Sign in to follow this  
N.O.R.F

War teleefoonka naga qabo! Commentary on Somali phone etiquette (or lack thereof).

Recommended Posts

:D:D

 

Nin Sheikh ah ayaa Masaajiid ka wacdiyey, wuxuu sheegay waxyaabo badan oo aan habbooneyn, isagoo midmid u dul-istaagay, markii uu ku sii dhow yahay gabagabo ayaa waxaa istaagay nin ka mid ahaa dadkii wacdiga Sheikha dhageysanayey, malaha ninka istaagay waxaa uu iska wada helay dhammaan tilmaamaha xun ee Sheikhu ka digayey. ninkii wuxuu u qaatay in Sheikha uu isaga si toos ah uga hadlayo, wuxuu cod dheer ku yiri " Sheikhow aniga ayaad iga hadleysaaye maad si cad ii magacowdid?"..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ku celcelin telefoon laga qaban waayey

:D

There is an islamic law about knocking the door of someone no more than three times and if it is not answered - for the knocker to walk away. perhaps this law should be applied to the ringing the telephones.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

I keep getting told from people back home: " Naag ba telephonekaga qabayneysa". That's my bloody answer machine. ha ha/

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^:D perhaps you should record your own voicemail.

 

There were once a craze of hearing a long music when you rang someone's mobile phone - I extremely disliked that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Waxaan la yaabaa qof aadan garaneyn baa ku soo wici, waxaad dhihi waa wrong number. Inta badan haduu soomaali yahay wuxuu kugu dhihi maxaa kuu dhiibay tel aadan laheyn? Qofkii lahaa u dhii. War yaa ilaahey yaqaan. Try convincing them it's your phone and they dialed a wrong number. Kuwa wadanka joogaa ugu daran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

iyaabaha aan habbooneyn in Taleefoonka loo isticmaalo ayaa waxaa ka mid ah kuwan soo socda.

 

 

1- Ku celcelin taleefoon lagaa qaban waayey

2- Ku mashquulid taleefoon adoo akhiyaar la fadhiya

3- Ku hadlid taleefoon adoo cid kale la hadlaya

4- Cod kor u qaadid adoo ay dad kale kula joogaan ama kaa agdhow yihiin

5- Sir ka duubid qof aan baraarugsaneyn

6- Baarasho taleefoon cid kale leedahay

7- Hubsiino la´aan cidda aad la xiriireyso

8- Taleefoon ku wicid qof kuu muuqda.

Good advice. mashallah

 

n i loved the example abt the guy who got up and said ..shiekh ana iga hadlasa ee ma si cad ila hadashid heheh asagi ba is kashifay. cadi ma aha kaas.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Jacphar, lol@ qofki laha u dhiib! who does that wa yaabe? ma dad waalan baa numberkaaga lo dhibay?

 

salaam

 

edit: never mind I just realized ur talking abt ppl back home. So that means it wasnt wrong number they were looking for you so u can send them lacag. stop being so bakhil lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol@78 missed calls...in 2 hrs? tats impossible!..loool...u must have some obsessed fan wa yaab

 

I always call someone no more than three times for the most part ...inta badan laakin if i call them once thats good enough they will see my missed call somaha..bt if I worry waan ku celceliya..laakin sadex ka badan qof ma waco! maxa igu xaqsaday.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this