Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ministry of Labor Social Affairs Accuse SSC Rebels of Employing Child Soldiers

Recommended Posts

Waaxda daryeelka carruurta ee Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay wel wel ka qabtaa carruuro dadoodu aad u yar tahay oo jabhadda la magac baxday SSC ay u adeegsato inay ka qayb galaan dagaalada malleeshiyadaasi ay kaga soo horjeedo xukuumadda Somaliland.

Waxaana nasoo gaadhay oo aan helnay warar lagu kalsoonyahay in Jabhadda SSC ay ku qasbaan in carruurta yar yari ay ka qayb qaadato dagaalada hubaysan ee kala soo horjeedaan xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaana jirta in carruurta hubaysan ee jooga aagaas ay qaarkood dadoodu aad u yar yaryihiin oo ay ka hoosayso 10 sanadood.

Ciidanka maleeshiyada ee hubaysan ee ku sugan meelaha ka baxsan degaanada ay maamusho ukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxaa qaarkood ay si xun ula dhaqmaan oo ay jiraan carruuro lafara xumeeyey ama la kufsaday. Dhacdooyinkan foosha xumi waxaa degaanada qaarkood sababtay inay isku dhacyo iyo khilaaf ka dhex abuurto beelaha kasoo jeeda degaanadaas gaar ahaana kuwa ay qaraabada yihiin carruurahaas dhibanayaasha ah ee ay waxyeeladu soo gaadhay.

Inkastoo aanay jirin tiro koob rasmiya oo laga sameeyey carruurtaas yar yar oo jabhaddu u Isticmaasho qaab ciidan ee lagu tacadiyey xuquuqdoodii carruurnimo iyo tii aadminimaba waxaan ku qiyaasi karnaa in 30% ciidanka jabhaddu ay ka kooban yihiin carruur dayar oo aan wali qaan gaadhin.

Haddaba carruurahan nugul ee halkii loogu diri lahaa waxbarasho lagu qasbo inay askar noqdaan oo wax laayaan ama iyaga waxyeelo lasoo gaadhsiiyonj. Waxaana muuqata in jabhaddu ay yoolka saarayaan carruuraha tuulo joog ah ee aan ehelkooda la joogin ama kuwa reerahooda kasoo baxsada ee soo gala tuulooyinka ay ka taliyaan maleeshiyadan husbaysani.

 

http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=36862

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   
;););) Al-shabab and terrorist cards ma shaqeyn waayeen.. Now it's caruurtii baa askar laga dhigay miyaa.. I wouldn't post such of these bacaac stuff to be a creditable.. But you aint anyway so keep it up if that helps with your day time marqaan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Is that all you have that most rebels do? who is the rebel here, your militia is nation and ssc is rebel.. Cabaadka yaree ninyahow oo dhako kale keen child labor/soldier waxba kaa celin maysee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;725425 wrote:
Ciyaalku dalkooda waa inay difaacdaan they've got more to lose than those few sold outs.

So that Justifies forcing young innocent kids to take up Arms and Fight. kids Should go to school and play and enjoy their childhood. Not fighting in the bush for some clan warlord who failed his own life and that of his childeren.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this