Sign in to follow this  
Saalax

Pirate Faroole leader of Puntland vows to fight Galmudug wants eastern Sool community involved

Recommended Posts

Saalax   

di-O6US.jpg

 

 

Faroole oo Isu Diyaarinaya Dagaal uu La Galo Galmudug, Garaadadii Garoowna Ciidan u Dirsaday + Bayaankisii

 

Garoowe (Allssc.com) 23Oktoobar 2011

Wararka laga helayo guriga Faroole ee uu ugu yeedho madaxtooyada ayaa la sheegayaa inuu kulan uu u adeegsadey ku xigeenkiisa ina cali shire oo loogu kulansiiyey Garaadadii (bariga Sool) ee garoowe uu ka dhacay habeenimadii xalay.

Kulankaa ayaa la sheegey iney ka soo qeybgaleen badanka garaadada *********** ee degen xarunta Faroole ka arimiyo kana mushahar qaata maamulka Faroole horkaco.Shirkan ayaa waxaa uu Faroole u sheegey garaadada Garoowe inuu wax uu ugu yeedhey iska dhicin la geli doono jifo ka miid ah Galmdug ee degta dhinaca koonfureed ee magaalada gaalkacyo, sababna wuxuu uga dhigey inuu waajib ka saaranyahay una dhaartey inuu difaaco nafta, maalka iyo dhulka Buntland, sidaa awgeed ay beeshani ku soo xadgudubtey dhamaan waxay u dirsadeen uu isna ugu dhaartey shacabka puntland sidaa la ajligeed uu diyaargaroowgii ugu dambeeyey ugu jiro siduu weerar ugu yeedhey is difaac ugu qaadi lahaa beeshaa, oo uu ku eedeeyey iney mudo sedex cisho ah ay xidhay madaarkii Gaalkacyo.

Intaa kadib ayaa waxaa hadalka u baxay C/samed Cali Shire oo garaadada u xusuusiyey xuquuqda waajibaadka ka saaran ilaalinta xormada qofka reer puntlandka ah iyo sharaftiisa iyo difaacida dhulka Puntland.Intaa kadib ayaa waxaa hadadlkii u baxay garaadadii Garoowe waxeyna u cadeeyeen mudane Faroole iyagoo u hadlaya si qiiro iyo cadho ku dheehantahay, iney difaaca Puntland uu yahay waajibsaaran beelwalba oo reer Puntland ah, iyaguna ay qeyb ka yihiin beelaha ku walaaloobey maamulka Puntland sidaa awgeedna ay sida ugu dhakhsaha badan ciidamo difaaca madaarka Gaalkacyo beelahooda uga soo ururin doonaan.Arintaa ayaa waxaa la sheegey inuu Faroole aad usoo dhaweeyey uguna amaaney iney yihiin laguna yaqaano dad wadniyada aad u jecel, wuxuuna u balan qaadey inay sida ugu dhakhsaha badan kala xidhiidhaan ku xigeenkiisa wixii dhaqaalo ah ee ay u baahanyihiin si ay ciidamadaa u soo gaadhsiinlahaayeen magaalada Garoowe.Arintan Faroole u xeydxeydanayo ayaa soo korodhay ka dib markii beelaha wada degen magaalada Gaalkacyo ee waqooyiga iyo koonfurta Galckayo isku khilaafeen qeybsigii ay qeybsanayeen dhaqaalaha ka soo xerooda garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo.Dad badan ayaa waxey is weydiinayaan gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ee jabhada SNM ka qabsatey maamulkiisa shan sano ka hor xuquuqda difaacida uu madaarka Gaalkacyo iyo dadka degen Gaalkacyo (waqooyiga Galckayo) Faroole ku leeyihiin goboladaasu kuma laha miyaa.

Cismaan Qandala

Garoowe Somaliya

Allssc.com

Halkan hoose ka akhriso warsaxaafadeed hanjabaad ah oo maamulka Faroole kasoo saarey lacag isku heysiga ka socda garoonka Gaalkacyo.

Puntland State of Somalia

Garowe

 

 

Puntland State of Somalia

Garowe

WAR SAXAAFADEED

23 November 2011

Galmudug Waxay Khal-khalgalinaysa Amaanka Puntland

Dowladda Puntland ayaa ka digaysa weerarada hubaysan ee ka socda magaalada Galkacyo, iyadoo bartilmaadeed laga dhiganayo bulshada rayidka ah, mas’uuliyiinta Dowladda, shaqaalaha hey’adaha samafalka, iyadoo kooxo hubaysan degen-na xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo ay khal-khalgaliyeen diyaaradaha Qaramada Midoobay (UN-ka).

Dhacdooyinka hoos ku xusan ayaa muujinaya dhacdooyinka amni-darro oo isa-soo taraya:

• 6 November 2011 – Baabur ganacsi oo Puntland laga leeyahay ayaa lagu afduubtay Galkacyo iyadoo weli ay kooxo hubaysan baabuurkaasi ku haystaan gudaha xaafada Galmudug.

• 8 November 2011 – Baabuur labaad oo Puntland laga leeyahay ayaa la afduubtay waxayna kooxo hubaysan baabuurkaas weli ku haystaan gudaha xaafada Galmudug ee magaalada Galkacyo.

• 16 November 2011 – Qof shacab ah oo Reer Puntland ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalada Galkacyo isagoo wadada maraya.

• 18 November 2011 – Mas’uul u shaqaynayay hey’adda samafalka ee Norwegian Refugee Council (NRC) ayaa lagu dilay magaalada Galkacyo.

• 20 November 2011 – Sadax qof oo shacab ah ayaa lagu dhaawacay weerar lagu qaaday baabuur ganacsi.

•21 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa la duqeeyey.

• 22 November 2011 – Mas’uul Reer Puntland ah ayaa lagu dilay agagaarka xaafada Galmudug iyadoo dambiileyaasha ay u baxsadeen dhanka Galmudug.

• 22 November 2011 – Madaarka Galkacyo ayaa mar labaad la weeraray, iyadoo la carqaladeeyey howlaha dayuuradaha shacabka iyo dayuuradaha UN-ka ee howlaha samafalka.

Weeraradaan isxigay ayaa laga soo abaabulay xaafada Galmudug ee koonfurta magaalada Galkacyo. Dowladda Puntland ayaan marnaba u dulqaadan karin weerarada lagu hayo shacabka, hey’adaha samafalka, howlaha ganacsiga ama madaarka magaalada Galkacyo.

Dowladda Puntland ayaa shacabka ugu baaqaysa in loo midoobo meelna looga soo wadajeesto kooxaha lid ku ah nabada, amaanka iyo xasiloonidda deegamada Puntland.

Dowladda Puntland ayaa sidoo kale ogaysiinaysa Beesha Caalamka weerarada lagu hayo Puntland lagana soo abaabulayo xaafada Galmudug. Dowladda Puntland waxaa waajib Dastuuri ah ka saaran yahay inay Dadka iyo Dalkaba ka difaacdo cid kasta oo khal-khalka galinaysa amaanka.

Communication Office

The Puntland Presidence

Puntland State Of Somalia

E-mail: Info@Puntland-gov.net

Web: Puntland-gov.net

 

http://allssc.com/?p=18152

Share this post


Link to post
Share on other sites

^One can understand the anger of the SSC against Farole given his stance on the movement but what's with the secessionist's constant silly posts like this against Faroole/Puntland on SOL?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland was provoked, attached on more than one occasion and sustained death as a result of these attacks from Galmudug side, but Faroole showed restraint and always sought peaceful means to deal with the situation. Puntland never attacked nor provoked, in fact they did not even threaten this time but only released a statement to point out the aggression of Galmudug.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Jacaylbaro;760834 wrote:
JB ayaad ku waalatay dee ......

 

The article is just Bacaaac

I thougt Salax was you alternative account, maybe I was wrong on that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf, all in your mind, you see a world war two in Bari, you see only pirates in Puntland, you see chaos, wars, destruction and tensions mapped all over Puntland cities, but it's all in your mind.

 

There is no tension between the two brotherly communities, only an incident occurred in which few lives were lost from Puntland side and the state raised questions. That's all. We have been here and seen worse situation, only few months ago, when more lives were lost from both sides and the issue was resolved peacefully, nothing big or bloody war occurred as you hoped!

 

Unfortunately, you see tension, an all out war build up and a never ending bloody war against the two brotherly communities when there is none.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The NW Somalia contingent on SOL are the first to shoot down unreliable websites against their enclave, but on the other hand you are the first to publish garbage sites when it comes to other parts of your country Somalia.

 

 

Like I've said numerous times, our fellow countrymen's contribution to Somaliaonline is much appreciated. The day the secessionists are no longer interested, is the day I start to think they are serious about breaking away.

 

The funny thing is that the secessionists number one focus is either posting negative news concerning Puntland or the TFG. Isn't it strange that they rarely if ever post negative news against Al Shabaab, particularly some of the terrorists organization leadership who hail from the Hargeysa, Burco, Bebera triangle? Each and everyday it is either Puntland or the TFG, but never the internationally recognized terrorists group.

 

The secessionsts posts on this site shows us that they are more worried about other governments inside other parts of Somalia than Al Shabaab - who the Hargeysa admin has blamed numerous times for attacking innocent civilians.

 

It's quite clear that the secessionists greatest fear is any form of governance in Somalia, this is is why they forcus on TFG and Puntland admin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Dont shoot the messengers. Even on the Erigavo issue it were Somalilanders who posted it here on SOL. So you cant blame them for posting NEWS on SOL. that is the idea of having discussion on current political events. The fact that more more negative news coming from Puntland is not the fault of XX, Saalax or any else.

 

You better spend your energy on trying to understand what is happening in your State and how to improve the situation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;760853 wrote:
Xaaji Xunjuf, all in your mind, you see a world war two in Bari, you see only pirates in Puntland, you see chaos, wars, destruction and tensions mapped all over Puntland cities, but it's all in your mind.

 

There is no tension between the two brotherly communities, only an incident occurred in which few lives were lost from Puntland side and the state raised questions. That's all. We have been here and seen worse situation, only few months ago, when more lives were lost from both sides and the issue was resolved peacefully, nothing big or bloody war occurred as you hoped!

 

Unfortunately, you see tension, an all out war build up and a never ending bloody war against the two brotherly communities when there is none.

i did not say there is a full scale war i merely said there were some tensions and that's a fact i call upon the elders of puntland to solve this situation since the Politicians failed to disarm local clans in the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Carafaat;760865 wrote:
Dont shoot the messengers. Even on the Erigavo issue it were Somalilanders who posted it here on SOL. So you cant blame them for posting NEWS on SOL. that is the idea of having discussion on current political events. The fact that more more negative news coming from Puntland is not the fault of XX, Saalax or any else.

 

You better spend your energy on trying to understand what is happening in your State and how to improve the situation.

Really, but surely more negative news is attributed to Al Shabaab, who have even attacked civilians in your enclave. This terrorists organization is definitely the number 1 enemy in Somalia and is constantly in the news. However, somehow they receive far less "posts" from secessionists on SOL.

 

It's simple, by focusing most on Puntland and the TFG and less on Al Shabaab. It's seems quite clear who you are more concerned with and why.

 

The Erigavo issue was posted and spun to make it seem like unknown bandits attacked, to this day you refuse to acknowledge who exactly was resposible for the attack. Do you have a group? A leader? Or even reason the fight took place? Or will you cover it up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this