Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xaawo Taakada cusub

Recommended Posts

Abwaan   

I thought inaan akhrin doono maqaal ku saabsan Asli Cabaade oo aan isleeyahay inay tahay ruux Soomaalinnimadu ku weyn tahay, balse bilcaan qori sidata ayaa iga hortimid...lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites

taliyaha guutadaas waa in la maxkamadeeyaa , AK47 ama m16 ,ayey gabadhu qaadi kartaa laakin qorigan weyn inuu u dhiibo waa qalad .

marka xigta gabdho wada gaandhari ah ayaa la arki doonaa .

nuuni hadey garoob tahay ood ogtahay maad isku qabatid ,qofta wey dhalaaleysaaye , duruufta dagaalka hadey ka nasato dhalo ayey kusoo bixi laheyde.

 

F.G iskana ilaali inaad la murantaa waa geesiyad ,feedh bey kaa badin ilaa uu mowdku kaa adeego .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Waanba dhididay markaan sawirka arkay: kabaha, dharka, safaleetiga, koofida, markaaseey hadana hub kusii rareen!

 

Viva habalaha Soomaalida ciidamada ku jira...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ dhidid kulahaa.. Miinadii ee isku qarxin laheedna hoos ee ka xiran tahay calaashaan rajasiin camal nooh...

Ilaahoo eesan nagu neefsan qoftaan!!

 

MMA kaalay, qoftaan saan u eg see dagaal ugu jirtaa? gabdhihii Beerdilaacshe uu ugu yeeri jiray "suxul baruur" ama boonxirsi dhihi jiray "xam xam" eeba u egtahee... haadaa bilcaan for niggaz in the 70! loodkaada loool...

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this