Sign in to follow this  
Somalia

Rape Cases On Rise In Somaliland’s Capital Hargeisa

Recommended Posts

Somalia   

Looks like all of my highlighting the sexual violence in the region paid off, the region is waking up to the plight of women.

 

I would like to thank myself for my formidable research.

 

 

 

2 days ago.

 

Rape Cases On Rise In Somaliland’s Capital Hargeisa

 

HARGEISA (Hadhwanaagtimes) – As Somaliland is still enjoying domestic relative peace, rape cases are increasing, Hatuf Newspaper said on Sunday.

 

Most of rape cases were committed against the girls, whose ages under 20, according Hatuf reporters who visited Hargeisa Hospital and SARC offices.

 

Young children male, female are also among the victims of rape cases, Hospital and SARC officials said.

 

At least ten girls are raped every month in Hargeisa, the capital of Somaliland republic, says Ahmed Dahir Adam, the head of SARC in the city.

 

Mr. Adam added that unemployment is the main factor of rape cases increase as most of Somaliland young boys are sitting streets idle.

 

He called for those unemployed young people should be given opportunity to work to lessen the rise of rape case in Somaliland.

 

Hadhwanaag Times

__________________________

 

For more on my research go to the following links.

 

We have already looked at the following

 

Rape in the Somaliland Presidential Compound

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60143-Rape-in-the-Somaliland-Presidential-Compound

 

Somaliland Gang Rapes Increase

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60093-Somaliland-Gang-Rapes-Increase

 

Somaliland's Female Mutilation "Most Dangerous"

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60094-Somaliland-s-Female-Mutilation-quot-Most-Dangerous-quot

 

US Department of Justice: Somaliland Raped Minorities

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60409-US-Department-of-Justice-Somaliland-Raped-Minorities

 

UN: Somaliland Child Abuses Increase; Sexual Violence/FGM

http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60452-UN-Somaliland-Child-Abuses-Increase-Sexual-Violence-FGM?highlight=violence

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I am just sharing facts and highlighting a case that needs to be highlighted.

 

2_83.jpg

 

Hargeysa, December (Haatuf) – Tirada Hablaha da’yarta ah ee

lagula kaco falalka Kufsiga ayaa muddooyinkan u dambeeyey caasimada

Hargeysa si xawli ah ugu soo kordhaya, kuwaas oo la sheegay inay

geystaan Wiilal dhalinyaro u badan, gaar ahaan kuwa shaqo la’aantu

ragaadisay ee ku sugan Xaafadaha kala duwan ee magaalada Hargeysa.

 

Hablaha weerarka bahalnimada ah lagula kaco ayaa la sheegay inay

da’doodu u badan tahay 20 jir wixii ka hooseeya, inkata oo ay jiraan

caruur isugu jirtaa Hablo iyo Inamo sidoo kale lagula kaco falal

faro-xumayn ah, sida uu sheegay Xafiiska SARC oo Cusbitaalka guud ee

Hargeysa u qaabilsan dadka falalka Kufsiga lagula kaco.

 

Maamulka Cusbitaalka, isla markaana ah Madaxa Xafiiska SARC Axmed Daahir

Aadan oo maalintii shalay Wariyeyaal ka tirsan Wargeyska Haatuf oo

booqday Xafiiskooda si ay wax uga ogaadaan dhibaatooyinka la soo darsa

Hablaha Kufsiga lala beegsado ayaa sheegay in ku dhawaad Bishii 10

Hablood oo falal Kufsi loo geystay ay xafiiskoodan wax ugu qabtaan,

waxaanu yidhi “Bishii ilaa toboneeye in ka badan inay noo yimaadaan ayaa

suuragal ah, hablaha dhibaatooyinka Kufsiga loo geystaan ee xafiiskan

yimaadaa waxa ay da’doodu u dhaxayso 20 iyo wixii ka yar, waxaana ku

jira Caruur Hablo iyo Inamo aad u yaryar oo la faraxumeeyey, isla

markaana tiradoodu way sii kordhayso, waxaana hablaha naloo keeno ka mid

ah kuwo ay Kufsadeen ugu yaraan saddex Nin, kuwaa oo aan xataa la ogayn

inay caafimaad qabaa oo laga yaabo inay qabaan xanuunada lagu kala

qaado galmada, sida Jabtida ilaa Aid-ka oo kale, kuwaas oo ka qayb

qaadanaya waxyeelooyinka Kufsigu soo gaadhsiiyo Hablaha”.

 

Maamulaha Cusbitaalka iyo Madaxa SARC Axmed Daahir Aadan mar uu ka

hadlayey Raga geysta falalka Kufsiga Hablaha iyo waxyaabaha xafiiskoodu

uu u qabto dhibanayaasha ayaa waxa uu yidhi “Dadka falalkan Kufsiga ku

kacaa waxa ay u badan yihiin dhalinyaro, waa Active group-ka kuwa loo

yaqaano, shaqo la’aanta dhalinyarada haysataana waa ka qayb weeyaan,

Markaa waxa muhiimka ahi waxa weeyaan dad Islaam ah ayaynu nahay in

diinta lagu dhaqmo ayaa muhiim ah, macnihii Diintu waxa xun oo dhan ayaa

inaga joogsanaya, in caruurtan xaafadaha tuban dib loogu celiyo

waxbarashadii ama dee camal loo sameeyo, Saldhigu waa Diinta Islaamka oo

lagu dhaqmo oo lagaga leexan lahaa xumaantan oo dhan.

 

Inantii yarayd Aroos baan tagay bay odhanaysaa, Arooskaas inta laga soo

raacay ayay u badan yihiin Hablaha la Kufsadaa, markaa waalidiintu inay

aad ula socdaan ayaa la gudboon, markaa Hooyada ayaa loo baahan yahay

inay si weyn uga war hayso oo ay la socoto inanteeda. Xafiiskan ku dhex

yaala Cusbitaalka Guud ee Hargeysa Hablaha la keeno waxa ugu diyaar ah

hablo isugu jira Bileys, Looyarkii iyo adeegyadii kale ee Caafimaadka u

qabanayey, taas oo loogu talo galay in gabadha waxyeeladu ka soo gaadhay

Rag hadana ay Ragg kiiskeeda baadhaan taasi waxa ay ku dhalinaysaa

dareen sas leh, balse Hablo marka ay u adeegaan maskaxdeedii ayaa

dagaysa”.

 

Masuulkan ayaa sidoo kale sheegay in Raga loo qabto falalka Kufsiga ah

in aan lagu sii dayn xeer jajab ay odayaal gadhwadeen ka yihiin, balse

ay maxkamaduhu mariyaan ciqaabta faldambiyeedka uu ku kacay.

 

AllSanaag

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia aka pirate boy have you had a personal experience with a gentleman from Somaliland pulling your pants down and putting you on his lap? You seem to be very emotional about these issues you have brought forth..

 

Btw, this childish method you seem to be employing inorder to silence objective news from the pirate state willnot work. We in Somaliland respect any news both negative and positive. So we thank you for your efforts and we promise to look at all the cases individually.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abokor, all I am doing is playing ball.

 

If it hurts you then do not play. I mean even the US Department of Justice knows about the plight of women in the great country of Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this