Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president Ahmed Siilaanyo visits the republic of China.

Recommended Posts

sheegin inta uu qaadan doono ku tagaya dalka Shiinaha, iyaga oo sii mari doona wadanka ETHIOPIA oo ay ku sii halkan doonaan.

 

Socdaalka Madaxweynaha oo ah kii ugu horeeyay ee Madaxweyne ka socda Somaliland uu ku tago dalka Shiinaha ilaa sannadkii 1991-kii markii ay Somaliland ku dhawaaqday madaxbanaanideeda, waxaana sida la sheegayo socdaalkan la xidhiidhaa heshiisyo dhinac ganacsiga oo uu Magaalada Beijing kula geli doono shirkado fadhigoodu yahay halkaas oo maalgashi ku samayn doono Somaliland, laakiin waxa aan la ogayn ilaa hada in uu kulamo la qaadan doono madaxda Shiinaha inta uu ku sugan dalkaas.

 

Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada ayaa sheegayo in Madaxweynaha ay socdaalkiisa ku wehelin doonaan xubno ka tirsan golihiisa wasiirada iyo xaaskiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So, what's going on with this supposed trip to China? As I hear it, the prez nor his entourage had visas and he's been in Ethiopia all this time? Surely, if someone is flying somewhere, those details should be taken care off before la sii sogootiyo at the airport? How embarrassing.

 

Caku iyo Somali leaders who can't organise a piss-up in a brewery.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

He was rushed to hargaysa airport to avoid a meeting with Mahiga i guess.Nobody thought about the visas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dukha mukhalaska ku xumaadey oo soo saari waaye fiisaha;)

 

laakin waxaa waxey ahayd Mahiga ka carar dukhii Cabdulahi ayaa sheekadaas yakhaaney markuu rabo inuu u khabto Condalice Rice waxuu dhihi jirey London aan aada Dhakhtarka i wacay

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol i even heard ninka inuu diyaaradii diridhabe la aaday when he was going to Addis and some afhayeen in madaxtooyada said Airportka Addis 5ta galabnimaa la xiray saasu diridhabe transit ugu yahay loool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this