Sign in to follow this  
Knight of Wisdom

It's Official...Ceerigaabo To Be Divided Into Two Administrations !!!

Recommended Posts

G/ Ku Xigeenka Jaaliyadda SSC Minnesota:Ceerigaabo Waa in Maamulkeena Samaysanaa

 

Waxaa Caawa ka Dhacay Magaaladda MNPLS ee Gobolka Minnesota Shir ay Albaabadda U Xiran Yihiin oo ay Halaayeen Jaaliyadda SSC Ee Gobolka Minnesota, Shirkan ayaa Wuxuu Ahaa Shir ay Jaaliyaddu Kaga Hadlaysay Xaaladda ka Taagan Gobolka Sanaag Magaaladda Ceerigaabo.

 

Shirkan ka Dib Ayaa Qaar ka Mid ah Jaaliyaddda oo la Hadlay Darwiish TV Waxay ay Noo Sheegeen Sidda ay ula Muuqato Shaqaaqaddii ka Dhacday Magaaladda Ceerigaabo iyo Xaaladda Hadda Meesha Ay Marayso, Gudoomiye Ku Xigeenka Jaaliyadda Axmed Maxamed Ayaa Wuxuu Noo Sheegey in Beeshii kale Ee dirirta Ku Dhex martay Magaaladda Ceerigaabo ay Diidan Yihiin qayb ka Mid ah Waxyaalihii lagu heshiin lahaa oo ahayd in ay Ka Dhaartaan in Dirirta la Joojiyo, Taas oo Cadaynaysa in Beesha kale Nabadda ay Daacad ka ahayn:

 

Malayshiyo SNM ku Soo Gurayso Degaanadda Sanaag:

 

Gudoomiy ku Xigeenka Jaaliyadda Axmed Maxamed Ayaa Wuxuu Noo Sheegey in ay ka Walaacsan yihiin Ciidam hubaysan oo Soomaalilandtu Soo dhigayso Qaar ka Mid Ah Degaanadda Sanaag, taas oo tilmaamaysay in dhiiladda Colaadeed Ee ka Jirta Gobolka in ay Tahay Mid aan Wali fari ka qodnayn.

 

 

Maamul Waa in aan Samaysanaa:

 

Axmed Maxamed Ayaa mar la Waydiiyay Waxa ay la Tahay in Madaama Maamul ay ka Sheeganayaan in ayana Maamul Samaysataan, Ayaa Wuxuu kaga Jawaabay” Waa laga Marmaan in Beeshana dhinaceedda ay Maamul ka Samaysato Magaaladda in ay Tahay lagama Maarmaan, Wuxuu kala oo uu ka Hadlay Taariikdha Magaaladda Ceerigaabo Qabaa’ilaadka Degan ay Ku Heshiiyeen Nabad Galyadda Balse beesha ayan ka Mid Noqon Maamulka Soomaaliland, Axmed ayaa Wuxuu Sheegey in Beeshani ay Sugayso Waxa ka Soo baxa Shirka Khaatumo labo oo uu u diray Taageero.

 

Soomaaliland Waa In ay Ciidamadeedda Kala Baxdaa Ceerigaabo:

 

Khaliif jaamac ayaa Wuxuu ugu baaqay in Taliyaha Malayshiyadda SNM Siilaanyo in uu Ciidankiisa kala baxo Magaaladda Ceerigaabo,kana Joojiyo Xasuuqa uu ku Hayo Shacabka Degan Degaanaddaas

 

Dadkayagu Waa Qaran:

 

Ubax Olol Ayaa iyaduna Waxay ku Cabirtay Fikirkeedda Xaalaadda ka Jirta Gobolka iyaddoo Sheegey in Dadkani (SSC) ay Yihiin Dad Qaran ah, taas oo ku Dhacaysa in Dadkani in ay Yihiin Dad Taageersan Qaranimadda Soomaaliya ayna u joojinayn Fikir ay Wataan Dad Qiyaamo Qaran iyo kala qaybinta Qabiiladda Wada/COLOR]

 

DSC_6318.jpg

DSC_6327.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

kk i though likes of A Khadar were saying the city was already divided? and now SSC want to divide it? talk about contradictions. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Facts: Cerigaabo is divided along clans..

Dreams: Somaliland controlls

Hopes: SSC wants to set admin on its side of the city after p/l failed.

 

The rest, I let successionists cry with the delutions of non-existing nation..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;758619 wrote:
Facts: Cerigaabo is divided along clans..

Dreams: Somaliland controlls

Hopes: SSC wants to set admin on its side of the city after p/l failed.

 

The rest, I let successionists cry with the delutions of non-existing nation..

 

LOOOOOOOOOOOL, Khadar said it enough !

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;758619 wrote:
Facts: Cerigaabo is divided along clans..

Dreams: Somaliland controlls

Hopes: SSC wants to set admin on its side of the city after p/l failed.

 

The rest, I let successionists cry with the delutions of non-existing nation..

:D :D

 

A Khadar, it is very difficulty to argue with an entire generation, a latter day separatists who are fed with lies about the demographics of the area

Share this post


Link to post
Share on other sites

Khadar, I think the the people that took part in that Conference read my Thread on SOL, when I said "SSC has to create it's own Administration on our part of the city of Ceerigaabo". I said that right after the day of the massacre in Ceerigaabo by SNM militia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ I am sure they either did or had in mind all alone. Not only Sanaag bari, but entire ssc will have an admin insha'alah. Wish Khatumo2's success insha'alah..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;758642 wrote:
^^ I am sure they either did or had in mind all alone. Not only Sanaag bari, but entire ssc will have an admin insha'alah. Wish Khatumo2's success insha'alah..

Lol, I was just kidding. Of course, they had in mind all alone. Not only South and East Ceerigaabo will have an administration, but entire Sool, Sanaag and Cayn will have ONE administration (SSC State) after Khaatumo-2 Conference, insha'allah.

 

Guul iyo Goobnimo !

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;758638 wrote:
We yet have to see this they can talk the talk but can they walk the walk

They already walked the walk and proved that there is no such admin in Cerigabo but clans agreed to have peace between them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this