Sign in to follow this  
Caano_Geel

Two questions to Reer Somalia

Recommended Posts

Marka hore salaan, kal iyo laab ah, ayaan idin salaamayaa... Intaa ka dib waxaan doonayaa inaan laba su'aalood idin waydiiyo, bal isku daya haddaba inaad si waxan uga jawaabtaan, idinkoo aan twist-garayn.

Waa kuwan su'aalihii.

1. Fadlan ma ii sheegi kartaan, sababta aad ugu dhagsan tihiin, ama aad u doonaysaan, inay Somaliland mar labaad idin la midiwdo. Maxay se tahay faa'idada halkaa ku jirtaa?

2. Haddiiba Somaliland iyo dadkeeduba ku adkaystaan gooni isu taaga, maxaa idiinka meel yaala?

Caano-Geel Dhame

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

Caano_Geel;748557 wrote:

Marka danbe salaan, lug iyo baal, ayaan ku salaamayaa ... Intaa ka hor waxaan rabaa inaan laba jawaabood ku siiyo, bal isku day haddaba inaad si fiican u fahanto adoon hadalkeyga kala gadin.

Waa kuwan jawaabaha.

1. Somaliland waa dadkayaga, aanu wada wadaagno luqad, diin, dhaqan, qabiil iyo daris wanaag, intaas oo faa'iido ayaa noogu jirto.

2. Jawaabta koobaad ayaad ka heleysaa su'aashaada labaad.

Nuune-kildhi qube

Share this post

Link to post
Share on other sites

@ Nuune Djbouti ba intaas waad wadaagtaan, haddana kala laba wadan baad tihiin! Waar waxaan ku idhi waxaasi socon maysee, Miyaadan ogayn Somaliland have a point. Dawladdii military ga ahayd waxay, ku xasuuqday, ka sheekee, iyo sababta aan illaa iminka cidina uga hadlin??

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

1)Faa'iido & la'aan'ba waa gobollo Somalia ka mid ah.

2)Waddo walba waan ku raadineynaa si aan u helno 2'daas gobol ee is dhega adkeynaya.

FG. hawshaas oo dhan waa marka Somaliyada kale oo dhan hal maamul la isugu keeno, nabad ugu yaraan tan Somaliland ka jirta oo kale la helo.

Maaddeey marag laawe deexeed!.

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

Caano_Geel;748563 wrote:
@ Nuune Djbouti ba intaas waad wadaagtaan, haddana kala laba wadan baad tihiin! Waar waxaan ku idhi waxaasi socon maysee, Miyaadan ogayn Somaliland have a point. Dawladdii military ga ahayd waxay, ku xasuuqday, ka sheekee, iyo sababta aan illaa iminka cidina uga hadlin??

Hadduu hadalkaagu yahey Jabuutiba waa dowlad anna dowlad baan noqonayaa, then another debate ayaad noo sii fureysaa taas oo u baahan falanqeyn, shaaheeyn, barjeyn iyo geerisheynba, kolka halkaa ha inoo joogto ina adeer.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Caano_Geel;748557 wrote:
1. Fadlan ma ii sheegi kartaan, sababta aad ugu dhagsan tihiin, ama aad u doonaysaan, inay Somaliland mar labaad idin la midiwdo. Maxay se tahay faa'idada halkaa ku jirtaa?

2. Haddiiba Somaliland iyo dadkeeduba ku adkaystaan gooni isu taaga, maxaa idiinka meel yaala?

1. La'idinkuma dhagano, ee idinkaa u maleeya in la'idinku dhagan yahay, hadaan ka saarno in uu aduunweynaha oo idil idin ictiraafsaneen...Ama lug ha'isku taagto, ama ha jilbo jabsato, ama haduusho, aduun weynaha wili ABADAN buu taagan yahay. Sidaa awgeed Somaliland waa gobollo Soomaaliyeed oo ka tirsan Soomaaliya.

2. Ku noqo jawaabta koowaad.

Kool_Kat Kabo Kooyo

Share this post

Link to post
Share on other sites
Nina Fox   

Oh buoooy. Im going to trample on some feathers today. I knew this was gonna happen when I was served cold coffee mina subax....So here it goes

These questions aren't serving any real purpose besides provoking hatred and cuqdad among the 2 regions. Nobody is forcing Somaliland to be part of Somalia, and if the TGF are planning to forcefully retain this region they are delusional. As far as Im concerned Somaliland has been a government for a long time and I wish them all the best in their future endeavours.

However what gets to me is S/LANDERS asking----Maxaad ka qabtaaan? Maxaad inaga rabtaaan? Maxaa maxaa maxaa. You are coming across as if you are seeking assurance, and Im sure that was not your intention. Im going to tell you exactly what I tell the S/LAND part of my family at home-----------Nobody cares hadaad go'daan, besides you aint going to set-up shop in Pluto, y're only next door, stop makin a fuss and get on with it will ya. :)

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Nina Fox;748577 wrote:
Oh buoooy. Im going to trample on some feathers today. I knew this was gonna happen when I was served cold coffee mina subax....So here it goes

These questions aren't serving any real purpose besides provoking hatred and cuqdad among the 2 regions. Nobody is forcing Somaliland to be part of Somalia, and if the TGF are planning to forcefully retain this region they are delusional. As far as Im concerned Somaliland has been a government for a long time and I wish them all the best in their future endeavours.

However what gets to me is S/LANDERS asking----Maxaad ka qabtaaan? Maxaad inaga rabtaaan? Maxaa maxaa maxaa. You are coming across as if you are seeking assurance, and Im sure that was not your intention. Im going to tell you exactly what I tell the S/LAND part of my family at home-----------
Nobody cares hadaad go'daan, besides you aint going to set-up shop in Pluto, y're only next door, stop makin a fuss and get on with it will ya.
:)

:D

Its not at the end of the world, its only next door. very relative indeed.

Share this post

Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;748588 wrote:
3diina tuulo la goostaa idinkeey idin taala reer ethnic landers

Dee bal madaxdina inta ka dhadhicya dalabay already supports it now Sheikh dalxiis and cabdi cawar

Share this post

Link to post
Share on other sites

Awdal ma adiga dantooda u sheegeya iyo gobolada sool iyo sanaag

watan Gobolki sanaag oo damashadaya

Gobolka awdal magalaada borama meeshi Somaliland aasaaskeedi dawladnimo lugu asaasay dawasho wacan Xafladi Sheikh Cali jawhar ninki garanaya garanaya 1993 Magaalada borama

Ala cisak wa 18 may

Share this post

Link to post
Share on other sites

Adeer cidii midnimo soomaliyeed jecel waala tageeraaya ma garatay, deegaan kasto ee somalia haka so jeedo..

Waa reer Awdal oo baashaalaya ilaa daawo calankii bulugana waaka meesha ka muuqde, yaa salaam!

Waa Kanaa hadana reer SSC,wasiirka arimaha dibedda iyo madaxweynaha.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Loool Qoliyihi Minneapolis iyo Canada ka damashaday wayahay bal ana Azania aan ka raadiyo hudheeladi nairobi iyago damashadaya oo cuntadii cheese ka cunaya adeer wax dhab ah oo arligi ka jiran anigu keeney Xarunti Gobolka sanaaag oo laga damashadayo Somaliland maalinti gooni isu taaga iyo gobolka awdal xarunta magaalada borama meeshi somaliland lugu asaasay oo laga damashaadayo maalinta gooni isutaaga

Laakin wayahay bal weynu wadi sheekoyinkaas Qurba joogta looolz

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this