Sign in to follow this  
General Duke

Juba's: 5 Somali men from Burco among dead in air strike against Al Shabaab

Recommended Posts

5 Nin Oo U Dhashy Burco Kana Tirsanaa Shabaabkii Kismaayo Dayaaraduhu ku Duqeeyeen Ayaa Si Arxan Daro Ah Lagu Dilay Hawdka Jubadda Hoose

 

Jimco, 01 Luulyo 2011

Hawda Kismaayo: Duqayntii cuslayd ee dayaaradaha Reer Galbeedku ku bartilmaamaysteen saldhig ay Shabaab-ku ku la haayeen degaan-ka la yidhaado Qandal oo ku yaal duleedka Kismaanyo ayaa sababay dhimasho badan, dhaawac, barokac iyo Firxad ku habsaday Argagixisada Al-shabaab.

 

Koox ka mid ah dadkii reer Guuraaga ahaa ee ka qaxaayey Duqayntii Qandala ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 9 nin oo shan ka mid ahi ay ka soo jeedaan Somaliland (Gobolka Togdheer) Afarta kalena ay ka soo kala jeedaan Yemen iyo Pakistan. Nin magaciisa ku sheegay Cabaas Dhaqane oo warbaahinta Jubooyinka u waramay ayaa yidhi sida ay noo sheegeen Raggan la laayey, waxa ahaayeen ciidankii Al-shabaab ee ilaalinaayey saldhigii la duqeeyey, kuwaas jab laxaad leh ku dhacay markii dayaaraduhu duqeeyeen.

 

Nimanku wey soo lumeen oo may garanayn meesha ay ma rayeen iyo degaanka-toona, Markii ay nagu soo baxeen ee ay na arkeen in aanu reer guuraa nahay ayey na amineen nagan codsadeen in aanu cunto iyo cabitaan siino, waxa kale oo ay naga codsadeen in hubka aanu ka iibsano ka dibna gaadhsiino Xadka kenya. Isla markii aanu waraysanay hubkiina gacanta kaga dhignay ayaanu qabqabanay garba-doona u xidhnay.

 

Afartii nin ee ka soo jeeday Yemen iyo Pakistan waanu tooganay Shantii Reer Burco-na Gudmo iyo Warmo ayaanu ku dilay. Mar warbaahintu weydiisay Cabaas dhaqane sababta keentay in Shabaabkii Reer Burco ay si arxan daro ah u laayaan, waxa uu ku jawaabay Cabaas sidii ay wax u dili jireen ayaanu u dilay......

 

Waa kuwii Caruurtayada Qarxin jiray, Gacmaha iyo Lugaha Go'yn jiray ee Ku xidhnaa Ibrahim Afqaan iyo Ina-Godane.

 

 

By: Osman Abdillahi Sool......Freelance journalist. sooldhuub@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al Shabaab's NW contingent led by Ibrahim Afghani targeted and more are fleeing the south as the drones are used. Sad that these young men and others are losing their lives for nonsense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

it's just sad to hear all of this, but if you do bad thing then bad things will happen to you, that is what non-believers and believers always said about this kind of circumcises

peace and Love all ya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jiiroow Bakaal;731884 wrote:
Your next post will be Somali ma kala go i karto dadkuna waa walaalo seyidka hore u sheegay

Wixii habar Mareerteen iyo, halamash naagaa leh

His not very consistent is he?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Someone is trying to get the post deleted. Ahem, the very fact that NW Somali's are fighting in the south shows that Somalia will not be divided. Basic comprehension lads.

Share this post


Link to post
Share on other sites
FIDHIN   

The North westerners are the brains of somalis, United somalia will never work without us, But somaliland is working and al shabab has longer life than the islamic

because is lead by US. the two most influential powers in somali peninsula, Somaliland and Al shabab, Allow dhowr!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this