastoo aanan haysan qalab nagu filan. Ammaanku waa mid aad u sarreeya. Suuqayadu waa kuwo furan dadku waxay gacansadaan illaa 11:00 habeennimo laga gaarayo. Waa mid isbedel uu ku dhacay, balse waxaa noo dhiman howlo badan."

 

Muqdisho ma magaallo ammaan badan baa, waayo waxaa magaalada gacanta ka talisa DKMG ah ee Soomaaliya? ayaa la weydiiyay wuxuuna ku jawaabay: "Shaki kuma jiro magaaladu waa ammaan, waxaana ka talisa Dowladda oo dagaal kula jirta Al-shabaab. Si kastaba ha ahaateen ciidamada dowladdu waxay ka adkaadaan Al-shabaab. Haddana Al-shabaab lagama jecla magaalada. Si toos ah uma dagaalami karaan, way isqarinayaan, maxaa yeelay dadka ayaa nacay."

 

Waxaa la weydiiyay su'aal ahayd: Ma waxaad leedahay hadda Muqdisho waxay ka amaan badan tahay sidii ay ahaan jirtay 20-sano ka hor? wuxuna ku jawaabay: "Magaaladu waa ka nabad wayna ka wanaagsan tahay sidii ay ahaan jirtay sannado ka hor. Markii hore booliisku waxay soo tabin jireen dagaallo lagu dhintay - laba qof ayaa dhintay kaddib rabshado socday hal saac oo keliya. Hadda sidaas way ka wanaagsan tahay, isbedelkana waxaa sheegaya goobjoogayaasha; waxaa ka jira Muqdisho hannaan sharciyeed, wax walba oo dhacana waa laga war-hayaa."

 

Mudane Tarsan waxaa sidoo kale wax laga weydiiyay ciidamada waddooyinka ee dib loosoo celiyay isagoo sheegay in dib loosoo celiyay sidoo kalena ay wadaan inay sharciga waddooyinku si caadi ah kusoo laabtaan dhawaan.

 

mayor%20of%20mogadishu.jpg

 

Ugu dambeyn, waxaa la weydiiyay, Ma qorsheynaysaan inaad dib u dajin u sameysaan barakacayaasha? wuxuuna ku jawaabay: "Waxaan isku dayaynaa inaan la xiriirno hay'ado kala duwan si ay nooga caawiyaan dib u dajinta barakacayaasha. Waxaan doonaynaa inaan dib ugu celiyo deegaannadii ay markii hore ka yimaadeen, balse xilligan la joogo ma hayno dhaqaale aan howshaas ku qabanno."

 

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdiso wuxuu ka mid ahaa xubnihii DKMG ah ee ka qaybgalay shirkii London lagu qaabtay 23-kii bishii lasoo dhaafay kaasoo looga hadlayay mustaqbalka Soomaaliya.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

AMISOM hands over two generators to Benadir Hospital in Mogadishu

 

Mogadishu‐March 1st, 2012; The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has handed over two generators to Benadir Hospital. Presenting the generators, the Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (DSRCC) for Somalia, Honorable Wafula Wamunyinyi said AMISOM is making good progress in the implementation of projects in support of the people of Somalia as outlined during its press briefing on February 17th, 2012.

 

“The two generators are 110 KVA and 60 KVA respectively and have been purchased at a cost of 91,300 United States Dollars. The donation of these two generators is part of AMISOM’s Humanitarian Support to the people of Somalia and is a clear demonstration of our commitment to alleviating the suffering of Somali civilians.” Said Honorable Wamunyinyi.

 

3012.jpg

 

The donation of the two generators will help provide reliable electricity for water pump, x‐ray, laboratory and operating theatres as well as facilitating training of medical students and help in improving security due to the presence of functioning security lights.

 

The Minister of Health of the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia, H.E. AbdiAziz Sheikh applauded AMISOM for the donation of the two generators saying it will help in reducing some of the problems the hospital was facing regarding inadequate electricity supply.

He said; “I’m happy to witness the handover of the generators to Benadir hospital as it demonstrates once again AMISOM’s strong commitment to improving the lives of the people of Somalia through the enhancement of capacity for medical institutions.”

AMISOM’s Senior Humanitarian Affairs Officer, Mr. Abdul Diagabate said; “AMISOM hopes to contribute to efforts aimed at uplifting people’s living standards in achieving the millennium development goals.”

 

Notes to editors

Benadir Hospital is the main hospital serving the city of Mogadishu. The Hospital has a catchment of over three (3) million people. Most of these have no gainful employment. Benadir Hospital sees a very large number of patients because of high disease burden and large number of trauma cases due to the escalated conflicts. Benadir Hospital is a 600 bed hospital. About 150 are operated on every month, 200 admitted, over 280 laboratory tests and over 100 x‐rays are conducted everyday. These services were being supported by an old generator.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Cusbitalka_Al_Nuur_5.JPG

 

Cusbitalka_Al_Nuur_4.JPG

 

Cusbitalka_Al_Nuur_2.JPG

 

Xarunta Cusbitalka Al-Nuur ee magaaladda Muqdisho, ayaa waxaa haatan si habsami leh uga socdda hawl Indhafiiqid iyo daaweyn iskugu jirta, taas oo ay si wada jir ah iskagakaashanayaan Cusbitalka al nuur ee muqdisho iyo Mu,asasadda Al basra International Fuondation oo laga leeyahay dalka sacudiga., waxaana sidoo kale gacan ka geysanaya hay,adda lagu magacaabo Noor Dubai Fuondation oo laga leeyahay dalka imaaraadka carabta.

 

Hawlahaan iskugu jira indho fiiqidda iyo daaweynta ayaa waxaay soo bilabatay faberaayo 28-dii taas oo socon doonto muddo waxaa ilaa iyo hadda ku guuleysteen inay daaweyaan idhahana u fiiqaan Bukaano gaaraya in ka badan Boqol Ruux.

 

Agaasimaha cusbitaalka al nuur ee magaladda muqdisho Dr C/Risaaq axmed dalmar iyo madaxa mu,asasadda Al basra foundation Dr Dr Jaabir oo si wadajir ah saxaafadda ula hadlay ayaa sheegay inay hawshaan loogu talagalay in indhaha loogu fiiqo in ka badan 5000.Kun oo ruux, iyadoo haatan loogu talagalay in indhaha loogu fiiqo looguna daaweeyo Bukaana gaaraya 500 oo ruux oo 100 ka mid ah haatan lagu daaweeyay looguna fiiqay

 

Masuuliyiintu waxaa kaloo ay sheegeen in dasdkaan loofuliyay hawlaha caafimaad ee qaba xanuuka indhaha laga soo uruuriyay Degmooyinka gobolka banaadir gaar ahaan xeriyaha ay ku jiraan barakacayaasha , kuwaasi oo aanan heli Karin adeeg nuucaan oo kale ah, waxayna sheegeen in qof kasta oo loo fiiqo indhaha ay ugu talagaleen in la siiyo 12 Kiilo oo timir ah taas oo wax weeyn ka qaadanysa caafimaadka indhaha.

 

Dr C/Risaaq iyo Dr. Basra waxaa kaloo ay sheegeen inay hawlshaan sii wadi doonaan si bukaanadda Soomaliyeed ee qaba cuduradda indhaha ku dhaca ay wax weeyn ka qabanaayaan iyagoo xusay in ay hawshaani tahay mid samafal ah oo aanan wax qarash ah laga qaadeynin bukanadda maadaama Bulshadda Soomaliyeed ay soo martay dhibatooyin kala duwan oo raad weeyn ku yeeshay caafimaadka bulshadda soomaliyeed, waxayna mahad balaaran u jeediyeen intii gacanta ka geysatay fulinta hawshaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

QALLOOCEENA YAA DHALAY?

by Dr. Ali Sheikh Ahmed, President of Mogadishu U.

 

1. Maxaa dhalay dhibaatadan

2. dhashu ay ku sugan tahay

3. dhaqan xumada qayb ka ah

4. Dhabarkooda jabisoo

5. Dib u dhigi korriinshaha

6. Dhammaan ubadka oo idil

7. Dhanwalbood ka eegtaba

8. Dhibaataa hortaalloo

9. Isxilqaanka dhaawacay?

 

10. Maxaa dhalay dhibaatadan

11. Dhalinteenna xooga leh

12. Dhib yaraan la jiifaan

13. OOY ka dhowri howlaha

14. Dadkaloo dhaqaaqoo

15. Xilka dhabarka saartoo

16. Dhididkood ay quutaan

17. Ka dhargaan waxay siin

18. Dhib la'aanna noolaan?

 

19. Maxaa dhalay dhibaatadan

20. Oday dhaqamadeennii

21. Nabadeena dhaqi jiray

22. Markii uu dhib wayn jiro

23. Ku dhaqaaqijiray howl

24. Dhanka fiican loo wado

25. Inay maanta dhiilliyo

26. Dhibta iyo xumaatada

27. Dhinaceeda doortaan

28. Dhaqankiina lumiyaan?

 

29. Maxaa dhalay Dhibaatadan

30. Oo dhaarta beenta ah

31. Dhib yaraanta loo mari

32. Haddaan madaxdu dhowrayn

33. Dhab ahaan u hayn karin

34. Balantay ku dhaartaan

35. Oon laga dhabaynayn

36. Waxay dhaartu mudantahay

37. Dhaqan dowlo laga fili

38. Dhulkuna uu ku nabad gali

39. Dadkuna ay dhibaatiyo

40. Dhalanteedka kaga bixi?

 

41. Maxaa dhalay dhibaatadan

42. Kuwii qalinka dhuuxee

43. Aqoon dhumuc leh yeeshee

44. Dhadhansaday waxbarashada

45. Dhibaatadu markay timid

46. Madax dhaba ma'ay noqon

47. Dhulka way ka dhoofeen

48. Dhankooday cidleeyeen

49. Dhaban kaag ayaa dhacay

50. Iyo waxaan la dowrayn?

 

51. Dhab ahaan u eegoo

52. Dhan walbaba ka fiirshoo

53. U dhaadhiciya hoosoo

54. Maskaxduna ha dhuuxdee

55. Jawaab dhaba ayaan sugi

56. Oon ka dhowri wadartiin

57. Dhibyaraan fudayd iyo

58. Dhayal yaysan nagu marin

59. Dhibtu waa mid guud oon

60. Nolasheena dhaawici

61. Ama keeni dhimashaba

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Caadi ma aha gabayga oo waa mid dhuuxa iyo dhiiga ku dhaqaajin.

 

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Africa Review

Sunday, March 04, 2012

 

 

Nowadays, sports games are employed by all and sundry in Mogadishu to grace events and harmonise communities, especially the youth.

 

The latest to join the rush for games organisations was Bar Kulan radio, a widely listened 24 hours broadcaster that transmits its programmes from Nairobi, Kenya.

 

Two female basketball teams, Horseed and Municipio, got ready for a peaceful duel on Thursday, March 1, to compete for a Cup in honour of the second anniversary of the launching of the popular radio that combines some of the most diverse programmes including near incessant music.

 

Mohamed Ali Ahmed, the Commissioner of Hamar Jabjab district, thanked the management and the Somali Basketball Federation for choosing his area.

“I am delighted by the huge crowd pulled by your event,” remarked DC Ahmed.

 

In the absence of frequent sniper fires and direct confrontations between the pro-government forces and the fighters of the radical Islamist group, Al-Shabaab, children are visibly gathering in every available space in Mogadishu to play the games they love. Football takes a prominent position as children use every kind of stuff with a round shape that likes as a ball.

 

Even socks stuffed with toen papers and papers are good enough for the young ones.

 

Lido beach

 

Few grown up youths tend to pull their resources together to buy leather made balls for good games. Others are contented with plastic made ‘sphere’ for far less price.

 

The most dedicated youngsters flock towards Lido, a strip of beach in the northern suburbs of Mogadishu. Thursdays and Fridays are just the favourites as schools close doors for the weekends.

 

The white sandy beach offers enough space and sea breeze for those willing to flex muscles as they run after rolling things as long as they have round shapes. At least half dozen games are organised by groups of all ages.

 

Games for senior groups are organised by former sportsmen and Diaspora Somalis, nostalgically visiting the capital. Even politicians have a tendency to have a fun during the weekends, arranging volley ball or football games.

 

Somalia’s Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali, The Defence Minister, Hussein Arab Issa and Ahmed Nur Tarzan, the Mayor of Mogadishu, are among the dedicated Lido Beach enthusiasts and games promoters.

 

Regular seaside dwellers are keen to say that the ocean waters provide salty liquid that is dubbed to have medical powers for all kinds of illness as well as pleasure for those feeling bored by years of civil strife.

 

“Come to Mogadishu and join us to have fun at Lido Beach,” recently stated Mogadishu Mayor Tarzan while talking to a group of Diaspora Somalis in Britain after attending a London Conference on Somalia in February.

 

The national sports federations also seize the moments to organise amateur games. On 28th of February, officials of the National Volley Ball Federations witnessed a friendly game in Mogadishu.

 

The event took place at ex-Luciolo sports ground in North Mogadishu. Dekadaha and Horseed were the teams chosen to show the public the value of volley ball for the youth’s health as well as contentment for the fans.

 

Professor Mohamed Ali Addow, The president of the national Volley Ball Federation, praised the move to inculcate peace and integration among the youth.

 

“We admire the local organizations sparing no efforts in energising the youth towards different sports disciplines,” said Addow while addressing a cheering crowd and attentive officials.

 

Youth activities

 

On 23rd of February, 50 youngsters lined up at former Behani Fuel Station, popularly known as AGIP-ka Bexaani’ in North Mogadishu, to partake in a cycling competition. It was the first organised in the Somali capital in two decades of civil war.

 

Officials from Somali Youth Advocacy Organisation (SYAO), the entity that sponsored the two kilometre-long distance competition, flagged off the event, expressing that the contest was to induce the youth in peace building.

 

“This competition is part of our initiatives to encourage integration, especially among the youth,” said a SYAO Official.

 

Mr Abdulkadir Barrow Mohamed, the President of Somali Cycling Federation, praised SYAO officials for renewing the cycling spirit in the capital.

 

“This is a sign that things are changing in our capital city (Mogadishu),” remarked the president of the cycling federation.

 

The highly spirited cyclists peddled towards the Ex-Luciolo Sports Ground, despite the afternoon heat. The first, second and third riders to cross the line received money and medals as rewards.

 

In Mogadishu, the 18 federations that are members of the Somali Olympic Committee appear geared to revive their respective sports disciplines.

 

Mr Aweys Mohamed Abati, the president of Somalia Karate and Taekwondo Federation told Nation that he was going to organise events for athletes in May this year. “Best performers will be selected for a national team,” said President Aweys Abati, better known as Aweys Orfeo.

 

The football and basketball federations had organised their respective tournaments in 2011, especially after militants loyal to Al-Shabaab vacated their main positions in Mogadishu in August.

 

“Despite years without proper games, basketball still attracts entire families,” said Mr. Hassan Ibrahim Ali, the President of the Somali Basketball Federation as he handed the Bar Kulan Radio Anniversary Cup to the girls playing for Horseed Team.

 

Sporting is still a dangerous exercise in parts of Southern and Central Somalia controlled by Al-Shabaab.

 

The fanatical militants oppose youth spending time on sports, especially playing football. They say that playing or even watching football deters the youngsters from joining the jihad (holy war).

 

Prior to the civil war, the Somali Olympic Committee and its sports federations were responsible for the organization of events at district, regional, national and international levels.

 

Nevertheless, many sports arena that were converted into militia training camps or even into fortified army positions by the warring sides are falling under the control of the sports leaders, promising revitalisation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this