Sign in to follow this  
Cawaale

War Deg Deg ah: Wasiirka Arimaha Gudaha oo Gurigiisa lagu Weeraray..

Recommended Posts

Cawaale   

Mudane_C_shakuur_Sh_Xasan_Faarax.jpg

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee xukuumada Farmaajo Cabdi Shakuur Sh. Xassan Faarax ayaa weerar lagula beegsaday gurigiisa xilli uu ku sugnaa. Wali lama soo sheegin warar sugan oo ku aaddan dhibaatada qaraxa ala beegsaday, ha yeeshee waxaa la sheegayaa in uu Wasiirku dhaawacmay.

 

Sababaha, iyo dadka weerarkan geystay wali ma cadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Bartamaha is also reporting it. I guess its confirmed now, since bartamaha is reporting from V.Somalia.

 

WAR DEG DEG AH Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gurigiisa la qarxiyay …Dhaawacna ah

 

Waxaa gurigiisa la qarxiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/shakuur Sh. Xasan, Qaraxan oo sida uu u dhacay aan aruurinayno wixii macluumaad ah ayaa waxaa naloo sheegay in Wasiirku uu soo gaaray dhaawac, kana soo gaaray qaarka dambe.

 

Wasiir C/shakuur Sh. Xasan ayaa iminka lagu daweynayaa isbitaalka Banaadir.

 

Waxaa kaloo nasoo gaaraya qaraxan inuu ahaa ismiidaamin ayna ka dambaysay haweenay ay isku qoys ahaayeen Wasiirka.

 

Wixii faahfaahin ah kala soco Bartamaha.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sida ay sheegayaan wararka weerarkan is qarxinta ayaa la sheegay in Gabadha fulisay uu abti u ahaa Wasiirka, halka warar kalena ay sheegayaan inay ka mid aheyd shaqaalaha Guriga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

WAR DEG DEG AH Wasiirka Arimaha Gudaha oo la qarxiyay

 

MUQDISHO (KEYDMEDIA) - Waxaa goor dhaw qarax is miidaamin ah laga fuliyay guriga Wasiirka arimaha gudaha xukuumada KMG ah C.Shakuur Shiikh Xasan Faarax uu ka daganayahay magaalada Muqdisho ee caasimada.

 

Warar kale duwan ayaa ka soo baxya goobta waxaana leysla dhex marayaa inuu dhintay wasiirka laakiin warar ayaa sheegaya in dhaawiciisa isbitaal Banaadir lagu dabiibayo.

 

Ruuxa is qarxiyay waxa la sheegay inuu ahaa qof dumar ah, warar hor u dhac ahna waxa ay sheegayaan in wasiirka la qarxiyay ay qaraaba ahaayeen is qarxiyaha.

 

Wasiirka la qarxiyay ayaa waxa uu ka mid yahay wasiirada wax qabadkooda sida weyn loo amaanay ee ka tirsan xukuumada, waxaana dhawaan uu soo saaray amar ah in aan hub lala dhex mari karin magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

 

NB: KEYDMEDIA WAXAY BAARIS KU HEYSAA QASAARAHA IYO QAABKA QARAXA XILI DHAW AYEEYNA SOO BANDHIGEYSAA INSHA-ALLAH

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

I know the man. He is a Good fella. I was once told that his clan men don't like him, regardless of his reputation in Somalia. He always been against the Mafia clan men so for that hated him. Also AS is another group who will benefit from his absence.

Ilaahay ha u fududeeyo. Now every Wasiir with Baasaboor will run away. Mission accomplished.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Good point. I heard he was unpopular with some of them as well. Its funny how the likes of Indacade survives and this man is taken down so easily..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Indhacade hadduu noolyahay ama hadduu noolaynba qiimo malaha. Now, a big fish like wasiirka arrimaha gudaha sends a message. Cidii ka danbeysey isqarxiskaan iyo kii shaleyba cabsi weyn ayaa ku jirta.

Waxa soo socda iyo webiga yaa weyn?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this