Sign in to follow this  
Jacaylbaro

GEN. TUKE: The Other War Criminal To Face Justice

Recommended Posts

Minnesota -(HWN)-Sannadkii 1992 ayaa guushii ugu horeysay ee hadhaagii Afweyne la gaadhey.Waxaa Dalka Kanadii go’aan ku gaadhey inay dalkeeda ka mastaafuriso raggii gumaadka geystay ee ka tirsanaa dawladii Afweyne . Gacan ku dhiiglayaashaa waxaa ka mid ahaa :

 

 

-Cabdi Cali Nuur oo haystay maxkamada milatariga ee Hargeysa.

 

-Yuusuf Cabdi Cali oo ku magac dheer Tuke.

 

Wuxuu Tuke ahaa sarkaal ka tirsanaa guutadii shanaad ee aaga Gabiley,kana geystay gumaad bani’aadnimada ka baxsan.Tuke wuxuu filayey in dawladii Afweyne jiritaankeedu waari doono,isaguna awooduu isa siiyey yeelan doono.Waxaase dhacdey in dawladii afweyne afka dhulka loogu jiiday uu Tukena qaxootinimo ku soo galay dalka Kanada, shaqaale ilaaliya ahna (security Guard) uu noqday.Iyaba waa aduunyo iyo xaalkeedee.

 

Waxaa markaa Tuke loo soo gudbiyey dalka Maraykanka oo uu markii hore dhinaca Kanada uga sii gudbay.Hase yeeshee dacwadii ayaa mar labaad ka bilaabantay dalka Maraykanka.waana la xidhay Tuke. Markaa wuxuu Tuke go’aansadey inuu si gacmo furan ah (Voluntary deportation) dalka Maraykanka uga baxo,maxkamadiina ka ogolaatey. Tuke wuxuu tagey magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya.

 

Indisaar Khaliif Xaaji Faarax (ina Khaliif Baadiye) oo ah xaaska u dhaxdey gacan ku dhiigle Tuke ayaa ka tagtey wadanka Mareykanka si ay si qarsoodi ah oo sharciga Maraykanka ka baxsan dib ugu soo galiso gacan ku dhiigle Tuke.Indisaar way ku guuleysatey inay gacan ku dhiigle Tuke soo galiso dalka Maraykanka.

 

Hase yeeshee tani waxay furtay dacwad hor leh oo ku soo baxdey iyada laftigeeda oo dib loogu eegay waraaqaha ay isku dhiibtay iyadu iyo siday gacan ku dhiigle Tuke ku soo galisayba.Waxaa yaala dalka Maraykanka farihii laga qaadey gacan ku dhiigle Tuke magaca iyo muuqaalka oo la badalaa markaa isbadal ma sameynayso.

 

Dabayaaqadii bishii Rabadaan ayaa go’aan dhigaya in la mastaafuriyo Indisaar farta laga saarey.Waxaa kaloo guushani horseeaysaa in qof kasta oo iyadu ay sabab u aheyd soo galista Maraykanku uu u wiiqmay dal ka saari (mastaafurin sahlan)……Waxaa kaloo ilaa iminka maxkamadaha Maraykanka ku jirta dacwadii ka dhanka aheyd gacan ku dhiigle Tuke oo meel fiican mareysa.

 

Waxaa iyadana guul laga gaadhey dacwadii ku socotay gacan ku dhiigle Ina Cali Samater.Ninkii qayrkii loo xiiroo adna soo qoyso .. waa Canjeex –xasuuqii Jasiira-,Duuliyayaashii diyaaaradihii Miiga oo jooga goobolka Minisoota ee dalka Maraykanka,iwm… Walee inaan danbiiloow lagaa hadheyn may qaadato boqol sannana…

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

War criminals must be prosecuted. Tuke may or maynot be a criminal, we can't know without a proper trial. JB,XX and the rest of 'rer-aqoonsi-doon' could condemn him as much as they want, but he is innocent until found guilty. Ask Juxa, she carries lots of law books.

 

On a related issue, while passing by fagaaraha Khayriyada ee diyaaradii dadka duqaysay saaran tahay, one guy who was with me commented " war meeshani ma meesha Somalilanders ku caruuraha kaga oohiyaan ee dakanooyin hore lagu xusuusiyaa?". I said "you got it!" Our SL driver was not amused.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War criminal!

 

If this is the Gen Tuke I know or have heard about before, I thought he had nothing to do with military and was not involved in wars. May be its a different guy you talk about here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qandalawi;744661 wrote:
War criminal!

 

If this is the Gen Tuke I know or have heard about before, I thought he had nothing to do with military and was not involved in wars. May be its a different guy you talk about here.

Tuke, the guy in the Military. He was kicked out of Canada and later on came to the US. He was a Military general used to be in charge of parts of Somaliland specially Gebiley area. There is where he committed the genocide.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

The is not a general, and was never one. Secondly, dude was not in even in the country at the time he was said to have committed these crimes.

Daadkaan ma quustaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this