Sign in to follow this  
Akash

Borama oo Calankii Maamul Goboleedka Awdalstate of Somalia Laga Rasaas ka Socota Magaalada,

Recommended Posts

Akash   

Awdalpress.com, Caawa cabbaaro 7dii fiidnimo ee wakhtiga Afrikada bari ayaa xabsiga la dhigay siyaasi ka tirsan shakhsiyaadka magaca ku leh magaalada Borama oo magaciisa la yidhaa Maxamed Jaamac ******.

 

Haddaba mar ay shabakadda awdalpress.com khadka telefoonka ku waraysatay nin ka mid ah ganacsatada magaalada, oo naga codsaday in magiciisa aan la shaacin. Ayaa waxa uu sheegay in muwaaddinkan lagu xidhay hadal uu yidhi, kaasi oo ahaa in ay Al Jasiiradii Xamar ka bilaabantay Gebilay.

 

Wararka kale ee xillagan aan helayno ayaa iyaguna sheegaya in ay rasaasi ka dhacayso meel la noogu sheegay in ay u dhawdahay guriga Badhasaabka magaalada. Xafiiska Poliska ee uu muwaaddinkani ku xidhan yahayna waxa la sheegayaa in ay hor tuban yihiin dadweyne aad u tiro badan. Isla markaasina ay shacabka magaaladu xilligan raxan raxan u marayaan suuqa iyaga oo qaylyaya

 

Waxa kale oo ilo xog ogaal ahi ay sheegayaan in meelo badan laga taagay calanka Awdal State. Taasi oo lagu muujinayo rabitaanka Awdal State iyo sida aanu maamulka Somaliland marna u dhawrayn xuquuqda muwaaddiniinta reer Awdal. Waxana dadweynaha kacdoonka wada amma sara kacay ay dalbanayaan in raggii dhagaraha galay iyo kuwa ka dambeeyaba sida ugu dhakhso badan gacantooda loogu soo wareejiyo

 

http://awdalpress.com/index/?p=11008

Read More

Share this post


Link to post
Share on other sites
Akash   

Breaking News | Xabad Iyo Mudahaarad Balaadhan oo Caawa Ka Bilaamay Magaalada Boorama + Awdalstate oo Calankeedi Lala Soo Baxay

 

Borama-(Awdalstate)- Wararka Boorama Ka Imanaya Saacadahan Aan Joogno Ayaa Noo Xaqiijiyay Inuu Mudaharaad Balaadhan oo lagu taageerayo Maamul goboleedka Awdalstate isla Markaani Looga soo Horjeedo Xadhiga Siyaasiyin Reer Awdal oo Shalay Ka Hadlay Warbaahinta Caalamka oo Loo Taxaabay Saldhiga Magalaadasi.

 

Wararku Waxay Inta ku darayaan Ina Dhawaqa Xabada Laga Maqlayo Meelo Badan oo ka mida Magaalada Boorama iyo Nawaaxigeedaba sidoo kalena waxa aan cidi hor joogsan kari weyday xooga mudaharaadayaasha oo jidka wadnaha u Magaalada Borama Tuban iyagoo Lulaya Calanka Awdalstate.

 

Wararka Ka soo Kordha Kala Soco

 

Awdalstate Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;763853 wrote:
Lol@XX, it's night, but read what the news reports unless you only trust what your lot report true or untrue, right or wrong..

 

Waxa jira ba baritoole wanu arki looool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

^^^ These clowns make me laugh one minute they talk about Somali unity and we are all the same people and next they talk about tribe this and clan that and how different somalis are. Pick one are you a nationalist or a clanist! P.S. Adwel aint going no where the majority support Somaliland like it or not.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

burahadeer;763902 wrote:
they come here for fun,let thm play"how or what might have been".Somalia is dead.

 

Daasado madhan makes nice tune:D

I don't know why only the clan-secessionists have so much hate for Somalia? you will never hear from other somalis saying "Somalia is dead"

 

 

If you snm clan-secessionists don't want SOMALIA, well other Somalis (SSC, Maakhir, and Awdal) don't want so-called Somaliland, It's mutual feeling.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

burahadeer;763902 wrote:
they come here for fun,let thm play"how or what might have been".Somalia is dead.

 

Daasado madhan makes nice tune:D

Somalia is not dead,just your wishful thinking.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Freedom;763919 wrote:
Libaan, stop avoiding my question what are you clanist or Natonalist!

 

No one is avoiding your question, the harsh truth is Mr F. you are a clanist, you support a one-clan secessionist faction (Somaliland) and you hate your own country Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this