Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

ssc rebel group on the brink of collapse and affected by bankruptcy Listen to Col cali sabaray.

Recommended Posts

Aaliyyah   

^calcal kulaha waxba ha halmaamin that somalilanders in the early 80s eey qaban jireen meetings after meeting in jeddah iyo qurbaha.

 

So regardless of how long it takes the ssc regions will be freed from the somaliland occupation.

 

waana la ogyahay cida aqoonsi u calacalasa oo dadka amaan siin waydey cidey tahay.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah walaal sidan aad u hadlayaa ma aha wax quman, waayo Somaliland waxaad ku sheegtay clan militia SSC na waxaad xayaysinaysaa!!

Haddii aad doonayso inaad intaa iskaga soo dhawaataan Somaliland, waxa wanaagsan adiga oo aan caytamin inaad waxaad tabanayso sheegato,

Waayo isma qabato inaad dacalna cay ka miisayso dacalna aad leedahay walaalkaa la jeclow waxaad isla jeceshahay.

 

Somaliland waa qaran jira, waxayna ku andacoonaysaa xuduudihii uu Isticmaarkii ka tagay, inay xuduudaheeda gaadhana xaq bay u leedahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Aaliyyah walaal sidan aad u hadlayaa ma aha wax quman, waayo Somaliland waxaad ku sheegtay clan militia SSC na waxaad xayaysinaysaa!!

xaysiin kulaha? gormaan wax xayisiya? xaqooda uun bay u dagalamaayan regionkoodana xaqna u leyihin baan idhi. Somalilandna is a one clan state taasi ma been baa?..hadad been rabtid in aad isku shekeesay wa mesheeda taasi ima quseeso.

 

Haddii aad doonayso inaad intaa iskaga soo dhawaataan Somaliland, waxa wanaagsan adiga oo aan caytamin inaad waxaad tabanayso sheegato,

Waayo isma qabato inaad dacalna cay ka miisayso dacalna aad leedahay walaalkaa la jeclow waxaad isla jeceshahay.

gormaan cayay? ka aheen in aan sheego runta oo ah in ay xasuuq xaqdaro dadka umada ssc dagan ku wadaan

 

Somaliland waa qaran jira, waxayna ku andacoonaysaa xuduudihii uu Isticmaarkii ka tagay, inay xuduudaheeda gaadhana xaq bay u leedahay.

Somaliland haday qaran ku tahay wa sheeko ku quseesa. xuduud ay xaq u leyihin oo ka aheen sadexdooda magalana ma jiro. SSC regions dad baa u dhashay oo iska leh dadkaasna ayaa xaq u leh. marka shekada raqiiska aad gadasid ma soconaso.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaysiin kulaha? gormaan wax xayisiya? xaqooda uun bay u dagalamaayan regionkoodana xaqna u leyihin baan idhi. Somalilandna is a one clan state taasi ma been baa?..hadad been rabtid in aad isku shekeesay wa mesheeda taasi ima quseeso.

Bal wali waad sii caytamaysaa walaal, waxaad qortay u fiirso, waa maxay Somaliland is a one clan state? Taasi waa been miyaadan oagayn Somaliland waxay ka kooban tahay qabaa'ilo fara badan sida kuwaas oo kala daga darafyada iyo badhtamahaba, dawladdana xubno kah.

 

 

gormaan cayay? ka aheen in aan sheego runta oo ah in ay xasuuq xaqdaro dadka umada ssc dagan ku wadaan

SSC ayaa dagaalka bilawday nabadiina diiday iyo in la wada hadlo, markaa walaal iyaga ayaa eeda leh

 

Somaliland haday qaran ku tahay wa sheeko ku quseesa. xuduud ay xaq u leyihin oo ka aheen sadexdooda magalana ma jiro. SSC regions dad baa u dhashay oo iska leh dadkaasna ayaa xaq u leh. marka shekada raqiiska aad gadasid ma soconaso.

Somaliland waa qaran madax banaanideduna waa mid muqaddas ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Widh-Widh :Wufuud ku sii Qulqulaysa Shirka Nabadaynta ee ka dhici doona Hakaasi.

SATURDAY, 18 JUNE 2011

 

Laascaanood-(Togdhnews)-Shir la doonayo in lagu soo afjaro colaadaha u dhaxeey Somaliland iyo dadka deggan gobolka Sool,

Koonfurta Sanaag iyo Cayn ayaa ergooyinkii ugu horreeyay ay gaadheen deegaanka Widhwidh oo 100 km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

 

Shirkaasi oo ah mid wada hadal ah ayaa waxaa horrey ugu dhawaaqay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, kaddib markii uu la wareegay hoggaanka Dalka 27-dii July ee sanadkii 2010-ka.

 

Sidoo kale, kulanka oo ah mid nabadeyn ah ayaa waxaa ka qeyb galaya dhammaan beelaha degga Sool, Koonfurta Sanaag iyo Cayn, iyada oo lagu wado in uu ka furmo deegaanka Widhwidh, waxaana ka qeyb galaya mas’uuliyiin muhiim u ah go’aan qaadashada tabashada beelahaasi.

 

kayse Cabdi Yuusuf oo ah Xoghayihi hore ee Maleeshida SSC oo ka qeyb galaya shirkaasi ayaa sheegay in uu yahay mid nabadeed oo la doonayo in lagu soo afjaro colaadaha ka taagan deegaanadaasi, si nabad loogu wada noolaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Aaliyyah;729233 wrote:
^calcal kulaha waxba ha halmaamin that somalilanders in the early 80s eey qaban jireen meetings after meeting in jeddah iyo qurbaha.

That's neither here nor there. :) Colonel Saba wants your monies double quick time, and I'm sure you know which Hawala gives the best rates out there. :) You could even send it via the guy who collects on behalf of the Khusuusi (I hear he was in Widhwidh for a certain meeting). C'on now, hurry up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this