Sign in to follow this  
nuune

Kenya withdraws troops from Somalia

Recommended Posts

nuune   

Kenya Oo Beenisay In Ciidamadeedu Galeen Gudaha Soomaaliya

 

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, R/wasaare C/weli Maxamed Cali ‘Gaas ‘ Guddoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Kenya.

 

Kulanka kadib ayaa waxaa si wada jir ah shir jaraa’id u qabtay wasiirka arimaha dibadda iyo kan gaashaandhigga Kenya iyo R/wasaare ku xigeenbka ahna wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya waxeeyna saxaafadda u sheegeen in ay labada dhinac ka wada hadleen arino ku saabsan xoojinta xiriirka Labada iyo iskaashi dhinaca Amaanka ah.

 

Wasiirka gaashaandhigga Kenya Yuusuf Xaaji oo ka jawaabay su’aal ku saabsaneyd in ciidamada Kenya ay soo galeen gudaha dalkeena Soomaaliya ayaa arintaasi waxba kama jiraan ku tilmaamay.

 

“Ciidamadeenu ma gelin gudaha dalka Soomaaliya laakiin uma dulqadan doono Amni darrida ay shabaab ku hayaan dalka Kenya”ayuu yiri Wasiirka gaashaan dhigga Kenya Yuusuf Xaaji.

 

Wafdiga Kenya ayaa waxaa la socday danjire dowladda Kenya u soo magacaqday Soomaaliya kaas oo ka howlgalaya magaalada Muqdisho.

 

 

 

SOURCE: Ministry of Information - Transitional Federal Government

Share this post


Link to post
Share on other sites

“The next town is Kismayo,” he said. “The troops are ready for anything. If it takes us to December they are willing to celebrate Christmas there.”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Jacaylbaro - I sense little celebration on your side nin yahoow, ever since this incursion started on Sunday? mise anaa mooday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this