Sign in to follow this  
Ducaysane

Faroole, SSC and Silaanyo

Recommended Posts

If Silaanyo badly wants to talk to SSC, what is preventing this Faroole guy to talk to them. I hope people of Puntland will see faroole's leadership failure before it is too late. Odaga maxaa ka qaldan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Welcome back mr oodweyne you've been missed, as for Faroole the pirate leader of garowe what is there to talk about the Majority of the garaad clan don't trust faroole nor do they trust his clan that's why they chased the Garowe Clan elder when he visited buhoodle and jacked his car not that long ago.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ducaysane,

Faroole, waayadan ceebtiisu ma asturnayn, laakiin hawlo badan oo uusan asagu wax badan ka qabankarin baa lala daba joogaa awoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@ hawlo badan oo uusan asagu wax badan ka qabankarin ba lala daba joga? wa yaab? madaxweyne miyu isku sheegeen oo ssc mathalan tirsaneen? marka soma aha in uu isku taxalujiyo in uu wax ka qabto??..tan kale markaad leedahay wax kama qaban karo? ma waxa ileedahay somaliland xasuuqay wado ayuu joojin karin? mise waxaad leedahay loma ogola oo gaalo iyo xabashi aya ka danbeesa oo ma leh awood uu wax ku qabto? bal ii faahfaahi!!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

If Silaanyo badly wants to talk to SSC, what is preventing this Faroole guy to talk to them.

aniga siday ila tahay silanyo iyo faroleba xabashi baa maamusha. marka xabashi ayaa faroole iyo silanyoba u talisa talaabda ee qadayaan..marka xabashina waxa ka danbeeya gaalo iyo ingriis taasna wa la ogyahay. marka ingriis horta ssc uma cuntamaso oo waa ogyihin tariikhti dhereed ee darawiish caan ku tahay iyo in ay necebtahay isticmaar, and the same cant be said for somaliland. somaliland tariikh dheer iyo xidhidh dheer gaalo iyo ingriis la leheed oo waligeed bay u shaqeenasay..marka i wouldnt be surprised haday gaalo raali ka tahay in ay ssc regions somaliland qabsato..isla markaana faroorle ku dhahdo hadad cawimadeena iyo xidhiidhkeena rabtid ssc warkeeda ka bax..(hence wuxu xabashi noga doortay oo maanto dhan nacnac la joogo hadii kale saan filayo he can kiss goodbye to the funds he gets from ethiopia and what not marka odeygu xabashi buu naga doortay oo waa calool u shaqeesta dantii umada ilaaway)

 

tan kale gaalo somaliwayn iyo midnimo ma maqli karto. another reason why farmaajo uu maanta isku casilay sababto ah gaalo maba rabto nin somaliwayn iyo in uu waxx qabto diyaar u ah..waxay rabta dad maanto dhan madaxa iskula jira..(taaso oo prove u tahay waxa maanta xamar ka taagan)

 

saas bay ila tahay..

 

ta kale aan ilaawayna waxa weeye barigii isticmaarka waxa gaalo xuduud u dhigtay dhul qabilo badan wada dagaan waxay aheed in ay maanto dhan qabiilo mucarad isku noqdaan..that way there will be contineous tension between those tribes...oo horumar iyo waxkale kama fakarayaan (a good example being the former british somaliland and that being one example of many)..marka gaalo somali in ay wanaag la rabin halkaas baad ka aragtaa..marka xita somaliland gaalo diyaar uma aha in ay aqoonsato.waxo dhan wa maweeli iyo in ay somali isku diraan...

 

if anyone has a different opinion bring it to the table...:D

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faroole xuduuddii baa laga soo xidhay oo waxa keliya ee uu samayn karaa waa inuu meelahaa wax ka caayo ee iska dhaafa miskiinka ... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this