Sign in to follow this  
General Duke

PM Erdogan arrives in Somalia

Recommended Posts

DEG DEG: Wafdi hor dhac u ah Raysal Wasaaraha Turiga oo Muqdisho Soo Gaaray

Muqdisho (RBC Radio) Wafdi hor dhac u ah Booqashada uu dalka ku imaanaya ku iman Raysal wasaaraha Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho si ay ugu kuurgalaan xaaladda dhabta ah ee ka jirata dalka.

Wafdigan ka socda Dowladda ayaa waxa ay ka koobanyihiin Dhaqaatiir, mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka Turkiga iyo xafiiska Raysal wasaaraha wadanka Tuirkiga.

Dhowaan ayaa waxaa lagu wadaa in uu wadanka Soomaaliya soo gaaro Raysal wasaaraha Wadanka Turkiga Rajab Dayib Ordagaan

Wixii warar ah oo kusoo kordhaa lasoco goor dhow

RBC Radio

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

Good stuff, he will be in the country on Thursday Inshaa Allaah.

Ps: Will make my 10,000th post on Thursday to mark this great visit of the great Turk

Share this post

Link to post
Share on other sites

Honest Leadership and courage is what separates HE PM Recep Tayyib Erdoğan from the current rulers of Muslim countries. In time of its greatest need comes for a visit none other than the leader of Turkey. Not to show off and enjoy himself but to see the misery and poverty in the streets of Mogadishu. Let us pray for HE PM Erdoğan for safe journey and thank him for this historical visit.

Share this post

Link to post
Share on other sites

War Deg Deg ah: Saacadaha Soo Socda oo la filayo in Ra'iisul Wasaaraha Turkiga uu ka soo dego Magaalada Muqdisho

Ciidamo gaar ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri ayaa la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho ee gala Garoonka Diyaaraddaha iyo Aqalka Madaxtooyadda Soomaaliya.

Ciidamadani oo ah kuwo aad u xooggan ayaa wararku sheegayaan in loogu talagalay iney xoojiyaan amaanka inta u dhaxeysa Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaraddaha oo la filayo in uu ka soo dego wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan xiliyada nasoo aadan.

Cusmaan Nuuret Bechtash oo xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Turkiga u qaabilsan maareynta iyo masiibooyinka ayaa maanta soo gaaray Muqdisho waxaana safarkiisa ku wehliyay saraakiil kale oo u gogol xaarayay imaanshaha Ra'iisul Wasaare Erdogan.

Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan ayaa shir uu ku qabtay dalkiisa waxaa uu ku sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho isaga iyo Qoyskiisa si ay wax badan ugu soo ogaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo abaaraha ka jira.

Maalmihii u danbeeyay ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho iska soo daba degayay diyaarado ay ku raran yihiin gargaar ka imaanayay dalka Turkiga, iyadoo beri la filayo in Markab xambaarsan gargaar oo ka imaanaya Turkiga uu ku soo xeran doono dekadda Muqdisho.

Xigasho : http://www.allbanaadir.com/news.php?readmore=845

Share this post

Link to post
Share on other sites

War Deg Deg ah:Saacadaha Soo Socda oo la filayo in Ra'iisul Wasaaraha Turkiga uu ka soo dego Magaalada Muqdisho

Ciidamo gaar ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri ayaa la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho ee gala Garoonka Diyaaraddaha iyo Aqalka Madaxtooyadda Soomaaliya.

Ciidamadani oo ah kuwo aad u xooggan ayaa wararku sheegayaan in loogu talagalay iney xoojiyaan amaanka inta u dhaxeysa Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaraddaha oo la filayo in uu ka soo dego wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan xiliyada nasoo aadan.

Cusmaan Nuuret Bechtash oo xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Turkiga u qaabilsan maareynta iyo masiibooyinka ayaa maanta soo gaaray Muqdisho waxaana safarkiisa ku wehliyay saraakiil kale oo u gogol xaarayay imaanshaha Ra'iisul Wasaare Erdogan.

Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan ayaa shir uu ku qabtay dalkiisa waxaa uu ku sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho isaga iyo Qoyskiisa si ay wax badan ugu soo ogaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo abaaraha ka jira.

Ciidamo gaar ah oo isugu jira Boolis iyo Milateri ayaa la soo dhoobay wadooyinka Muqdisho ee gala Garoonka Diyaaraddaha iyo Aqalka Madaxtooyadda Soomaaliya.

Ciidamadani oo ah kuwo aad u xooggan ayaa wararku sheegayaan in loogu talagalay iney xoojiyaan amaanka inta u dhaxeysa Madaxtooyada iyo Garoonka Diyaaraddaha oo la filayo in uu ka soo dego wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan xiliyada nasoo aadan.

Cusmaan Nuuret Bechtash oo xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Turkiga u qaabilsan maareynta iyo masiibooyinka ayaa maanta soo gaaray Muqdisho waxaana safarkiisa ku wehliyay saraakiil kale oo u gogol xaarayay imaanshaha Ra'iisul Wasaare Erdogan.

Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayeb Erdogan ayaa shir uu ku qabtay dalkiisa waxaa uu ku sheegay in uu booqan doono magaalada Muqdisho isaga iyo Qoyskiisa si ay wax badan ugu soo ogaadaan xaaladda dalka Soomaaliya iyo abaaraha ka jira.

Xigasho: http://www.allbanaadir.com/news.php?readmore=845

Qaban qaabadii u dambeeyay ee lagu soo dhoweeyay wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayib Erdogan ayaa ka socota Magaalada Muqdisho, iyadoo wadooyinka lagu xardhay Calanka Dowladda Turkiga iyo kan Soomaaliya oo is garab saaran.

Sida ay sheegayaan wararka qaban qaabada ayaa xoogeeda waxay ka socotaa Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, waxaana la sheegay in la sameeyay Gudi qaabilsan qaban qaabada soo dhoweynta Ra'iisul Wasaaraha Turkiga.

Wadada Maka Al-Mukarama ilaa garoonka Diyaaradaha ayaa ka mid ah goobaha la suray Calanka Dowladda Turkiga, gaar ahaan Baalayaasha jidadka, waxayna Calamada ahaayeen kuwo si saf ugu xardhanaayeen min Madaxtooyada ilaa Isgoyska KM4.

Sidoo kale waxaa la diyaaray gawaari gaar ah oo lagu dhajiyay calanka Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Rajab Tayib Erdogan.

Maalinta berri ayaa la filayaa in Ra'iisul Wasaaraha Turkiga soo gaaro Magaalada Muqdisho, si uu ugu kuur galo xaalada abaaraha iyo macluusha ka jirta Caasimada oo todobaayadii la soo dhaafay ku soo qul qulayaan boqolaal qoys oo abaaraha ka soo hayaamayay.

Diyaarad ay leedahay Dowladda Turkiga ayaa ka soo degatay goor dhow Garoonka Diyaaradaha, taasoo siday shixnad kala duwan oo gar gaar ah, sidoo kale Saraakiil ka tirsan Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayaa iyana la sheegay inay yimaadeen Muqdisho, si ay u sii diyaariyaan imaanshaha Ra'iisul Wasaaraha.

Turkiga ayaa ka mid noqday Dowladaha u soo gurmaday Umada Soomaaliyed, waxaana uu balan qaaday inuu Isbitaal ka hirgelin doono Magaalada Muqdisho.

Saraakiisha ka socota Turkiga oo isugu jira dhaqaatiir caafimaad ayaa maanta howlo baaris lacag la'aan u sameeyay qoysas fara badan oo caruur iyo haween ahaa, kuwaasoo xaaladahooda caafimaad ay liiteen.

Hoyga wararka Somaliyeed

www.jowhar.com

jowharnews@gmail.com

jowharcom@hotmail.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

Muqdisho(AllPuntland)-Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garoow xooggan oo ku aadan soo dhoweynta Ra'iisul Wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo la filayo in beri uu ka soo dego Muqdisho.

Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa lagu xardhay Sawirada Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, Madaxweynaha Dowladda KMG iyo calamada Soomaaliya iyo Turkiga, sidoo kale waxaa la diyaariyay kooxo qaabilsan soo dhoweynta wafdiga oo xeran doona dharka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliya, iyagoo muujin doona ciyaaro dhaqameedka lagu yaqaan Soomaalida.

Garoonka Muqdisho ayaa waxaa lagu xardhay Calamadda Soomaaliya iyo sawirada labada Mas'uul iyadoo amaanka inta u dhaxeysa Garoonka iyo Villa Somalia la dhigay ciidamo gaar ah oo loo soo xulay iney ilaaliyaan wadadaasi inta uu wafdiga ku sugan yahay Muqdisho.

Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda KMG Shariif Sh. Axmed oo maanta Turkiga kaga qeybgalay shirka Islaamka in uu ku soo hor mari doono Muqdisho oo laga yaabo in caawa xiliga danbe uu yimaado si uu beri garoonka ugu soo dhoweeyo Wafdiga Ra'iisul Wasaare Recep Tayyip Erdoğan.

Hadii ay suuragasho imaanshaha wafdiga Ra'iisul Wasaare Recep Tayyip Erdoğan ayaa noqoneysa wafdigii ugu sareeyay ee Muqdisho yimaada tan iyo markii ay burburtay dowladdii hore.

Waana wafdigii Sadaxaad ee Muqdisho soo booqday mudo Sadax cisho gudahood iyadoo maanta Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ee Dowladda Britain yimid Muqdisho, sidoo kale shalay ayey aheyd markii uu soo booqday Muqdisho Madaxweynaha Jabuuti oo kormeer ku soo maray xerooyinka ay ku nool yihiin barakacayaasha iyo Isbitaalka Banaadir.

Ali Muhiaddin

AllPuntland Team.

Muxiyaddiin@hotmail.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

Ra'iisul Wasaaraha dalka Turkiga iyo Wafdi uu hogaaminayo Recep Tayyib Erdogan ayaa goor dhow waxay ka soo dageen Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo munaasabad lagu soo dhoweynayo Wafdiga ay iminka ka socota.

Wafdiga ayaa ka soo dagay Garoonka abaarihii 8:15, iyadoo labo diyaaradood ay ka soo degtay Garoonka, kuwaasoo sida wafdiga uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha.

Garoonka Diyaaradaha ayaa waxaa ku sugan Madaxda ugu sareysa Dowladda KMG sida Madaxweynaha oo soo dhowenaya wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Turkiga.

Xubnaha Wafdiga ayaa lagu sheegay inay gaarayaan ilaa labaatan xubnood oo ka soo kala degaya Labada diyaaradood, iyadoo ay wehliyaan Ciidamo gaar ah oo sugaya ammaanka wafdiga Ra'iisul Wasaaraha.

Astaanta Calanka Dowladda Turkiga ayaa hada la garaacayaa, sidoo kale Ciidamada qalabka sida ayaa u diyaarsan inay salaan sharaf ka qaataan Ra'iisul Wasaaraha Turkiga.

Dadweyne fara badan oo soo dhoweynaya iyo kooxaha fanaaniinta ayaa ku sugan garoonka oo soo dhoweynay wafdiga, waxaana qaban qaabada ay tahay mid aad u xoogan.

Ammaanka magaalada ayaa ah mid aad loo adkeeyay, dhaq dhaqaaqii ganacsiga iyo isu socodka ayaa ah mid gebi ahaanba hakad ku jira, ma jirto wax gaadiid oo shaqeynaya, wado kasta ayaa waxaa taagan Ciidamo isugu jira Boolis iyo Milateri.

Ra'iisul Wasaaraha Turkiga ayaa la filayaa inuu booqdo xeryaha barakacayaasha, halkaas oo Ciidamo la geeyay, iyo Isbitaalada, iyadoo la filayo in Madaxtooyada uu kulan kula qaato Madaxda ugu sareysa.

La soco wixii ku soo kordha

Hoyga wararka Somaliyeed

www.jowhar.com

jowharnews@gmail.com

jowharcom@hotmail.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

PM Erdogan to me you will always be a hero. Superman of the Muslim world, you have broken the blockade on Somalia and we hope our leaders and would be leaders take you as an example.

Viva Turkiye

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this