Sign in to follow this  
sugar_man

best places to shukansi our somali girls

Recommended Posts

Aaliyah true ukhti

 

But what I meant was, hadii gabar ama wiil uu qofku ka helay arko, inuu mar ama labo jeer la hadloo bal hubsado if this person is interesting in getting to know you. Dee bahasha sida aynu ka dhignay maaha, ee aad arki two people oo isla "socday" "isla sheekaysanayey" labo sano iyo huu haa.

 

Bal maxya all that time isku gurayaan? Qofka hadii mar ama labo jeer afka la isku yara dhuftoo la is fahmo, wiilku waa inuu haduu sheekada rabo inuu sii wado u tagaa ehelka gabadha.

Markaa bal waxaad arki labo isla socda dhowr sano, hadhowna kala taga. Wiil kastoo kaloo is dhaha gabadhaas la sheekayso, waxaa daba taagan inay la socotay wiil hore sano. Suuqoo dhan baaba xidhmi dhaqankaas dartiis.

 

Wiil aan aqaano baan ka yaabay arin uu sameeyey. INtuu gabadh inyar la hadlay, markuu ogaaday gabadhu inay guurdoon tahay, oo interesting tahay, wuxuu u tagay ehelkeeda, wuxuuna ku yidhi "gabadhiina inaan la sheeko la bilaabay baan idinla socodsiin, haday calaf noqotana Insha Allah guur"!

The dad aad buu ugu farxay inuu wiilku si sharaf leh ula socodsiiyey aabaha inuu wiilka gabadhooda wax ka damcay.

 

Markay xoogaa yar isla sheekaysanayeen wiilkii iyo gabadhii, bay isku raaceen that they weren't made for each other.

Markaa si sharaf leh bay ku kala tageen. Aabihiina wuu la socday hawsha, no harm done.

Gabadhii she mooved on, ayadoon waxba dhibaato ah la kulmin, "ala aabe iga qari" "yaanan la arkin adoo wiil meel la taagan" iyo all that stuff maysan arkin, cuz the family new inay isla sheekaystaan.

 

Markaa dhinacaas in la badiyaan anigu jeclaan lahaa, inkastoow adagtahay runtii, not all parents are that understanding. Laakiin sidaas baa u fiican - INtuu wiil gabadhooda meelahaas ka dafi lahaa hehe, and BTW guys do lie walee, markay timaado shukaansi iyo hawlahaas waliba,

 

Siiba midka aan rabin inuu aabe iyo hooyo la socdaan hawsha, it's because "baashaal" uun bay ka tahay, and not someone who really is seriouse about getting married. Wiilal badan baa shukaansiga it self iska jecel without no goal - Girls too.

 

Marka bal wiilaloow ragg iska dhigoo gurga albaabka ka soo gala, intaydaan daaqadda u soo dhicin. Gabdhuhuna keep u'r starndard high, wiilku inuu soo yara silco weeye intuusan idinku soo dagdagin.

 

Aahey ka baxay hadaba, Ramadan mubaarak everyone, shukaansigu waa inoo Ramadanka ka bacdi, ama afurka ka bacdi lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Ramadan mubaarak everyone, shukaansigu waa inoo Ramadanka ka bacdi, ama afurka ka bacdi lol.

lool shiekh baan ku haystay see weeye...afur ka bacdi ku yidhi, war tarawiixda u diyaar gabow lol kaftan..

 

Ramadan Kariim to you too. And, yeah I don't know how ppl have time in Ramadan for anything like that...wa mara afur karinasid oo sonmantahay iyo mara afurasid iyo mara tarawiix kusii socotid..

 

khyr baan idin rajayanaya iyo cibaada suban..ramadaanta dadaala

 

will try to stay away from SOL for this month..

 

salaam folks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this