djibsomali Posted June 15, 2011 When you hallucinating from a high dose of good Khat then you don’t know what you writing or saying. A young Man from mirqanland aka Somaliland had the chance to graduate in Addis Abeba college of health science. Nothing particular about that however the young man graduated with honour and got scholarship to continue his nursing course to a Master standard (course will start this September 2011) Good luck to him. However in mirqan land he is suddenly a Doctor (DR). Doctor oow xaal qaadow!! Looooooooooooooooooool The killer line is 4 1) Raiisal Wasraaaa Itoobiya Melez Zenawi oo Bilad daaab ah gudoosiiyay DR. Axmed Shadi oo ka socday Somaliland 2) Xafladii qalinjabinta Saraakishii reer somaliland ee dhamaysatay Culluumta medicineka ama dhakhtarnimada ee jaamacada DEFENCE UNIVERSITY COLLEGE OF HEALTH SCIENCE oo lagu qabtay aqalka madaxtooyada dalka Ethiopia taariikhdu markay ahayd 11/06/ 2011 ayaa waxa ka soo qayb galay marti sharaf (Honorable guests) ugu horeeyo Ra’iisal wasaaraha jamhuuriyada dimuqradiga federalka Ethiopia Ato Melez Zenawi, 3) DR. Axmed Shadi wuxuu dhigay recordkii ugu sareeyay abid jaamacada soo mara oo ah cumulative cGPA of 3.98 inuu xidho 4) DR. Axmed Shadi waxa abaalmarin looga dhigay maaha keliya bilada dahabka ah balse inuu sii wado waxbarashada Master’s degree oo uu ka bilaabi doono dalka Ethiopia bisha September 5) DR. Axmed Shadi wuxuu runtii ka dhigay astaanta Somaliland lagu garto aqoon, karti iyo dedaal dheeraad ah iyo weliba isagoo Ahmed-shadi ku daray akhlaaq wanaag iyo xidhiidh smooth ah oo ku suntay magaca Somaliland. Waxaan aad iyo aad u xusuustaa sida xidhiidhiyaha xafladu uu ugu celcelinayay in ardayga bilada dahabka la gudoonsiiyay (Gold medalist)ku uu yahay Somalilander. Bal waxaad u fiirsataa halka laga sheegayo oo ah the bcapital city of Africa gaar ahaan the Palace ama guriga madaxtooyada Ethiopia oo ay joogaan boqolaal safiir iyo marti sharaf ka kala socday caalamka. Runtii Ilaahay magaciisa ha sareeysiiyo Ahmed shady wuxuu kor u qaaday magaca Jamhuuriyada Somaliland. 6) Waxaan sidoo kale xusuustaa khudbadii DR. Axmed Shadi ka jeediyay xafladii 18 may Addis Ababa. 7) DR. Axmed Shadi waxa sidoo kale lagu maamuusay xaflad heer sare ah oo ay u qabteen ardayda Somaliland 8) Waxaan sidoo kale la ilaawi Karin in Dr. Ahmed-shady uu yahay sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland. source: http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=17317&permission=1&audioFile= http://oodweynenews.com/news/80864-sarkaal-ka-tirsan-ciidanka-qaranka-somaliland-oo-kaalinta-1-aad-ka-galay-jaamacad-ku-taalla-dalka-itoobiya.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 15, 2011 When you hallucinating from a high dose of good Khat then you don’t know what you writing or saying. Exactly ! ! ! ,,,, Look at the above Quote Share this post Link to post Share on other sites
djibsomali Posted June 15, 2011 an other one who never finishe a Master Degree Dr falso in the triangle he is a full blown doctor Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 15, 2011 JB is known Dr. as well in Hargaysa.. Waa caadi.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 15, 2011 I'm a Dr too, why I've a PhD in fadhikudirir from the Duke and Xunjuf's Booto and Faan School. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted June 15, 2011 ^ ;) @I've a PhD in fadhikudirir Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted June 15, 2011 They will use the excuse many do, that they were doctors but lost their documentation during the war. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted June 15, 2011 A nurse is as good as a doctor in Africa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted June 15, 2011 Hadduu qofku wax duri karoba waa wax in la soo dhoweeyo mudan. SOL PhD holders naga daaya hadal tirada. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted June 16, 2011 you are talking about Mirqan when u are using name of Djib the only place ware police escort Miraa truck Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted June 16, 2011 very true Valenteenah but something also needs to be said honesty Quote Share this post Link to post Share on other sites