Sign in to follow this  
NASSIR

Bari, Somalia: Wadahadal u furmey Sheikh Atam iyo Puntland

Recommended Posts

peasant   

NASSIR;736238 wrote:

Wariyahan oo codkiisa diidey in lasoo gudbiyo maadaama uu booqday xarunta ciidamadaasi ee iyo magaalada Galgala oo haatan gacanta ugu jirta kooxda kasoo horjeeda maamulka Puntland ayaa wuxuu u kuurgalay warar sheegaya in khilaaf ay u dhexeeyaan masuuliyiinta sare ee kooxda ka dagaalamaysa buuraha galbeedka gobolka Bari iyo shirka la sheegayo in uu dhacay.

Taasina waa idaacada tolka! Naga daaya bahasha oo runta ka hadla. Wadaadkan miskiinka ah ee dhuusada ku dhegtay siduu CIA drone uga dhumanayey meel ma haystee ee isaga hada gabaad doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this