Sign in to follow this  
A_Khadar

Marwada Ra'iisal Wasaaraha Somalia Oo Dhar Iyo Lacag U Qaybisay Barakacayaasha-(Sawiro)-

Recommended Posts

A_Khadar   

Marwada Ra’iisul wasaaraha dawladda KMG ah ee Soomaaliya Hodan Siciid Ciise ayaa maanta deeq isugu jirtay lacag iyo dhar u qeybisay qoysas barakacayaal ah oo ku jira kaam lagu magacaabo Koorsan oo ku yaala gudaha magaalada Muqdisho.

 

Kaalmadan ayaa waxaa u soo wakiishay dad samofalyaal Soomaaliyed ah oo ku nool magaalada Buffalo ee dalka Mareykanka, waxayna lacagtu gaaraysay 50-milyan oo Shillin Soomaali ah iyo dhar aad u tiro badan oo isugu jiray qaybaha caruurta iyo dadka waaweyn iyo weliba go’yaal dhaxanta laga galo, waxaana xusid mudan in marwadu ay gacanteeda ugu qaybisay barakacayaasha deeqda lacageed iyo dharka.

 

Marwo Hodon Siciid Ciise oo saxaafada kula hadashay gudaha kaamka Koorsan ayaa baaq u jeedisay dadka Soomaaliyeed ee qurbaha iyo kuwa beesha caalamkaba inay gargaar u fidiyaan dadkan ay abaaruhu saameynta xooggan ku yeesheen.

 

"Xaalada barakacayaasha ma ahan sida loo maleynayo, waana mid aad u daran, waxaana dareemi kara qofka indhihiisa kusoo arka, waxaana ka codsanayaa dadka Soomaaliyeed ee qurbaha iyo beesha caalamka inay gargaar u fidiyaan dadkan," ayay tiri Marow Hodan oo xustay in dawladdu ay dadaashay oo dadkan ay u sameysay degaan, balse ay aysan lahayn tabar ku filan oo ay dadka ku kaafiso.

 

 

 

MARWO.JPG

MARWO4.JPG

MARWO2.JPG

MARWO3.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay khayr ha ka siiyo, inkastoo ila fiicantahay in this sort of charity sawiro laga qaadin oo la faahfaahin. Second picture, that lady is giving the PM's wife a right dirty look!

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Valenteenah.;741463 wrote:
Ilaahay khayr ha ka siiyo, inkastoo ila fiicantahay in this sort of charity sawiro laga qaadin oo la faahfaahin. Second picture, that lady is giving the PM's wife a right dirty look!

lol @right dirty look.. Aad baad wax ugu fiirsataa ma istidhi.lol... It may be innocent and usual somali women attitude and look...

 

You're right, taking pics isn't necessary but who knows why she or those who did do.. Could it be a trusting reason since some of the donations are made by other people and this is a proof that their money is delivered to the right people.. Allah aclum.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Sadaqada oo la muujiyaa waa macaan iyo khadhaadh meel ku wada yaal. Eedaday baanba sawirka ku dhex arkay. Waaba xildhibaanad inay hawlgabtay baanba moodayey :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

I think all the aid and donated money should be handed over to the women for distribution since they are more trustworthy than their male counterparts

Share this post


Link to post
Share on other sites
yahya007   

may Allah reward her for this.

lol and where is the wife of dahir aweys ? what will she give ? I think she is among the beggers. no dis in this comment but aweys is destroying Somalia for his own personal gain .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this