Sign in to follow this  
Carafaat

Youth is partying again in my Neighourhoud(Howlwadaag)!!!!

Recommended Posts

Carafaat   

Degmada Holwadaag oo markii ugu horeysey laga dhigey ruwaayad (Daawo sawirada‏)

 

Degmada holwadag oo marki ugu horeysey laga dhigey ruwaayad tan iyo marki dalka Soomaaliya ka bilowdeen dagaladi sugeeye ay waxa uu galey dalka marxal adg tas oo ayugu wacneed in la wayo adeegyadaii bulshada sida korontada biyaha isgarsiinta iwm.

 

Hadaba burburka so garey casimada somaliya waxa hoos u dhacay muuqaaldii lagu yaqaney muqdisho iyodoo ad loo boobey wax alle alle wixii yaleymagalada gadiidka dhismyasha jingadaha iyo dhaman bililqoxogan lo geystey bangigi dhexe Soomaaliya

 

Hadaba manta waxan argney in degmooyinka dagalada ku sonaq noqden iney haatan laga dhigayo ruwayada iyo cayaraha hadnewali waxa jirto iney laga war heyn dadka danyarta ah ee dagalda wax ka so gareen guryhooda tas oo lagu guldaeystey in wax laga qabto mamulda ka jira degmooyinka kale ee goblka banadir.

 

DSC01467%5B1%5D.jpg

 

ruwayad.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Al Shabaab would have slaughered these innocent kids, if they saw these. But Maanshallah Al Shabaab is gone and will never return anymore inshallah.

 

 

Where is Maddeey??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

LOL, Carafaat & Showqi, dawladnimadu ma waxay noqotay ciyaal isku niikinaayo inaad keentaan! Acuudubillaah!. Maxaa adinka la idinka sugaa, haddii Shariifkii ku soo xanbaxay xiriddii Shineemada (Sii -Sii), uu hadda lacag u ururinayo sidii Tiyaatarka loo dayactiri lahaa si ummadda loo fasahaadiyo!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

carafaat ninkaaneeti maadey waxoow rabyaa in barbaarta ee isqarxiyan oo dhamaadaan ee iney baashaalan wax bartaan nabad iyo xornimo ku nooladaan uu diidan yahi walibana uu moodaa iney diintu saas tahi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Carafaat;766625 wrote:
Ku dharo in aanad ku niikin Xamar back in the days? I bet you were the top niiko dancer in club Lido, before you became Sheick.

And you beleive that he is even Sheikh now? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Skeptic;766673 wrote:
With the little freedom they get, they do stuff like this and we wonder why all the drought and the never-ending violence! ...

 

What a joke and tasteless analogy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Skeptic;766673 wrote:
With the little freedom they get, they do stuff like this and we wonder why all the drought and the never-ending violence! ...

that's why people need to be free of religion!

Share this post


Link to post
Share on other sites
aero   

burahadeer;766707 wrote:
that's why people need to be free of religion!

Who mentioned anything about religion? Paranoid much?

Share this post


Link to post
Share on other sites

aero;766708 wrote:
Who mentioned anything about religion? Paranoid much?

 

can't you read or see what "skeptic" said ...or you just picked the last poster & jump with the pen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this