Xaaji Xunjuf Posted October 25, 2011 Dhoobleey:- Banaanbax looga soo horjeedo Mowqifkii Madaxweyne Shariif ee ciidamada Kenya oo ka dhacay Dhoobleey. 25. oktober 2011 APL Muqdisho(Allpuntland) Banaanbax looga soo horjeedo hadalkii Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu ku diiday ciidamada Kenya ee gudaha Soomaaliya soo galay ayaa maanta ka dhacay Degmada Dhoobleey ee gobolka Jubadda Hoose. Banaanbaxa ayaa waxaa ka qeyb galay boqolaal ruux oo u badan haween iyo caruur iyadoona wariyayaal ku sugan degmada Dhoobleey ay soo sheegayaan in banaanbaxayasha ay soco ku mareen wadooyinka Dhoobleey. Fagaaro Banaanbaxayaasha ay isuku soo uruureen ayaa waxaa lagu arkayey waxgarad iyo Odayaal si weyn looga yaqaano Dhoobleey kuwaasi oo la hadlay boqolaalka qof ee banaanbaxa sameeynayey. Suldaan Cabdi Cali Sokor oo fagaraaha ka hadlay ayaa sheegay in hadalkii shalay uu sheegay Madaxweynah soomaaliya ay aad uga xumaadeen kaasi ee uu Madaxweynaha ku diiday soo gelitaanka Ciidamada Kenya gudah Soomaaliya. Suldaanka ayaa sheegay in ciidamada Dowladda Kenya ay garab ku siiyeen in ay ka dulqaadeen waxa u ugu yeeray Cadowga ee uu kala jeeday AL Shabaab isagoona sheegay in haatan xor yihiin degaano ay ka mid tahay Qooqaani. Waxa uu uu ugu baaqay Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya in ay ka hadlaan hadalkii Madaxweynhaa ee uu sheegay in uusan dan u ahayn dadka ku nool Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya gaar ahaan gobolada Gedo iyo Jubooyinka , waxa uuna ugu goodiyey Xildhibaanada ka soo jeeda goboladaasi in ay kalsoonida kala laaban doonaan haddii aysan ka hadlin hadalka Madaxweynaha. Dadka banaanbaxa dhigayey ayaa ku qeylinayey hadalo ay ku muujinayaan rabitanaka soo gelinatanka ciidamad Dowladda Kenya iyo sida ay uga soo horjeedaan hadalkii shalay u Madaxweynaha Shariif uu ku diiday soo gelitaanka ciidmada Dowladda Kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 25, 2011 The people have spoken! Shabaabb or Azania? Definitely not shabaab! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Knight of Wisdom Posted October 25, 2011 Jubbaland seems to have a lot of internal enemies. A freed Jubbaland, with a unified Administration could become the richest Mamuul Goboleed in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 25, 2011 The Zack;753911 wrote: The people have spoken! Shabaabb or Azania? Definitely not shabaab! What about Shabaab or Kenya What about occupation or freedom Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted October 25, 2011 bacaaaaaaaaaaac dadkan maxaa ka qaldan war kenya ayaa dhulkiina hore uu heystay hadana ma ilaa kismaayad rabtiin iney qabsadaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 25, 2011 Xaaji Xunjuf;753915 wrote: What about Shabaab or Kenya What about occupation or freedom There is no occupation, this is cooperation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted October 25, 2011 The Zack - how long will ur exicetment last? Azania or Kenya's Occupation will end up being failures because it will draw a wedge between the same Jubba/Gedo communities it claims it will unite, simply because its a foreign entity. Yet, you have meaningless TFG who just today gave opposing views of Prime minister and President on this issue, more reasons to confuse the mases and for Al-shabaab to recruit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted October 25, 2011 Zack How this is cooperation? kenya iyo itoobiya horey idiin ikhiyaameeyey. idinku mawaxaad waxaad jeceheshiin in laydin gumeysto miyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 25, 2011 ^^ :D A new dawn of clannish movement. The tragedy is that Prof. Abtigiis, the intellectual pen of my big foot tol is celebrating this with peculiar logic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 25, 2011 It could be a Déjà vu. When the Xabashis first moved into Somali region in the mid 19th century, there were people ululating for their arrival. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 25, 2011 ^says the man with the history of inigiriis collaborations. Ka awoow ka awoow, Somali history notes those who always fought against gumeysi and those who always collaborated and worked for the enemy. The ironic thing is those who used fight are.changing tactics and the collaborators are somehow shocked LOL. Laga bartaa laga badiyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted October 25, 2011 Zack hadaa kooynay miyaa arintu. Hortaa ka helee wixii fa'iida ah wax ha iga siin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mayaani Posted October 25, 2011 oba hiloowlow;753918 wrote: bacaaaaaaaaaaac dadkan maxaa ka qaldan war kenya ayaa dhulkiina hore uu heystay hadana ma ilaa kismaayad rabtiin iney qabsadaan Oba markuu Shariifku is badalo waxaa ku hadli lahayd sii diyaarso. Ninkaan tageeraysid hal adag malaha ee ha isku daalin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GoldCoast Posted October 25, 2011 lol If you believe this story. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 26, 2011 Naceybkee Barbaarta u qabaan ayaa waxaas ka keenay. Waa laba daran mid dooro. Barbaarta naceybkooda in lagu ilaawo ma'aha cadowgaaga soo jiritaanka ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites