Sign in to follow this  
Siciid1986

Dr.Ahmed Hussein Isse accused of fraud

Recommended Posts

Haatufka Maanta

 

Ninkii Axmed Xuseen Ciise ee siyaasiyga weyn isku qabay ee la moodayey inuu la doonayo kursiga madaxweynaha sawkan ka dhamaan waayey Cayda guddoomiyaha Wargeyska Haatuf. Taladiisii ma waxa ay ku soo ururtay inuu siyaasad ka doondoono garamo uu inan yar oo qayrkii ahi Lanta u soo daabacay. Axmed Curi, sawtii la tuhunsanaa inuu dawladdo waaweyn u shaqeeyo oo uu u waramo maxaa ku soo hoos celiyey inuu dabar u soo qaato Somaliland tan yar ee is-dabaraysa. Ninku malaha ma oga in laga il-dheeryahay oo lala socdo lacagaha uu ka qaato hay’adaha sida NED iyo SIDA ee uu kolba Website, Journal iyo Idaacado uu lafihiisa u samaysto ku furanayo. Nin sharciga Maraykanka sita oo Digtoor ahi dunida ayuu u shaqo tagi lahaaye oo Land-tan yar Baqal uma soo fuuleene, malaha ninku wuu soo saaqiday. Af-miishaarnimo intii joogtayba ay lacag ku wayday, malaha wakhti iskagamuu lumiyeene, tolow macanaadida Somaliland ayuu macaash ku qabaa?. Waar yaa ilaahay yaqaan oo ninkan Curi ku yidhaa maraykankan Luwigu Madaxweynaha ka noqday wax ka daydayoo oo xaashidan yar ee aad Xasarada u furatay yaanay ku habsaamin oo qayrkaana kaa reebin.

 

Institute for Practical Research and Training (waheen media)

$62,740

To enhance the capacity of legislative staff in Somaliland and disseminate legislative proceedings. IPRT will work with staff to produce Xog Warran, the official House of Representatives electronic bulletin, and maintain the Hansard System, the permanent record of legislative proceedings. IPRT will broadcast recorded segments of legislative discussion on satellite television and on their website, Waheen TV, and will hold two town hall meetings to discuss the lack of independent radio in Somaliland.

 

The National Endowment for Democracy (NED) is a private, nonprofit foundation dedicated to the growth and strengthening of democratic institutions around the world.

http://www.ned.org/

 

Dr_Ahmed_Esse_JPG.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lool and what did he do with his aqoon he told the people of burco that they should play kubad in 2008 . He can continue and cry but he is a failed politician and will never ever become president of somaliland. You can never compare him with gabobe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this