Sign in to follow this  
A_Khadar

Been Fakatay runi Ma Gaadho -

Recommended Posts

A_Khadar   

This is what Nuux Taani, Taliyaha Milishiyada Qabiilka reported about the incident happened in Yagoori.. Some successionists will come around and argue that donkey/ximaar is their taliye..

 

taliyeyaasha ciidammadda qaranka iyo booliska somaliland oo ka hadlay khasaarada ka dhashay labada askari oo gabdh isku qabsaday

 

Taliyaaasha Ciidamadda Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyaha Booliiska Maxamed Saqadhi Dubad ayaa shaac ka qaaday in is-rasaasayn maanta magaaladda Yagoori ku dhex martay Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid booliiska ahi ay sababtay in uu dhinto kii Booliiska ahaa isla markaana Ciidan kale oo u soo gurmaday uu isna ka dhintay Askare kale Sideed kalena ku dhaawacmeen kadib markii uu la qalibmay gaadhigii ay wateen.

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani waxa uu sheegay dhacdadaasi inay ka bilaabantay arrimo dhaqan kadibna ay is-afdhaafeen Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid ka tirsan Saldhiga Booliiska Yagoori kuwaasoo midkoodna dhintay mid-na dhaawacmay oo ay Madax xabadi fadhido.

Nuux Taani waxa uu sheegay Madaxweynaha Somalilnad inuu Amar ka bixiyay in si dhakhso ah Maxkamadda loo horkeeno Askarigii Dilka geystay taasoo uu sheegay inay baadhid ku wadaan, isagoo raaciyay Amarkaas Madaxweynuhu inuu siiyay Maxkamadda Ciidamaddu inay fuliso.

Taliyuhu waxa uu sheegay ilaa hada inay u hayaan dhacdadaasi qaar ka mid ah Ciidanka falka geystay, sidoo kalena ka dhaawaca ah ay daweynayaan, halka uu sheegay dhaawicii Askarta Gaadhigu la dhacayna inay keeneen Cisbitaalka Burco.

Dhinaca kalena Taliyaha Ciidamadda Booliiska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa sheegay in niman dhaawac ahaa oo dhawaan diyaarad madaarka Hargeysa soo fadhiisatay ay keentay oo dhaawac ah baadhitaan ku wadaan isla markaana ay ku celin doonaan Diyaaradii keentay

Share this post


Link to post
Share on other sites

A man died and you care more about something as pathetic as a claim over a local women being the reason. Sxb, we northerners know eachother and these southerners you want to sell your wet dreams to have bigger problems than you can ever imagine. So my advice to you is steady yourself and stop parading like some insecure kid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laba nin oo naag isku dilay weligeedba way dhici jirtay ,,, but the silly thing is inaad ka baayac-mushtarto geeridaa xaqdarrada ah ee dhacday oo aad ku doonto in la isku rogmado oo dadku is laayaan.

 

Keep trying though ,,,, dadku nina kama yeelayaan inuu dhiigooda ka ganacsado. Kuwii kaa waawaynaa ee kaa horreeyayba way ku fashilmeen oo waakuwaa qaxootiga Garowe ku ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waar cuqaashii iyo garaadadii reerka haddaad ugu yeedhaan "qaxooti" iyo "liers" sidee u rabtaan inay dadkii ay Issimada u ahaayaan ay dal iyo dan idinkula wadaagaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cuqaashii way joogaan iyagaana nabadda wax walba ka jecel ,,,, Dadkii way joogaane dhowrka Garaad iyaguun baa qaxay haday soo noqonayaana cidi u diidi mayso as long as aanay dagaal ku baaqayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Kuwan koreedka horta fahankii ma qaadkiibaa ka haleeyey... The three men spoke in the video if you watched are all from Yagoori where one of them is your project employee, and the person who is doing the business u mentioned is your old farty donkey Nuux Taani. Those in the video denounced his lies and demanded the men who invated the town to brought in specially the murders.. Now when u realized that your militia can no longer roam around the roads between burco and LA, you bring your usual xaar in public.. Caaaaaaaaaaac.. Warn ur men to pack up before it's too late..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaalada D/Yagori oo Dagan iyo somaliland oo Loqabtay Mudo Koban Inay Kukenan GacanKudhiiglii

 

Xaaladda Magaaladda Yogoori oo 70Km Laascaanood kaga beegan dhinaca Waqooyiga Galbeed ayaa degan kadib markii wadahadal 48 saacdood lagu balamay ay isla gaadheen odayaasha degaankaas iyo qaar ka mid ah masuuliyiin Hargeysa dhawaantan kayimi in ay mudo Dhaqso ah ay kahelaan hadal cad maamulka somalilad

 

Balankan ayaa waxa uu salka ku hayaa in jawaab kama danbaysa maamulka Somaliland ay la yimaadaan jawaab qancisa dadka Deeganka Yaroori oo ah in gacan ku dhiiglihii dilka ka geystey arbacdii aan soo dhaafnay badhtamaha magaalada la keeno oo loo soo gacan geliyo beel ahaan iyo in talaabo laga qaado ciidanka duulaanka soo qaaday magaalada.

 

Magaalada Yogoori ayaa ah mid xiisa colaadeed oo aad u baaxad lehi ay ka taagan tahay iyadoo meelo kala duwan ay isag yimaadeen ciidan beeleedyo kuwaasi oo ka biyo diidan dhacdada iyo sida ay saraakiisha ciidamadaasi ay uga jaawaabeen falkaasi ka dib.

 

Odayaal haatan gacanta ku haya amaanka degaanka Yogoori ayaa sheegay inay ay xaaladu faraha ka bixi doonto hadaan sida ugu dhaqsaha badan looga jawaabin waxa ay dalbanayaan isla markaana aan laga rarin ciidamadda falkan geystey meesha ay degan yihiin.

 

Ciidankan oo ay isku hayb yihiin madaxweyne Siilaanyo ayaa ah kuwo la qoray waqtigii uu socdey dagaalkii Kalshaale kadibna loo soo raray duleedka magaaladda Yogoori waqti cabsiyi ka timi ciidamo dhinaca bari lagaga soo sheegay magaaladda Laascaanood badhtamihii sanadkan

 

Goordhow Daawo Maqal iyo Muuqaal ah Shirkaa Degmada Yagoori

 

Cadnaan Saalax maxamed

SAM_1921.jpg

SAM_1812.jpg

SAM_1817.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Talk is cheap specialy from the comfort of your warm home in north America. Put your money where your mouth is and like a brave soldier bring your a-game and go to the front line and fight. No point in crying for anarchy and death on others its cowardice. Sool, Sanaag and Togdheer are my home no to bit internet worrior will change this. Your tribe can pack up if they dont want to be part of Somaliland and join the chaos in the south its what your itching for. You shall feel right at home.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abokor Omar;762805 wrote:
Talk is cheap specialy from the comfort of your warm home in north America. Put your money where your mouth is and like a brave soldier bring your a-game and go to the front line and fight. No point in crying for anarchy and death on others its cowardice. Sool, Sanaag and Togdheer are my home no to bit internet worrior will change this. Your tribe can pack up if they dont want to be part of Somaliland and join the chaos in the south its what your itching for. You shall feel right at home.

There are so many things wrong with this statement. Can you think of one?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Landers are all brothers and sisters. If they are from Djibouti or Somali region in Ethiopia, it does not matter. JB is from Hargeysa for example, the clan issue in Yagoori from Sool region is local for him. The non Yagoori SSC community did not even participated so far. The SSC YAGOORI community welcomed those clan mallesia. They now learn lesson that you never invited clan armed gangs to your villages. They need to stand firm and expelled these Melissa from their villages.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duufaan;762817 wrote:
Landers are all brothers and sisters. If they are from Djibouti or Somali region in Ethiopia, it does not matter. JB is from Hargeysa for example, the clan issue in Yagoori from Sool region is local for him. The non Yagoori SSC community did not even participated so far.
The SSC YAGOORI community welcomed those clan mallesia.
They now learn lesson that you never invited clan armed gangs to your villages. They need to stand firm and expelled these Melissa from their villages.

So much for invasion if they invited imisan laha meesha occupation iyo waxasi ma jiro oo meesha rabitan ba ka jira Caaqil hoolif na wa caaqil sharfeed reer Somaliland allah ha dayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

xaaji

I do not what you talking about. invasion. SSC people in general do not like somaliland and what it stands for,they do not welcome. nothing good comes from British protected tribes,other than treason and pro colonisem when it benefit them

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this