Sign in to follow this  
Carafaat

Unionist party to be opened in Somaliland

Recommended Posts

Carafaat   

Axmed Ismaaciil Samatar Oo Sheegay Inuu Dhawaan Somaliland Kaga Dhawaaqaya Urur-Siyaasadeed Cusub (Israac)

 

*

Minnesota(OWN)-*War **aanu *goor dhawayd ka helnay * Ilo xog ogaal ah aanu ku kalsoonahay oo *noo qaabilsan xuranka hoose*dalka maraykanka ayaa**waxay sheegayaan in habeenkii Arabacaddii ee ina dhaafay oo shir qarsoodi ah ka qayb galay kaas oo uu soo qaban qaabiyey Axmed Ismaaciil *Samatar Magaaladda Minasooto oo ay dad yar joogeen, laga-ga wadda hadlaayey isaga oo uu soo bandhigay Axmed Ismaaciil *Samatar in uu sidda dhakhso badan u tegaayo Somaliland, isaga oo ay la socdaan dhawr nin oo kale oo u dhashay Somaliland, oo ayidsan mabda'a Somaliweyn, kana furi doonaan xusbi magaciisa layidhaaho Israac, oo calankiisu yahay sadex midab oo ka ugu sareeyaa yahay doogo( green), ka dhexena yahay buluug( blue), ka ugu hooseeyaana yahay *casaan (red), warakan isaga ah waxa noo soo diray oo aan ka helay la socday mid ka mid ah dadkii loo yeedhay oo ay qaraabo yihiin oo ku dhawdhaw ninkan aan ku carabaabnay kor ee Ina Ismaaciil *samatar oo la yaqaano wuxu yahay iyo aragtidda uu ka qabo Somaliland si wacana ana uga dhergsan nahay, waxa uu wliba afka ku dhuftay in ay rag badan oo caan ahi u sii joogaan dalka kuwo kalena ay iman doonaan Kiiniya iyo Somaliya.

*

Hadaba waxa la yaab leh sidda ay u suuro gelayso in uu furo xusbi ay mabaadiidiisu ku qotonto Israac somaliyeed ee loo ogolaan karo, sidda uu noo shoo sheegay weiyuhu, mar su'aal la weydiiyey Ina samatar oo la yidhi

(1) Axmed marka hore waad og tahay fekeradda ay kaa haystaan ummadda reer Somalilande sidee bay u dhici kartaa in aad tagto?

Wuxu ku jawaabay rag badan oo aan isku aragti nahay oo horeba way tageen ee maxaan kaga duwanahay anigu ma wax ka duwan baan sameeyey.

(2) Ma kula tahay in laguu fasaxi karo furitaanka xusbiga aad ku tallo gashay?

Aad baan ugu rajo wey nahay mana arko wax lagu diido, maadaama ay dimuqraadiyaddi ka jirto haddii kale waxa la sheegayaa waa been.

(3) ma ka war haysaa in distoorka dalka Somaliland aanu ogalayn xusbi aan aaminsanayn Gooni isu taaga Somaliland, iyo madax bannaanideedda kaa xageed ka dhaafysaa?

Wuxu haday tahay dimuraadiyad waa in qof walba loo ogolaadaa buu yidhi.

(4) Halkee baad ka degi doontaa oo aad ka bilaabaysaa hadfka aad leedahay ee aad rabto in aad hir geliso?

Waxan ka degeyaa Magaaladda Hargaysa oo aan ka bilaabayaa hawshan aan wadno aniga iyo ragga kale ee illa waddaa.

(5) Ma laga yaabaa ama ma ka baqaysaa in aad kala kulanto xadhig?

Maya mana dhacayso, waayo kuwii horeba lama xidhin ee markay dooneen way tageen, markay dooneena way ka soo baxeen.

(6) Ma noo sheegi kartaa ragga aad wadaagtaan fekredan ee kugula jira?

Waa la iska ogaan doonaa laakiin imika halkan ka magac dhebi maayo.

(7) Ma waxad dalbatay saamaxaad oo kukuumadda Somaliland baa hoos kala xidhiidhay oo kuu ogolaatay mise waa maya?

Cid aan la xidhiidhay ma jirto mana qabo in aan weydiisto saamaxaad.

( hadaa ma waxad ku tallo jirtaa in aad marka aad tagto aad ku dhawaaqdo in aad ka noqtay aragtiddii aad qabtay ee Somaliweyn?

Isma lihi kumana tallo gelin.

*

Hadaba maadaama uu halkaas weli taagan yahay oo ay cadahay in aanu wax ba iskaga tirinayn cidnaba, ummadeenuna meel kale taagan tahay, baa wax laga war sugayaa sidda ay u dhici doonto imaanshahiisu marka uu soo caga dhigto dalka, iyo wax ay ka yeesho dawladu, ama uu distoorka dalka u yaallaa ka dohan doono iyo hay'adaha u qaabilsan arintani.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is what I call democracy even though it contradicts with the sl constitution but mr samatar is very much welcome it also depends on what kind of union he promotes like the somaliland and somalia confederacy and equal rights for both citizens its how he brings it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Democracy at work.Can they start a new party called "ha israacina" in Mogadishu?! Dictatorship,warlords etc will always be the psyche in somalia.They will leave a bad taste in his mouth just like Jama yare & the likes who came back after 20yrs.In his memoirs jama admitted there's too much back stabbing & treachery in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

I think a unionist political party in Somaliland is a great idea. Such a party would become the voice and the political platform for unionist in Somaliland. And it could make Somaliland's institution more inclusive and create greater participation of all Somali's in Somaliland society, including those belonging to living in SSC and Maakhir who's political idea's are currently not heard.

 

Such a party would have to come up with a program explaining exactly how they would achieve results and what benefits this would create for the people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Unionist party in a political framework intended to promote the notion of independent Somaliland?

 

Perhaps this is one way to remedy the ills of twenty years of separatist indoctrination. There will be no need for referendum if a unionist party wins :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;765194 wrote:
Unionist party in a political framework intended to promote the notion of independent Somaliland?

Yes ,,, to fight through the ballot boxes and disarm the militias ... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The Hargeysa admin is trying everything now!!!

 

Indeed,The people of Erigavo and Borama have started a revolution. Particularly the brave protesters in Borama who made it clear what they thought about the enclave and who was really running it.

 

Also, lets make it clear the protestors didn't demand justice from Siilaanyo's Hargeysa admim, nor did they demand for anyone lose their job. In fact, the protesters completely rejected the entire "democratic country" propaganda as nothing more then a sham.

 

I 100% agree with Duke, the stronger Mogadishu becomes and the more legitimacy it has, the more disenfranchised groups in the secessionists enclave will revolt.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this