Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Alshabaab attacks Kenyan Warships

Recommended Posts

Kooxda Al-shabaab Oo Dagaalkii Ay Kula Jirtay Ciidamada Kenya U Badalay Badda, Weerar Ay Xalay Ku Qaadeen Laba Maraakiibta Dagaalka Kenya Ah Oo Ku Sugnaa Biyaha Badda Hindiya Midkood Gubay

 

Nairobi (Ramaas) Nov 20,2011 – Iska horimaad u dhexeeya ciidamo ka tirsan ciidamada Al-shabaab iyo ciidamada badda dalka Kenya ayaa xalay galinkii dambe ka dhacay badweynta Hindiya, ka dib markii dagaalyahanno kooxda AL-shabaab ka tirsan oo wata doonyo dheereeya ay weerareen laba markab oo ay leedahay Kenya oo ku sugnaa xeebaha Koonfureed ee dalka Soomaaliya.

 

Wararka laga helayo gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maraakiibta la weeraray ay ku sugnaayeen meel ku dhow jasiirradda Madhawa, waxaana halkaas ka qarxay dagaal socday muddo ka badan labaatan daqiiqo.

 

Afar doonyaha dheereeya ah ayaa la sheegay inay wateen dagaalyahannada ka tirsan Al-shabaab, waxaana goob-joogayaal ku sugan jasiirradda Madhawa laga soo xigtay inuu dab qabsaday mid ka mid ah maraakiibtii dagaalka ee dalka Kenya.

 

Goobjoogayaasha ayaa sheegay in maraakiib kale ay u yimaadeen markabka ayna ku guuleysteen inay dambiyaan, iyadoo doonyihii ay wateen xoogagga Al-shabaab ay dib ugu laabteen goobihii ay ka markii hore ka soo duuleen.

 

Ilaa hadda Lama oga khasaaraha ka dhashay iska horimaadka badweynta Hindiya ku dhexmaray ciidamada badda dalka Kenya iyo kooxa Al-shabaab, waxaana uu noqonayaa kii ugu horreeyay oo dhexmara Al-shabaab iyo ciidamada badda Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al-Shabaab Oo Doonyo Ku Wareertay Maraakiibta Dagaalka Ee Wadanka Kenya

 

Madhawa(Ramaas) Nov. 20, 2011-Iskahorimaad u dhexeeyay xoogag taabacsan kooxda Al-shabaab iyo ciidamada badda dalka Kenya, ayaa xalay habeeen badhkii ka dhacay badweynta Hindiya, kaddib markii dagaalyahanno ururka Al-shabaab ka tirsan oo wata doonyaha dheereeya ay weerareen laba markab oo ay leedahay Kenya oo ku sugnaa xeebaha Koonfureed Soomaaliya.

 

Wararka laga helayo gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maraakiibta la weeraray ay ku sugnaayeen meel ku dhow jasiirada Madhawa, waxaana halkaas ka qarxay dagaal socday muddo labaatan daqiiqo ah.

 

Afar doomaha dheereeya ah ayaa la sheegay inay wateen dagaalyahannada ka tirsan Al-shabaab, waxaana goobjoogayaal ku sugan jasiirradda Madhawa laga soo xigtay inuu dab qabsaday mid ka mid ah maraakiibtii dagaalka ee dalka Kenya.

 

Goobjoogayaasha ayaa sheegay in maraakiib kale ay u yimaadeen markabka oo ay ku guuleysteen ina y dambiyaan, iyadaoo doonyihii ay wateen xoogagga Al-shabaab ay dib ugu laabteen goobihii ay ka yimaadeen.

 

Lama oga khasaaraha ka dhashay iskahorimaadka badweynta Hindiya ku dhexmaray ciidamada badda dalka Kenya iyo Al-shabaab, waxaana uu noqonayaa kii ugu horreeyay oo dhexmara Al-shabaab iyo ciidamada badda Kenya.

 

Xukuumadda Kenya kamay hadal khasaaraha kas oo gaadhay ciidamadooda badda weerarkii gaadmada ahaa ee xalay lagu qaaday, kaasoo ahaa midkii ugu horreysay oo badda ku dhexmara iyaga iyo Al-shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali militants claim attack on Kenyan warship

 

Posted on November 20, 2011 at 7:02 AM

Updated today at 7:07 AM

 

MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia's Islamist militants claim they have destroyed a Kenyan warship as residents reported a gun battle at sea lasting several hours.

The al-Qaida-linked al-Shabab militants posted a statement on a website they often use on Sunday saying that they had destroyed the vessel near Madhawa Island, just off the coast of Somalia near the Kenyan border.

The militants' claims could not be immediately verified and a Kenyan defense spokesman said he had no information about the attack.

Residents in Somalia's coastal Kudha town say they heard gunfire and explosions at sea.

Ali Abdulahi says the gunfight early Sunday morning lasted more than two hours. At dawn residents said they saw three speedboats heading toward Kismayo.

Kenya sent troops into Somalia last month after a string of attacks on Kenyan soil blamed on Somalia's al-Shabab militant group.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Johnny B;760179 wrote:
Al-shabab on steroids.

Soon enough, an Al-shabab pilot, flying a French mirage will be dropping his bombs on Nairobi.
:D

lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Not a laughting matter - Here in Eastleigh, Niarobi things are getting more tense for sure

 

all the institution in nairobi now have extra secutiry now - while Somalis are look at with scrutiny and suspition. I was in Nairobi Hospital on Friday (where most patients are somalis flew in from all over somalia), where one kenyan official told us he can't tell the diff who is alshabaab or not. He wasn't joking either....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalis r scrutinized everywhere cos of shababa.60yr somali american held at the border between canada & U.S for 8hrs .When asked why,they said cos he is somali.Shabab is poisonous virus that need be cleaned from our system.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this