Sign in to follow this  
The Zack

VOA: Gaas Clarifies his position on the Kenyan Incursion

Recommended Posts

The Zack   

GAAS2.jpg

 

I have read couple of misleading posts and/or threads about the Prime Minister's position. Let's all listen to him, hear what he is saying and here it it clear! We shall all let the man speak for himself. This is today, October 26th, 2011.

 

 

http://www.voanews.com/somali/news/RW-Gaas-Kenya-Waa-ay-Joogi-Kartaa-Gudaha-Somalia-132648368.html

 

 

He actually defines this incursion as a legal step because it has the "blessings" of IGAD.

 

The reporter, Harun Macruf, even takes it to a personal level and asks the prime minister "Are you excited about this incursion", the PM responded and say "YES!".

 

He has also been asked does this mean he and Shariifka disagree on this, and Gaas said " Madaxweynaha hadalkiisa si khalad ah baa loo fasirtay". Which means Shariifka has retracted his words LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

RW Gaas: Kenya Waa ay Joogi Kartaa Gudaha Somalia

 

Shirkii Jaraa'id ee maanta ay wada Qabteen Madaxweyne Shariif kadib, ayaa RW Somalia sheegay in hadalkii Madaxweynaha si kale loo fasiray

 

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwlei Maxamed Cali ayaa sheegay in si qalad ah loo baahiyey war saxaafadeed ay si wadajir ah u wada qabteen isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya.

 

Prof. Cabdiweli oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in shir saxaafadeedka lagu kala caddaynayey madmadow uu sheegay inuu ka dhashay hadalkii madaxeynaha Soomaaliya sheegay laba malamood ka hor oo uu ku saabsanaa joogitanaka ciidnaka Kenya ee Soomalaiya.

 

Ra'iisuo Wasaaruhu waxa uu sheegay in dawladdiisu soo dhoweynayso joogitaanka ciidamada Kenya. Haaruun Macruuf ayaa ugu horrayn weydiiyey inuu sharraxo mowqifka dawladda.

 

VOA

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

USA iyo EU oo diiday go'aankii Shariif

Garowe Online LOL

 

 

Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan go'aankii uu Madaxweynaha DF Shariif Shiikh Axmed ku diiday cidamada Kenya ee ku jira gudaha dalka Somaliya, iyagoo sheegay inay u arkaan qorshe uu ku diidan yahay in dagaal lala galo Al-shabaab.

 

Saraakiil u hadlay EU iyo USA ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan go'aanka ay Kenya ciidamada ugu dirtay Koonfurta Somaliya,waxana ay ku dareen inay u arkaan mid lagula dagaalamayo Al-shabaab oo khatar ku ah amaanka gobolka oo dhan.

 

"Go'aankii Shariif waa mid dhaawac u geystay taageerada aan u hayno DF, waayo waa mid lagu diidan yahay in Al-shabaab la ciribtiro" ayuu yiri sarkaal ka tirsan dowlada Mareykanka oo sheegay in xukuumada Washington ay aad uga caroortay hadalkaas.

 

Madaxweynaha DF ayaa Isniintii sheegay inaysan ogolayn ciidamada Kenya ee iska soo galay dalka, isagoo sheegay inay sumacad daro ku tahay Somaliya, wuxuuna isla markaa sheegay in ciidamada AMISOM ay ku joogaan dalka ogolaasho dowladeed iyo mid shacab.

 

"Tani waa arin muujinaysa in Shariif uu ka xun yahay in la weeraro kooxdii uu horay uga tirsanaa" ayaa laga soo xigtay saraakiil ka tirsan EU iyo USA oo ku sugan Nairobi, iyagoo sheegay in qorshaha

Kenya ay ciidamada ku gelisay Somaliya uu yahay mid ay taageersan yihiin.

 

Saraakiishan waxay sidoo kale sheegeen in dalalkooda ay bixinayaan dhaqaalaha Kenya ay ku faragelinayso gobolada Koonfurta Somaliya oo ay Al-shabaab awood badan ku leedahay si loogu guuleysto in laga saaro kooxdan oo caqabad ku ah amaanka Kenya.

 

Wasaarada arimaha dibada ee Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay inay dib u eegis ku sameynayso taageerada ay u hayso DF iyo dhaqaalaha ay siiso dowlada si ay howlaheeda ugu wado.

 

Afhayeenka dowlada Kenya iyo saraakiil Midowga Afrika ka tirsan ayaa iyaguna niyad xumo ka muujiyay hadalka Shariif ee ku aadan ciidamada Kenya, iyadoo Alfred Mutua uu sheegay in dowladiisa ay ka go'an tahay inay qabsato Kismaayo.

 

Sidoo kale Afhayeenka AMISOM Maj. Paddy Ankunda ayaa sheeagy in Shariif uu amar ku siiyay in la hakiyo dagaaladii ka socday Dayniile, isagoo taas ku fasiray inuu u sheegay in dad badan oo ka cararay dagaalada Muqdisho duleedyada ku sugan yihiin.

 

GAROWEONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Who knew Zack would cite Garoowe Online (read: Punties news editorial) over New York Times to back up the version of the invading fufus.

 

Here's what the NY Times wrote:

 

“The United States did not encourage the Kenyan government to act, nor did Kenya seek our views,” said Katya Thomas, a spokeswoman at the American Embassy in Nairobi. “We note that Kenya has a right to defend itself.”

 

Pentagon officials are now watching cautiously. “This is not something that’s coordinated with us at all, so it’s not something we have much knowledge about,” a senior Pentagon official. “We want to see how this develops.”

http://www.nytimes.com/2011/10/27/world/africa/kenya-planned-somalia-incursion-far-in-advance.html?_r=1&pagewanted=1&ref=world

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Jacphar,

 

The Garowe Online source was for you and your company, people who love the local sources.

 

What is your take on Gaas's new statement?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

GoldCoast;754324 wrote:
Wow. These guys change their position hourly. Looks like someones gonna have to back down here. I see where this is going...

Indeed. They are taking orders from somebody somewhere. Just watch Shariifka in the coming days, he will be saying I was wrong, the incursion shall continue LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

The Zack;754321 wrote:
Jacphar,

 

The Garowe Online source was for you and your company, people who love the local sources.

 

What is your take on Gaas's new statement?

Between Garoowe and the Times? Thanks but no. I think the Times is more reputable. That's not even a choice you should consider.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^I am baffled you even ask such a thing.

 

How is Gaas any different than Geedi whom didn't mind Ethiopia bombing Moqdisho. Harvard graduate? So huge deal. One oks Moqdisho to be bombarded, the other does it in a another city. I am sure you condemned Geedi though his argument at the time wasn't any different than yours today. He was saying Amxaaro was driving the Islamists out out of the country for the good of Somalia. Ironically, today you believe the same crap he did five years ago. My positions have not changed a bit. Foreign invasions is a foreign invasion. It is you that's going with the winds, or with the politicians in this case.

 

You shouldn't put the sovereignty of your country at the hands of few crooked politicians and neighboring foreign entities. Welcome to the league of Geedi and Gaas & Ghandi.

 

Edit: Geedi not Geele,typo

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Comparing the 2006 Ethiopian invasion to the 2011 Kenyan incursion is like comparing Geellow to Goroyo. Ethiopia attacked peaceful Mogadishu to destroy the little peace there. Kenya is going to Kismayu to create peace. Take the emotional glasses of “Wadankii la qabsayeey” off for a minute and think outside the box. Are you saying Xamar of ’06 is same as Kismayo of ’11? The people of Xamar lived peacefully for the first time in 15 years and Ethiopia went there to destroy that peace. Kenya is going to Kismayu because the people of Kismayu are terrorized everyday by the Khawaarij. The two are not comparable.

P.s. I have no idea who Gheelle is. I think you were referring to Geeddi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this