Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland parliament speaker Md Ciiro Calls for peace between the people of Sanaag

Recommended Posts

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UDUB Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamay Ceerigaabo

 

Hargeysa (Ramaas) Nov 8,2011 – Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa baaq nabadeed u diray beelaha colaadu ka dhaxayso ee gobolka Sanaag, waxaanu u soo jeediyay inay nabadgalyada wada ilaashadaan, maadaama oo nabadu tahay shayga kaliya ee nolosha suurto-galiya.

 

Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cirro, waxa uu wax ka tilmaamay muhiimada nabadgalyada dalku u leedahay shacabka Somaliland, isaga oo xusay in waxa Somaliland halka ay marayso iyo waxa ay qabsatayba ay ku hirgaleen nabadgalyada, loona baahan yahay in nabadgalyada la dhowro.

 

Guddoomiyaha oo shalay u waramay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa isaga oo ugu horeyn baaq nabadeed u diraya dadka ku dagaalamay Magaaladda Ceerigaabo waxa uu yidhi “Waxaan

 

jecelahay inaan halkan baaq uga diro dadka reer Somaliland ee wada dega gobolka Sanaag, waxaanan leeyahay Somaliland waxay ku caano-maashay oo ay kaga duwan tahay walaalaheeda Soomaliya waa nabad, waxaynu wax ku dhisnayna waa nabadgalyo.”

 

Guddoomiye Cirro waxa kale oo uu tilmaamay “Waxaynu waxbarashada, caafimaadka iyo maamulka wanaagsan ee caalamku inagu amaanay waa nabadgalyo, markaa waxaan ugu baaqayaa inaynu nabadgalyada wada ilaashano, waayo nabadgalyo muwaadinka, maamulka iyo mandaqada aynu ku nool nahayba waa u dan, waayo nabadgalyo daradu waa qori dab leh, waxaanan tacsi u dirayaa muwaadiniinta reer Somaliland dhinaca ay doonaanba haka dhintaane, waxaanan ku adkaynayaa inaynu nabadgalyada xoojino.” Ayuu yidhi Md

 

Dhinaca kale, guddoomiye ku xigeenka xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa isaguna mar labaad baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamay Magaaladda Ceerigaabo, waxaani xukumadda ugu baaqay inay arinka u dayso golahga Guurtida.

 

 

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is side stepping the issue, in the 20 something years of civil war, this region has been peaceful. The people of sanaag do not need to be preached about the virtues of peace from all the way in hargeisa but hargeisa must stop interfering with locals. Chino down! Hargeisa down! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Freedom   

^^^ What you talking about! Gang thugs come in shooting and asking questions latter and your issue is Hargesia saying chillout, and i wonder why white people wonder about somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Am not sure what the Issue of white people have to do with what happened in sanaag as much as am unaware of gangs or foreign intruders as xaji put it but the reality is that there is too much interference from Hargeisa. I am disappointed Silaanyo's solution for these regions is sending agitators

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Freedom;756863 wrote:
^^^ What you talking about! Gang thugs come in shooting and asking questions latter and your issue is Hargesia saying chillout, and i wonder why white people wonder about somalis.

Maybe you should get the self confidence to stop caring about what WHITE people think about you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

It's not in the best intrest for the supporters to start anything in Cerigaabo or do declare war. Trust me. The locals back home know this but its qabilst old men from the west who do not know what war is that are rushing towards this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

AsadSL;756874 wrote:
It's not in the best intrest for the supporters to start anything in Cerigaabo or do declare war. Trust me. The locals back home know this but its qabilst old men from the west who do not know what war is that are rushing towards this.

Thank you i just did so now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

AsadSL;756874 wrote:
It's not in the best intrest for Dhulbahnate to start anything in Cerigaabo or do declare war. Trust me. The locals back home know this but its qabilst old men from the west who do not know what war is that are rushing towards this.

well put..and these in the west only carry "qori dable".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Somalia;756868 wrote:
Maybe you should get the self confidence to stop caring about what
WHITE
people think about you.

Good point.He used gang thugs and 'white' in the same sentence and that says alot about him

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this