Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu 2012

Recommended Posts

Ma thread-kii aan maalin sameeyay ayaad iigu cadhootay horta? Wax ii geeyay garan maayo, waan caajisay markaasaan iska sameeyay topic-gaas. Iminka laga bilaabo raali galin buuxda ayaan ka bixiyay...Qof kasta oo dhibsadayna waan ka raali galinayaa... Khalad kay-giina waan qirtay...CAFWUN WALAALYAAL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Cafis iyo masaamax haddaba walaal, dad walaalaha ayaan nahay aan si fiican iskula dhaqano, dad shisheeye ah baa na eegaya marwalba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

Sax +1000

Run ayaad sheegtay, dad walaalo ah ayaynu nahay, waa inaynu isa saamaxnaa, ''Maanta laga bilaabana walaalo ayaynu nahay''

Siyaasad ahaan uun baa lagu kala aragti duwan yahay, ee dadkeenu waa walaalo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this