Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2012

Recommended Posts

Abwaan   

Maasha Allaah Ilaah ha u siyaadiyo. Waa arrin lagu farxo. Muqdisho way ku soo noqon doontaa inay caasimadaha adduunyada wax la qaybsato mar dhow insha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

IMG_2576.jpg

 

IMG_25921.jpg

 

IMG_2609.jpg

 

IMG_2654.jpg

 

IMG_2671.jpg

 

Ururka SYL II oo ka mid ah ururrada dhalinyaro ee sida baaxada weyn ugu shaqeeya arimaha horumarinta dhalinyarada iyo Iskaashiga Bulshada ayaa maanta magaalada Muqdisho uga bilaabay Imtixaanaadka kama dambeysta ah arday tiradoodu gaareyso ilaa 500 oo arday.

 

Ardaydan maanta imtixaanaadka kama dambeysta ah u fariisatay ayaa ka mid ah ardayda xirfadaha kala duwan uu baro ururka SYL II waxaana imtixaankan kama dambeysta ah ee ay maanta Muqdisho ugu fariisteen uu socon doonaa mudo Todobaad ah.

 

Mudane Cumar Meyre Macow oo xubin ka ah ururkan SYL II oo saxaafada uga warbixiyey Imtixaankan ay maanta Ardaydan u fariisteen ayaa tilmaamay in mudo dhowr bilood ah ay ardaydani qaateen tababar lagu barayey xirfado kala duwan kuwaasi oo ay ka mid yihiin Saxaafadda, Xoghaynta, makaanikada, kambiyuutarka iyo Neeriska.

 

Cumar Meyre Macow ayaa ugu dambeyntii waxa uu tilmaamay in ardaydan bedelkooda ay fursado waxbarasho siin doonaan dhalinyaro kale oo Soomaaliyeed si iyana ay u helaan Tababar ay noloshooda ku maareeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

DSC01294.jpg

 

DSC01295.jpg

 

DSC01344.jpg

Ma lay ogoleen inaan cuno jalaatadaan ka gato iskuulka hortiisa. Hadda waa xoroobey waana tijaabin karaa maadaama aan talaalanahay. LOL

 

DSC01308.jpg

 

DSC01119.jpg

 

DSC01186.jpg

 

DSC01117.jpg

 

DSC01198.jpg

 

DSC01257.jpg

 

DSC01254.jpg

 

Wadajir

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Inshallah, I wanna visit Moqadishu around Jul this year.

 

Did you hear about this youth campaign rallying diaspora to visit Somalia coming Summer?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Are you referring to

 

welcome.jpg

 

310152_234155256643319_106492496076263_6

 

Looking forward to watching the livestream for Operation Restore Home Seattle Launch from University of Washington this saturday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this